Wednesday, September 30, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Maamulka Gobalka Banaadir oo la wareegay Iskuulka Sheekh Qulateyn ee Degmadda Shangaani

caqiil by caqiil
9 years ago
in Wararka
0
Maamulka Gobalka Banaadir oo la wareegay Iskuulka Sheekh Qulateyn ee Degmadda Shangaani
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Iskuulka Sheekh Qulateyn ee Degmadda Shangaani ku yaala kaas oo si-lacag la’aan ah aay ku dhingtaan ku dhawaad 500 oo Arday ah waxaa Maanta la-wareegay Maamulka Gobolka Banaadir.

Iskuulka ayaa waxaa uu ka kooban yahay Hoose, Dhexe iyo Sare waxaana labadii Sano ee lasoo dhaafay Macalimiinta iyo Maamulka Schoolka ku shaqeynayeen si-tabarucaad ah, kadib markii meesha uu ka baxday Mid kamida Jaaliyadda Soomaaliyeed oo dhanka Dhaqaalaha ka taageeri jiray Iskuulka laga soo bilaabo Sanadkii 2007.

Related posts

Guddoomiyaha SoDMA oo qaabilay Madaxa Hay’adda Caafimaadka Adduunka ee Soomaaliya

Guddoomiyaha SoDMA oo qaabilay Madaxa Hay’adda Caafimaadka Adduunka ee Soomaaliya

September 29, 2026
Ololaha Taageerada Musharraxiinta Ururka Talo Qaran oo lagu soo gabagabeeyay Jowhar

Ololaha Taageerada Musharraxiinta Ururka Talo Qaran oo lagu soo gabagabeeyay Jowhar

September 29, 2026

Waxaa Maanta Tagay Iskuulka Sheekh Qulateyn Gudoomiye ku xigeebnka dhanka Arrimaha Bulshadda ee Maamulka Gobolka Banaadir iyo Maamulka Degmada Shangaani kadib Cabasho kasoo gaartay Maamulka iyo Macalimiinta Iskuulka wax ka dhigeeysay.

Cismaan Cabdi Cismaan oo ah Maamulaha Iskuulka Sheekh Qulateyn ayaa wafdigii soo booqday ushegay in Iskuulka aay Dhigataan arday ka badan 500 kuwaas oo isugu jira wiilal iyo gabdho oo dhamaantood ku dhigta lacag la’aan, sidoo kale waxuu sheegay Maamulaha in Macalimiinta ka howlgala Iskuulka ay gaarayaan 25 Macalin oo  labadii sano ee lasoo dhaafay ku shaqeynayeen sitabaruucaad ah.

Gudoomiyaha Degmadda Shangaani ee Gobolka Banaadir Basma Caamir Axmed ayaa sheegtay in cabasho kagatimid Maamulka iskuulka ay jirto taasi oo u baahan in wax laga qabto .

Gudoomiyaha Gobolka Banaadir ee Dhanka Arrimaha Bulshadda C/laahi Cilmi Ereg waxaa ayaa waxaa uu sheegay in Maamulka Gobolka Banaadir wixii Maanta kadanbeeya uu lawareegay Iskuulka Sheekh Qulateyn isaga oo u mahad celiyay dadkii intaan soo gaarsiiyay.

Maamulka Gobolka Banaadir ayaa sidan oo kale dhowr jeer waxaay uu lawareegay Iskuula si-lacag la’aan ah wax loogu bara ardayda dhigata taas oo qeyb ka ah hiigsiga hormarinta waxbarashada uu doonayaMaamulka Gobalka Banaadir.

Previous Post

Golaha shacabka oo ansixiyay Xubin ka mid noqon doonta Guddiga madaxa banaan ee hirgelinta iyo dib u eegista dastuurka

Next Post

Wasiirka Dhalinyarada iyo Ciyaaraha oo Muqdisho ku soo dhoweeysay Ciyaartowda Puntland iyo Jubbaland”+Sawirro

Next Post
Wasiirka Dhalinyarada iyo Ciyaaraha oo Muqdisho ku soo dhoweeysay Ciyaartowda Puntland iyo Jubbaland”+Sawirro

Wasiirka Dhalinyarada iyo Ciyaaraha oo Muqdisho ku soo dhoweeysay Ciyaartowda Puntland iyo Jubbaland”+Sawirro

Guddoomiyaha SoDMA oo qaabilay Madaxa Hay’adda Caafimaadka Adduunka ee Soomaaliya

Guddoomiyaha SoDMA oo qaabilay Madaxa Hay’adda Caafimaadka Adduunka ee Soomaaliya

September 29, 2026
0

Guddoomiyaha Hay’adda Maareynta Musiibooyinka Qaranka Soomaaliyeed (SoDMA), Mudane Maxamuud Macallin Cabdulle, ayaa xafiiskiisa ku qaabilay Madaxa Hay’adda Caafimaadka Adduunka (WHO)...

Ololaha Taageerada Musharraxiinta Ururka Talo Qaran oo lagu soo gabagabeeyay Jowhar

Ololaha Taageerada Musharraxiinta Ururka Talo Qaran oo lagu soo gabagabeeyay Jowhar

September 29, 2026
0

Urur Siyaasadeedka Talo-Qaran oo ka mid ah Ururada ka jira dalkeena oo maalmahan ololaha doorashooyinka ka waday qaar ka mid...

Guddoomiyaha SoDMA oo daah-furay shirka u diyaar-garowga Soomaaliya ee El Niño 2026

Guddoomiyaha SoDMA oo daah-furay shirka u diyaar-garowga Soomaaliya ee El Niño 2026

September 29, 2026
0

Guddoomiyaha Hay’adda Maareynta Musiibooyinka Qaranka Soomaaliyeed (SoDMA), Mudane Maxamuud Macallin Cabdulle, ayaa Magaalada Muqdisho ka furay shir lagu tijaabinayo diyaar-garowga...

𝐑𝐚𝐢𝐢𝐬𝐮𝐥 𝐖𝐚𝐬𝐚𝐚𝐫𝐞 𝐗𝐚𝐦𝐬𝐚 𝐨𝐨 𝐝𝐚𝐚𝐡𝐟𝐮𝐫𝐞𝐲 𝐁𝐚𝐧𝐝𝐡𝐢𝐠𝐠𝐚 𝐃𝐚𝐥𝐱𝐢𝐢𝐬𝐤𝐚 𝐒𝐨𝐨𝐦𝐚𝐚𝐥𝐢𝐲𝐚

𝐑𝐚𝐢𝐢𝐬𝐮𝐥 𝐖𝐚𝐬𝐚𝐚𝐫𝐞 𝐗𝐚𝐦𝐬𝐚 𝐨𝐨 𝐝𝐚𝐚𝐡𝐟𝐮𝐫𝐞𝐲 𝐁𝐚𝐧𝐝𝐡𝐢𝐠𝐠𝐚 𝐃𝐚𝐥𝐱𝐢𝐢𝐬𝐤𝐚 𝐒𝐨𝐨𝐦𝐚𝐚𝐥𝐢𝐲𝐚

September 29, 2026
0

Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xamsa Cabdi Barre ayaa maanta duleedka magaalada Muqdisho ka furey Bandhigga Dalxiiska Soomaaliya oo...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In