Sunday, October 18, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Maamulka Gobalka Banaadir Oo Wali Ku Howlan Nadiifinta Wadooyinkii Biyaha ay Fariisteen + Sawiro

Abdirahman Gacaltooyo by Abdirahman Gacaltooyo
8 years ago
in Wararka
0
Maamulka Gobalka Banaadir Oo Wali Ku Howlan Nadiifinta Wadooyinkii Biyaha ay Fariisteen + Sawiro
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Magalada Muqdisho ayaa laba iyo tobankii Saacadood ee la soo dhaafay waxaa ka Socday roobab lixaad leh oo geystay dhimasho dhaawac iyo qasaare hantiyeed saacadihii la soo dhaafay, ayadoo taasi ay sii dheertahay wadooyinka qaarkood oo ay biyo fariisteen.

Related posts

Gurmad loo fidiyay dadkii ay daadadku ku saameeyeen Xarardheere

Gurmad loo fidiyay dadkii ay daadadku ku saameeyeen Xarardheere

October 17, 2026
Aqoon isweydaarsi ku saabsan warbaahinta oo xubno ka socda Wasaaradda Warfaafinta uga furmay dalka Shiinaha

Aqoon isweydaarsi ku saabsan warbaahinta oo xubno ka socda Wasaaradda Warfaafinta uga furmay dalka Shiinaha

October 17, 2026

Maamulka Gobolka Banaadir oo had iyo jeer ka warqaba baahida bulshada Gobalka Banaadir ayaa u istaagay in uu wax ka qabto arrintaasi.

Booyado waa weyn oo loogu tala galay in ay qaadan biyaha fariistay wadooyinka qaar ayaa lagu  arkayay qaar ka mid ah wadooyinka Magalada Muqdisho ayadoo ay ku guuleysteen Maamulka Gobalka Banaadir in ay nadiifiyaan wadooyinka qaar oo hada ku soo laabtay sidii caadiga ahayd.

Agaasimaha Howlaha Guud ee Maamulka Gobalka Banaadir Cabdi Fitaax Cumar Xalane oo ku sugnaa goobaha biyaha ay fariisteen ayaa bogaadiyay Shaqada Maamulka Gobolka Banaadir uu u haayo Umada Soomaaliyeed ayadoo Wadoyinka qaarkood ay noqdeen kuwa aanan la mari Karin isku socodka bulshada Saameyn weyn ku yeeshay,

“Galabta markii meelaha qaar aan ka bilownay shaqada waxay ahayd meelo aanan la mari Karin balse haatan wadooyin badan oo uu xiray roobkii ka socday Magalada Muqdisho Waxaan ku guuleysanay in aan Furno Wadooyinkaasi” ayuu yiri Cabdi Fitaax Cumar Xalane Agaasimaha Howlaha Guud ee Maamulka G/Banaadir oo dhowaan Guddoomiyaha Gobolka Banaadir ahna Duqa Muqdisho Eng,Cabdiraxmaan Cumar Cismaan Yariisow uu u doortay Agaasimaha Howlaha Guud ee Maamulka G/Banaadir kaasi uu u arkay Gudoomiye Yariisow shaqsi shaqo badan oo ka soo bixi kara howlaha uu Gobalka Banaadir uu idmaday.

Hada oo ay Sacadu tahay labadii habeenimo oo daqiiqado dhiman ayuu agasimaha iyo Xubno kale oo ka socda Maamulka Gobalka Banaadir waxaa ay ku sugan yahiin goobaha ay wali ka socdaan howlaha nadiifinta wadooyinka biyaha ay fariisteen.

Previous Post

DAAWO: Tartamayaasha Degmada Shibis oo caawa si fudud ugu soo gudbay wareegga 2aad ee tartanka

Next Post

Ururka Iskaashatooyinka Beeraleyda qaranka oo doortay guddoomiye cusub

Next Post
Ururka Iskaashatooyinka  Beeraleyda qaranka oo doortay guddoomiye cusub

Ururka Iskaashatooyinka Beeraleyda qaranka oo doortay guddoomiye cusub

Gurmad loo fidiyay dadkii ay daadadku ku saameeyeen Xarardheere

Gurmad loo fidiyay dadkii ay daadadku ku saameeyeen Xarardheere

October 17, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Maamulka Degmada Xarardheere, oo uu ugu horreeyo Guddoomiyaha Degmada, Caseyr Ibrahim Mataan, iyo Ciidamada Xoogga Dalka Soomaaliyeed (XDS), ayaa...

Aqoon isweydaarsi ku saabsan warbaahinta oo xubno ka socda Wasaaradda Warfaafinta uga furmay dalka Shiinaha

Aqoon isweydaarsi ku saabsan warbaahinta oo xubno ka socda Wasaaradda Warfaafinta uga furmay dalka Shiinaha

October 17, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Tababar socon doona muddo 21 maalmood ah ayaa magaalada Jinhua ee gobolka Zhejiang, Jamhuuriyadda Shacabka Shiinaha, uga furmay 27...

Madaxweynd Xasan Sheekh oo kormeeray markabka shidaal-qodista Soomaaliya

Madaxweynd Xasan Sheekh oo kormeeray markabka shidaal-qodista Soomaaliya

October 17, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa kormeer shaqo ku tagay markabka Çağrı Bey, oo ku sugan...

WASIIRKA WARFAAFINTA XFS OO BOOQDAY BANDHIGGA SOM SOUK EXPO

WASIIRKA WARFAAFINTA XFS OO BOOQDAY BANDHIGGA SOM SOUK EXPO

October 15, 2026
0

Wasiirka Wasaaradda Warfaafinta, Dhaqanka iyo Dalxiiska Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Cabdifataax Qaasim Maxamuud ayaa caawa booqday bandhigga ganacsiga ee Som...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In