Sunday, October 18, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Maamulka gobolka Banaadir dhisaya waddo bacaad ah oo ku taala degmada Kaaraan

Abdirahman Gacaltooyo by Abdirahman Gacaltooyo
12 years ago
in Wararka
0
Maamulka gobolka Banaadir dhisaya waddo bacaad ah oo ku taala degmada Kaaraan
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Maamulka gobolka Banaadir ayaa dhagax dhigay mashruuc lagu dhisayo waddada isku xirta xaafadda Xaawo Casir iyo isgoyska Fagax.

C/casiis Cilmi Xalane oo ah gudomiye ku xigeenka maamulka gobolka Banaadir ee dhinaca howlaha guud oo ay wehliyeen mas’uuliyiinta maamulka degmada Kaaraan ayaa dhagax dhigay mashruuc lagu dhisayo waddada isku xirta xaafadda Xaawo casir ee duleedka Kaaraan iyo isgoyska Fagax, taasoo uu duugay bacaad badan, islamarkaana uu gaadiidka aad u isticmaalo.

Related posts

Guddoonka Golaha Wakiillada Galmudug oo la doortay

Guddoonka Golaha Wakiillada Galmudug oo la doortay

October 18, 2026
Dhismayaal lagu horumarinayo bilicda oo laga xarig jaray Madaxtooyada Qaranka

Dhismayaal lagu horumarinayo bilicda oo laga xarig jaray Madaxtooyada Qaranka

October 18, 2026

Waddadaasi oo loo yaqaano Jabuuti islamrkaana marta xaafadda  Cali Geeddi iyo Ceelka Garboole ayaa waxaa dhismaheeda iska kaashanaya maamulka gobolka Banaadir iyo dadka deegaanka.

Sidoo kale waddadan oo ku xiran Jidka Sodonka  ayaa noqotay mid bacaad ah waxaana ka shaqeeya gaadiidka dadwenaha ee loo yaqaano BL-ka oo dhibaatooyin farabadan ku qabay bacaadka wadadaasi xiray.

Gudoomiyaha degmada Kaaraan Axmed Xasan Yalaxoow ayaa sheegay in wadadani oo laga dhigayo Jaay ay muhiimd gaar ah u leedahay dadka deegaanka iyo gaadiidleyda isticmaasha waddada, wuxuuna tilmaamay in dhismaha wadadan ay iska kaashadeen maamulka gobolka iyo dadka deegaanka.

Previous Post

Roobab mahiigaan ah oo ka da’ay gobolka Mudug oo ay ka jirtay abaar iyo biyo la’aan

Next Post

Wasiirka arrimaha gudaha “Dowladdu waxey dadaal ugu jirtaa meel marinta hiigsiga 2016-ka”

Next Post
Wasiirka arrimaha gudaha “Dowladdu waxey dadaal ugu jirtaa meel marinta hiigsiga 2016-ka”

Wasiirka arrimaha gudaha "Dowladdu waxey dadaal ugu jirtaa meel marinta hiigsiga 2016-ka"

Guddoonka Golaha Wakiillada Galmudug oo la doortay

Guddoonka Golaha Wakiillada Galmudug oo la doortay

October 18, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Xildhibaan Xuseen Maxamed Nuur (Dhegaweyne) ayaa loo doortay Guddoomiyaha Golaha Wakiillada Galmudug, kaddib markii uu helay 79 cod. Sidoo...

Dhismayaal lagu horumarinayo bilicda oo laga xarig jaray Madaxtooyada Qaranka

Dhismayaal lagu horumarinayo bilicda oo laga xarig jaray Madaxtooyada Qaranka

October 18, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Agaasime Kuxigeenka Guud ee Madaxtooyada Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, ahna Kusimaha Agaasimaha Guud Mudane Zakariye Yuusuf Xuseen ayaa xarigga ka...

Xulka Soomaaliya ee ka yar 17-ka sano oo u soo gudbay final-ka tartanka CECAFA

Xulka Soomaaliya ee ka yar 17-ka sano oo u soo gudbay final-ka tartanka CECAFA

October 18, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Xulka qaranka Soomaaliya ee da’doodu ka hooseyso 17-ka sano ayaa u soo baxay finalka CECAFA U17 - AFCON Qualifiers...

Gurmad loo fidiyay dadkii ay daadadku ku saameeyeen Xarardheere

Gurmad loo fidiyay dadkii ay daadadku ku saameeyeen Xarardheere

October 17, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Maamulka Degmada Xarardheere, oo uu ugu horreeyo Guddoomiyaha Degmada, Caseyr Ibrahim Mataan, iyo Ciidamada Xoogga Dalka Soomaaliyeed (XDS), ayaa...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In