Saturday, October 3, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Maamulka Gobolka Banaadir oo casha sharaf u sameeyay Haweenka Xildhibaannada ah ee labada Golle “SAWIRRO”

Mohamed M Hassan by Mohamed M Hassan
7 years ago
in Wararka
0
Maamulka Gobolka Banaadir oo casha sharaf u sameeyay Haweenka Xildhibaannada ah ee labada Golle “SAWIRRO”
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Maamulka Gobolka Banaadir ayaa casha sharaf u sameeyay Haweenkii ka qeyb galayay shirkii 3aad ee Haweenka ku jira Barlamanka labada aqal ee dowladda, Golaah Aqalka Sare iyo Golaha shacabka iyo Xildhibaannada maamul Goboledyada oo labadii cisho ee la soo dhaafay ka socday Magaalada Muqdisho.

Caha sharaftaan loo sameeyay haweenka waxaa goob joog ka ahaa Gudoomiye ku-xigeenka arrimaha Bulshada iyo Wacyi gelinta Maamulka Gobolka Banaadir Marwo Basma Caamir Axmed (Jakeeti) iyo Gudoomiyaha Haweenka Gobolka Banaadir Jawahir Maxamuud Jaamac (Jawhir Baadqab).

Related posts

Guddoomiyaha Golaha Shacabka oo kulan la qaatay dhiggiisa dalka Kenya

Guddoomiyaha Golaha Shacabka oo kulan la qaatay dhiggiisa dalka Kenya

October 3, 2026
Madaxweyne Xasan Sheekh oo ka qeybgalaya Madasha Al-Calamayn Forum

Madaxweyne Xasan Sheekh oo ka qeybgalaya Madasha Al-Calamayn Forum

October 2, 2026

Gudoomiye ku-xigeenka arrimaha Bulshada ee Gobolka Banaadir Basma Caamir Jakeeti ayaa soo dhaweyn kaddib u mahadcelisay haweenka ku jira Baarlamaanka labada Aqal iyo haweenka kale ee ka tirsan Xildhibaanada Dowlad Goboleedyada inay muujiyaan doorka ay ku leeyihiin hannaanka doorashooyinka dalka.

Qaar ka mid ah Haweenka Xildhibaannada ee labada Aqal oo dhankooda ka mahadceliyay munaasadda casho sharafta ah ayaa sheegay inay dhankooda diyaar u yihiin inay ka soo dhalaalaan kaalinta haweenka ee horumarka dalka.

Previous Post

Guddiga farsamada ee maamul u sameynta Galmudug oo dadaal ugu jira dhameystirka xareynta Odoyaasha dhaqanka

Next Post

Soomaaliya oo si firfircoon uga qeyb qaadanaysa howlaha Ururka ARABSAT “SAWIRRO”

Next Post
Soomaaliya oo si firfircoon uga qeyb qaadanaysa howlaha Ururka ARABSAT “SAWIRRO”

Soomaaliya oo si firfircoon uga qeyb qaadanaysa howlaha Ururka ARABSAT “SAWIRRO”

Guddoomiyaha Golaha Shacabka oo kulan la qaatay dhiggiisa dalka Kenya

Guddoomiyaha Golaha Shacabka oo kulan la qaatay dhiggiisa dalka Kenya

October 3, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Guddoomiyaha Golaha Shacabka ee Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya Mudane Cabdulqaadir Maxamed Nuur (Jaamac) ayaa Magaalada Arusha ee Dalka Tanzania kulan...

Madaxweyne Xasan Sheekh oo ka qeybgalaya Madasha Al-Calamayn Forum

Madaxweyne Xasan Sheekh oo ka qeybgalaya Madasha Al-Calamayn Forum

October 2, 2026
0

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud iyo wafdi ballaaran ayaa gaaray magaalada Al-Calamayn ee Jamhuuriyadda Carabta ee Masar....

Wasaaradda Gaadiidka Badda Galmudug oo Hawlgal Kormeer iyo Ilaalin Badeed ka Samaysay Biyaha Galmudug

Wasaaradda Gaadiidka Badda Galmudug oo Hawlgal Kormeer iyo Ilaalin Badeed ka Samaysay Biyaha Galmudug

October 2, 2026
0

Wasaaradda Dekedaha iyo Gaadiidka Badda Dowladda Galmudug, oo kaashanaysa Ciidanka Difaaca Badda iyo Ilaalada Xeebaha Soomaaliya, ayaa hawlgal kormeer iyo...

Danjiraha dalka Austria oo Booqasho ku timid xarunta Safaaradda Soomaaliya

Danjiraha dalka Austria oo Booqasho ku timid xarunta Safaaradda Soomaaliya

October 1, 2026
0

Danjiraha Jamhuuriyadda Austria u qaabilsan Kenya una magacaaban dalka Soomaaliya, Marwa Dr. Simone Knapp, ayaa booqasho ku timid Xarunta Safaaradda...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In