Monday, October 12, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Maamulka Gobolka Banaadir oo dhul laga haystay muwaadiniin dib ugu wareejiyay”SAWIRRO”

Abdirahman Gacaltooyo by Abdirahman Gacaltooyo
12 years ago
in Wararka
0
Maamulka Gobolka Banaadir oo dhul laga haystay muwaadiniin dib ugu wareejiyay”SAWIRRO”
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Maamulka Gobolka ayaa maanta muwaadiniin Soomaaliyeed dib ugu celiyay dhul si sharxi darro ah looga deganaa muddo 25 sano ah.

Dhulkan oo ka kooban 30 boos kuna yaala xaafadda Buulo Xuubeey ee degmada Wadajir ee magaalada Muqdisho, isla markaana si sharci darro ah muddo 25 sano ah looga deganaa Muwaadin Soomaaliyeed ayaa maanta waxaa dhulkaasi dib loogu celiyay dadkii iska lahaa, taasi oo ay ku guulesyteen maamulka Gobolka Banaadir.

Related posts

Hay’adda NISA oo war ka soo saartay falal hubeysan oo lagula kacay ciidamada Ilaalada Shacabka

Hay’adda NISA oo war ka soo saartay falal hubeysan oo lagula kacay ciidamada Ilaalada Shacabka

October 11, 2026
Guddoomiyaha Golaha Shacabka ee BJFS oo kulan la qaatay Guddiga Xuquuqul Insaanka ee Golaha

Guddoomiyaha Golaha Shacabka ee BJFS oo kulan la qaatay Guddiga Xuquuqul Insaanka ee Golaha

October 11, 2026

Qaarka mid ah muwaadiniintii dib u helay hantidooda ma guurtada ah oo la hadlay Warbaahinta Qaranka ayaa uga mahadeliyay dowladda, gaar ahaan Maamulka Gobolka Banaadir oo gacan ka geystay sidii ay dib u heli lahaayeen dhulkooda.

Guddoomiyaha Degmada Wadajir Axmed Cabdulle Afrax oo isna goobta hadal kooban ka jeediyay ayaa sheegay in milkiilayaasha dhulka ay u soo gudbiyeen xafiiskiisa cabasho ka dhan ah dhul laga heystay, sidaasina uu ugu dambeyay Madaxda isaga ka sareysa.

Guddoomiyaha Gobolka Banaadir ahna duqa Muqdisho Mudane Xasan Maxamed Xuseen “Muungaab” oo muwaadiniintaasi si rasmi ah ugu wareejiyay dhulka ayaa sheegay in maamulka Gobolka uusan ogolaan doonin heysashada dhul aan sharci loo heysanin, isagoo xusay in ay tixgelinayaan ciddii dhul sharci u haysata oo xoog looga deganyahay in uga qaadayaan.

Guddoomiyaha Gobolka Banaadir ahna duqa Muqdisho ayaa maalintii uu xilka guddoomiyenimo la wareegayay balan qaaday in maamulkiisa uu ka shaqeyn doono in hantida lakala haysto dib la isugu celiyo, waxaana maamulka gobolka uu horey sidaan oo kale ugu guuleystay in uu dib ugu celiyo muwaadiniin dhulkooda laga haystay.

_MG_6374

_MG_6374_1

_MG_6375

_MG_6376

_MG_6377

_MG_6378

_MG_6381

_MG_6382

_MG_6385

_MG_6387

_MG_6389

_MG_6390

_MG_6394

_MG_6405

_MG_6411

_MG_6412

Previous Post

DAAWO: Warbixin ku saabsan cabsida soo food saartay horjoogaha kooxda Shabaab

Next Post

Wasiirka Kalluumeysiga oo kulan la qaatay xubno ka socday Hay’adda FAO

Next Post
Wasiirka Kalluumeysiga oo kulan la qaatay xubno ka socday Hay’adda FAO

Wasiirka Kalluumeysiga oo kulan la qaatay xubno ka socday Hay’adda FAO

Hay’adda NISA oo war ka soo saartay falal hubeysan oo lagula kacay ciidamada Ilaalada Shacabka

Hay’adda NISA oo war ka soo saartay falal hubeysan oo lagula kacay ciidamada Ilaalada Shacabka

October 11, 2026
0

Hay’adda Sirdoonka iyo Nabadsugidda Qaranka (NISA) waxa ay ka xun tahay, si adagna u cambaareyneysaa weerarrada iyo falalka hubeysan ee...

Guddoomiyaha Golaha Shacabka ee BJFS oo kulan la qaatay Guddiga Xuquuqul Insaanka ee Golaha

Guddoomiyaha Golaha Shacabka ee BJFS oo kulan la qaatay Guddiga Xuquuqul Insaanka ee Golaha

October 11, 2026
0

Guddoomiyaha Golaha Shacabka ee Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya, Mudane Cabdulqaadir Maxamed Nuur (Jaamac), ayaa kulan muhiim la qaatay Guddiga Xuquuqul Insaanka,...

Ciidanka Xoogga Dalka oo hawlgallo ka wada qaybo ka mid ah gobolka Hiiraan

Ciidanka Xoogga Dalka oo hawlgallo ka wada qaybo ka mid ah gobolka Hiiraan

October 11, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed ayaa howlgallo ballaaran oo ka dhan ahKhawaarijta,ka wada deegaano hoostaga degmada Maxaas ee gobolka Hiiraan....

Wasiirka Warfaafinta oo la kulmay Lataliyaha Barnaamijka La-dagaallanka Argagixisada ee Bariga Africa

Wasiirka Warfaafinta oo la kulmay Lataliyaha Barnaamijka La-dagaallanka Argagixisada ee Bariga Africa

October 11, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Wasiirka Wasaaradda Warfaafinta, Dhaqanka iyo Dalxiiska Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Cabdifataax Qaasim Maxamuud ayaa xafiiskiisa ku qaabilay Mr. Robert...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In