Thursday, March 12, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Maamulka Gobolka Banaadir oo ka shiray dar dargelinta bilic soo celinta Caasimadda “SAWIRRO”

Mohamed M Hassan by Mohamed M Hassan
5 years ago
in Wararka
0
Maamulka Gobolka Banaadir oo ka shiray dar dargelinta bilic soo celinta Caasimadda “SAWIRRO”
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Guddoomiye ku-xigeenka Howlaha Guud ee Maamulka Gobolka Banaadir Mudane Faarax Diini ayaa shir guddoomiyay kulanka Agaasimeyaasha Waaxda Howlaha Guud. kaasi oo la isaga xog wareystay howlaha hortabinta u leh Waaxda, isla markaana loo fuliyo shaqooyinka deg dega ah ee hor yaala si bulshada magaalada Muqdisho u helaan adeegyada muhiimka ah oo ay waaxda qabato.

Guddoomiye Faarax Diini ayaa faray Agaasimeyaasha Dayactirka Baalayaasha jidadka iyo kor uqaadista Bilicda Waddooyinka, iyadoo la diyaarinayo dhuumaha ay biyaha maraan iyo hagaajinta waraha (Water Catchments), taas oo qeyb ka ah xal u helidda saameenta uu roobka u geysto bilicda Caasimadda.

Related posts

Akhriso isku aadka wareegga afar dhammaadka ee tartanka

Akhriso isku aadka wareegga afar dhammaadka ee tartanka

March 12, 2026
Tartamayaasha Wanla-weyn oo u gudbay wareegga Saddexaad ee tartanka “SAWIRRO”

Tartamayaasha Wanla-weyn oo u gudbay wareegga Saddexaad ee tartanka “SAWIRRO”

March 12, 2026

Guddoomiye ku-xigeenka Howlaha Guud ayaa xusay inay ahmiyad weyn u leedahay sidii sare loogu qaadi lahaa bilicda Caasimadda, isla markaana dib u habeyn loogu sameyn lahaa goobaha ay maraan biyo mareenada biyaha wasaqeysan badda ku shuba.

Previous Post

Wasiiru dowlaha Xafiiska Ra’iisul Wasaaraha oo tababar u soo xiray Guddiyada Doorashooyinka iyo Xalinta Khilaafaadka “SAWIRRO”

Next Post

Wasiirka Cadaaladda Soomaaliya oo Ummadda Soomaaliyeed uga tacsiyadeeyay geerida Taliyihii hore ee ciidanka Asluubta

Next Post
Wasiirka Cadaaladda Soomaaliya oo Ummadda Soomaaliyeed uga tacsiyadeeyay geerida Taliyihii hore ee ciidanka Asluubta

Wasiirka Cadaaladda Soomaaliya oo Ummadda Soomaaliyeed uga tacsiyadeeyay geerida Taliyihii hore ee ciidanka Asluubta

Akhriso isku aadka wareegga afar dhammaadka ee tartanka

Akhriso isku aadka wareegga afar dhammaadka ee tartanka

March 12, 2026
0

Akhristayaasheena sharafta leh waxaan halkan idinkugu soo gudbineynaa isku aadka wareegga Afar dhamaadka ee tartanka oo ay isugu soo hareen...

Tartamayaasha Wanla-weyn oo u gudbay wareegga Saddexaad ee tartanka “SAWIRRO”

Tartamayaasha Wanla-weyn oo u gudbay wareegga Saddexaad ee tartanka “SAWIRRO”

March 12, 2026
0

Tartan cilmiyeedka bisha Ramadaan oo galay sanadkii Lix iyo tobnaad oo ay qabaneyso Warbaahinta Qaranka, isla markaana si toos ah...

HOGGAAMIYEYAASHA SOOMAALIYA, JABUUTI IYO ITOOBIYA OO KULAN SADDDEX-GEESOOD AH KU YEESHAY JABUUTI

HOGGAAMIYEYAASHA SOOMAALIYA, JABUUTI IYO ITOOBIYA OO KULAN SADDDEX-GEESOOD AH KU YEESHAY JABUUTI

March 11, 2026
0

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa magaalada Jabuuti kaga qeyb-galay kulan saddex-geesood ah oo ay yeesheen Madaxweynaha...

Wasiirka Qoyska Soomaaliya oo khudbad ka jeedisay shir heer Wasiir ah oo ka dhacay New York

Wasiirka Qoyska Soomaaliya oo khudbad ka jeedisay shir heer Wasiir ah oo ka dhacay New York

March 11, 2026
0

Wasiirka Wasaaradda Qoyska iyo Hormarinta Xuquuqul Insaanka XFS Amb Khadiija Maxamed Al-Makhzoumi ayaa maanta mar kale khudbad ka jeedisay shir...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In