Monday, August 3, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Maamulka Gobolka Banaadir oo ka shiray qorshe hawleedka sanadka 2024-ka “SAWIRRO”

Mohamed M Hassan by Mohamed M Hassan
3 years ago
in Wararka
0
Maamulka Gobolka Banaadir oo ka shiray qorshe hawleedka sanadka 2024-ka “SAWIRRO”
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Guddoomiyaha Gobolka Banaadir Ahna Duqa Magaalada Muqdisho Mudane Yuusuf Xuseen Jimcaale (Madaale) ayaa furay kulanka Wada-tashiga Qorshe Hawleedka Maamulka Gobolka Banaadir iyo Dowladda Hoose ee Xamar ee sanadka 2024, oo ay soo diyaariyeen Xafiiska Xoghayaha Guud ee Maamulka Gobolka Banaadir iyo Dowladda Hoose ee Xamar.

Kulankaan ayaa lagu soo bandhigay Qorshayaasha u dagsan Maamulka Gobolka Banaadir iyo Dowladda Hoose ee Xamar sanadka cusub ee 2024, iyadoona sidoo kale lasoo bandhigay waxa ka qabsoomay Qorshihii 2023 iyo waxyaabaha aan qabsoomin.

Related posts

Hoggaamiye Firdhiye oo habka fogaan-aragga uga qayb galay xuska sanad-guurada Maamulkaas

Hoggaamiye Firdhiye oo habka fogaan-aragga uga qayb galay xuska sanad-guurada Maamulkaas

August 3, 2026
𝐑𝐚’𝐢𝐢𝐬𝐮𝐥 𝐰𝐚𝐬𝐚𝐚𝐫𝐞 𝐗𝐚𝐦𝐬𝐚 𝐜𝐚𝐚𝐰𝐚 𝐥𝐚 𝐜𝐚𝐰𝐞𝐞𝐲𝐚𝐲 𝐬𝐡𝐚𝐜𝐚𝐛𝐤𝐚 𝐋𝐚𝐚𝐬𝐚𝐜𝐚𝐚𝐧𝐨𝐨𝐝

𝐑𝐚’𝐢𝐢𝐬𝐮𝐥 𝐰𝐚𝐬𝐚𝐚𝐫𝐞 𝐗𝐚𝐦𝐬𝐚 𝐜𝐚𝐚𝐰𝐚 𝐥𝐚 𝐜𝐚𝐰𝐞𝐞𝐲𝐚𝐲 𝐬𝐡𝐚𝐜𝐚𝐛𝐤𝐚 𝐋𝐚𝐚𝐬𝐚𝐜𝐚𝐚𝐧𝐨𝐨𝐝

August 2, 2026

Guddoomiyaha Gobolka Banaadir Ahna Duqa Magaalada Muqdisho Mudane Yuusuf Xuseen Jimcaale (Madaale) oo kulanka ka hadlay ayaa sheegay in fulinta Hawlaha hortabinta leh ee Qorshaha 2024 ay noqon doonto mid la iskula xisaabtami doonno.

Madasha waxaa goobjoog ka ahaa Guddoomiye Ku-xigeenka Amniga iyo Siyaasadda Gobolka Banaadir, Guddoomiye Ku-xigeenka Howlaha Guud ee Gobolka Banaadir, Xoghayaha Guud, Agaasimeyaasha Guud, Guddoomiyeyaasha Degmooyinka iyo Deegaannada Gobolka Banaadir, Agaasime waaxeedyada iyo La-taliyeyaal ka tirsan Maamulka Gobolka Banaadir iyo Dowladda Hoose ee Xamar.

Previous Post

Madaxweyne Xasan Sheekh oo ambabaxay dalka Djibouti

Next Post

Hay’adda SoDMA oo shixnad gargaar ah gaarsiisay xarunta Xanaanada Gabdhaha agoonta

Next Post
Hay’adda SoDMA oo shixnad gargaar ah gaarsiisay xarunta Xanaanada Gabdhaha agoonta

Hay’adda SoDMA oo shixnad gargaar ah gaarsiisay xarunta Xanaanada Gabdhaha agoonta

Hoggaamiye Firdhiye oo habka fogaan-aragga uga qayb galay xuska sanad-guurada Maamulkaas

Hoggaamiye Firdhiye oo habka fogaan-aragga uga qayb galay xuska sanad-guurada Maamulkaas

August 3, 2026
0

Hoggaamiyaha Waqooyi Bari ayaa habka fogaan-aragga uga qayb galay munaasabadda lagu xusay sanad-guurada maamulkaas oo lagu qabtay gobolka Minnesota ee...

𝐑𝐚’𝐢𝐢𝐬𝐮𝐥 𝐰𝐚𝐬𝐚𝐚𝐫𝐞 𝐗𝐚𝐦𝐬𝐚 𝐜𝐚𝐚𝐰𝐚 𝐥𝐚 𝐜𝐚𝐰𝐞𝐞𝐲𝐚𝐲 𝐬𝐡𝐚𝐜𝐚𝐛𝐤𝐚 𝐋𝐚𝐚𝐬𝐚𝐜𝐚𝐚𝐧𝐨𝐨𝐝

𝐑𝐚’𝐢𝐢𝐬𝐮𝐥 𝐰𝐚𝐬𝐚𝐚𝐫𝐞 𝐗𝐚𝐦𝐬𝐚 𝐜𝐚𝐚𝐰𝐚 𝐥𝐚 𝐜𝐚𝐰𝐞𝐞𝐲𝐚𝐲 𝐬𝐡𝐚𝐜𝐚𝐛𝐤𝐚 𝐋𝐚𝐚𝐬𝐚𝐜𝐚𝐚𝐧𝐨𝐨𝐝

August 2, 2026
0

Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Jumhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xamsa Cabdi Barre oo safar shaqo u joogo magaalada Laasacaanood ee xarunta Waqooyi...

Laba-Xidigle Maxamed Cabdullaahi oo loo magacaabay Afhayeenka Wasaaradda Gaashaandhigga XFS

Laba-Xidigle Maxamed Cabdullaahi oo loo magacaabay Afhayeenka Wasaaradda Gaashaandhigga XFS

August 2, 2026
0

Wasiirka Wasaaradda Gaashaandhigga XFS, Mudane Axmed Macallin Fiqi, ayaa Laba-xidigle Maxamed Cabdullaahi Cabdiraxmaan u magacaabay Afhayeenka Wasaaradda Gaashaandhigga XFS, Magacaabistan...

𝐑𝐚’𝐢𝐢𝐬𝐮𝐥 𝐖𝐚𝐬𝐚𝐚𝐫𝐞 𝐊𝐮-𝐱𝐢𝐠𝐞𝐞𝐧𝐤𝐚 𝐗𝐅𝐒 𝐨𝐨 𝐃𝐚𝐚𝐡𝐟𝐮𝐫𝐚𝐲 𝐀𝐪𝐨𝐨𝐧-𝐢𝐬-𝐰𝐞𝐲𝐝𝐚𝐚𝐫𝐬𝐢𝐠𝐚 𝐆𝐮𝐝𝐝𝐢𝐠𝐚 𝐐𝐚𝐫𝐚𝐧 𝐞𝐞 𝐅𝐮𝐝𝐮𝐝𝐞𝐲𝐧𝐭𝐚 𝐀𝐫𝐫𝐢𝐦𝐚𝐡𝐚 𝐆𝐚𝐧𝐚𝐜𝐬𝐢𝐠𝐚 (𝐍𝐓𝐅𝐂)

𝐑𝐚’𝐢𝐢𝐬𝐮𝐥 𝐖𝐚𝐬𝐚𝐚𝐫𝐞 𝐊𝐮-𝐱𝐢𝐠𝐞𝐞𝐧𝐤𝐚 𝐗𝐅𝐒 𝐨𝐨 𝐃𝐚𝐚𝐡𝐟𝐮𝐫𝐚𝐲 𝐀𝐪𝐨𝐨𝐧-𝐢𝐬-𝐰𝐞𝐲𝐝𝐚𝐚𝐫𝐬𝐢𝐠𝐚 𝐆𝐮𝐝𝐝𝐢𝐠𝐚 𝐐𝐚𝐫𝐚𝐧 𝐞𝐞 𝐅𝐮𝐝𝐮𝐝𝐞𝐲𝐧𝐭𝐚 𝐀𝐫𝐫𝐢𝐦𝐚𝐡𝐚 𝐆𝐚𝐧𝐚𝐜𝐬𝐢𝐠𝐚 (𝐍𝐓𝐅𝐂)

August 2, 2026
0

Ra’iisul Wasaare Ku-xigeenka Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Saalax Axmed Jaamac, ayaa maanta si rasmi ah u daahfuray Aqoon-is-weydaarsiga Istaraatiijiyadda iyo...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In