Sunday, October 18, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Maamulka gobolka Banaadir oo tababar u soo xiray shaqaale dab damiska la baray

Abdirahman Gacaltooyo by Abdirahman Gacaltooyo
11 years ago
in Wararka
0
Maamulka gobolka Banaadir oo tababar u soo xiray shaqaale dab damiska la baray
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Munaasabad shahaadoyin lagu doon siiyay koox dabdamis ah  oo muda bil ah lagu atababaraaye xarunta dabdamisda Degmada boondheere ee gobalka banaadir iyadoo munaasabada ay kasoo qeyb galay Kusimaha Gudoomiyaha gobalka abnaadir masuuliyin kala duwan iyo marti sharaf kale.

Kooxda Tababarka loo soo xiray ee shahaadooyinka lagudoon siiyay ayaa loo tababaray Gurmadka degdega ah ee dabdamiska iyagoo loo tababaray in ay ka howl galaan Degmada cabudwaaq  ee gobalka galgaduud.

Related posts

Guddoonka Golaha Wakiillada Galmudug oo la doortay

Guddoonka Golaha Wakiillada Galmudug oo la doortay

October 18, 2026
Dhismayaal lagu horumarinayo bilicda oo laga xarig jaray Madaxtooyada Qaranka

Dhismayaal lagu horumarinayo bilicda oo laga xarig jaray Madaxtooyada Qaranka

October 18, 2026

Masuuliyiinti kasoo qeyb gashay munaasada ayaa ku booriyay maamulka dabdamiska in la Xoojiyo  Tababarada loo sameynaaya gobalada dalka si ay ugu faa’ideystaan Gurmadka deg dega ah.

Gudoomiyaha Degmada Boondheere Qaasim cabdulaahi xasan oo goobta ka hadlay ayaa sheegay in maamulka gobalka looga baahan yahay in ay ilgaar ah ku haayan waaxda Dabdamiska.

“In Xarunta dabdamiska ee gobalka banaadir ee iyada degmada boon dheere kutaala maxaa yeelay waa waxda kaliya ee aan dhihi karno  ugu shaqada badan uaguna firfircoon afar iyo labataan sacna shaqeeya.

Kusimaha Gudoomiyaha gobalka Banaadir ahna Gudoomiye kuxigeenka siyaasada ee maamulka banaadir Maxamed Amed Diiriye ayaa dhankiisa Tilmaamay in dhalinyarada Tababarka loo soo xiray marka ay Tagaan gobalka kooda ay si hagar la’aan ah ugu u adeegan bulshada.

Kooxaha Dabdamiska Soomaliyed ayaa horey waxaa loogu soo tababari jiray Dalka dibadiisa iyadoo Talaabadan ah in gudaha dalka lagu tababaro dabdamiska Soomalaiyed  ay dhiira galineyso in la balaariyo Tayada Gurmadka degdega ah ee dabdamiska.

Previous Post

Shariif Xasan oo Sacuudiga kula kulmay mas’uuliyiin ka tirsan ururka isku xirka caalamka

Next Post

Dhageyso warka Subax ee Radio Muqdisho

Next Post
Dhageyso Warka Habeennimo Ee Radio Muqdisho

Dhageyso warka Subax ee Radio Muqdisho

Guddoonka Golaha Wakiillada Galmudug oo la doortay

Guddoonka Golaha Wakiillada Galmudug oo la doortay

October 18, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Xildhibaan Xuseen Maxamed Nuur (Dhegaweyne) ayaa loo doortay Guddoomiyaha Golaha Wakiillada Galmudug, kaddib markii uu helay 79 cod. Sidoo...

Dhismayaal lagu horumarinayo bilicda oo laga xarig jaray Madaxtooyada Qaranka

Dhismayaal lagu horumarinayo bilicda oo laga xarig jaray Madaxtooyada Qaranka

October 18, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Agaasime Kuxigeenka Guud ee Madaxtooyada Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, ahna Kusimaha Agaasimaha Guud Mudane Zakariye Yuusuf Xuseen ayaa xarigga ka...

Xulka Soomaaliya ee ka yar 17-ka sano oo u soo gudbay final-ka tartanka CECAFA

Xulka Soomaaliya ee ka yar 17-ka sano oo u soo gudbay final-ka tartanka CECAFA

October 18, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Xulka qaranka Soomaaliya ee da’doodu ka hooseyso 17-ka sano ayaa u soo baxay finalka CECAFA U17 - AFCON Qualifiers...

Gurmad loo fidiyay dadkii ay daadadku ku saameeyeen Xarardheere

Gurmad loo fidiyay dadkii ay daadadku ku saameeyeen Xarardheere

October 17, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Maamulka Degmada Xarardheere, oo uu ugu horreeyo Guddoomiyaha Degmada, Caseyr Ibrahim Mataan, iyo Ciidamada Xoogga Dalka Soomaaliyeed (XDS), ayaa...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In