Thursday, April 9, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Maamulka Gobolka Banaadir oo xariga ka jaray Haamanta Keedka Biyaha Dab-damiska “SAWIRRO”

Liibaan Lugcad by Liibaan Lugcad
5 years ago
in Wararka
0
Maamulka Gobolka Banaadir oo xariga ka jaray Haamanta Keedka Biyaha Dab-damiska “SAWIRRO”
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Maamulka Gobolka Banaadir iyo Madaxda Shirkada Somfire Protection ayaa si wada jir ah xariga ugu jaray Haamanta Keedka Biyaha Dab-damiska oolaga hirgaliyay Degmada Wadajir ee Magaalada Muqdisho.

Guddoomiyaha Degmada Wadajir, Agaasimaha Guud ee waaxda Howlaha Guud, Agaasimaha Gurmadka Deg-dega, Madaxa Shirkada Somfire Protection iyo Afhayeenka Maamulka Gobolka Banaadir ayaa si wadajir ah ugu qeyb-galay Xarig Jarkaasi.

Related posts

Wasiirka Arrimaha Dibadda XFS oo gaaray Caasimadda Liibiya ee Tripoli

Wasiirka Arrimaha Dibadda XFS oo gaaray Caasimadda Liibiya ee Tripoli

April 9, 2026
Wasiirka Wasaaradda Qoyska XFS  oo kormeertay xarunta Tuullada Carruurta SOS

Wasiirka Wasaaradda Qoyska XFS oo kormeertay xarunta Tuullada Carruurta SOS

April 9, 2026

Haanta Keedka Biyaha Dab-damiska ee laga Hirgeliyay Degmada Wadajir ayaa waxa uu biyo dab-damin siin doonnaa Suuqa weyn ee Degmada Wadajir si loogu maarmo hadii ay wax dhacaan in loo baahdo Gawaarida dab-damiska in ay goobo kale biyo ka doontaan.

Afhayeenka Maamulka Gobolka Banaadir ayaa sheegay in ay tani tahay talaabo horey loo qaaday oo adeegyada Aas-aasiga iyo gurmadyada muhiimka ah loo gaarsiinayo shacabka, Asigoona dhinaca kale faray goobaha ganacsiga Magaalada Muqdisho in ay istecmaalaan Haamaha yar-yar ee dab-damiska isla markaana Dowlada Hoose ee Xamar ay ka qaataan Shahaadada Dab-damiska oo waajib ku noqoneysa goob weliba oo Ganacsi in ay heystaan.

Previous Post

Madaxweynaha Tanzania oo u magacaawday wasiirkii maaliyadda madaxweyne ku xigeen

Next Post

Madaxweynaha Farmaajo  oo ka  tacsiyeeya  Geeridii Marxuum CUMAR CABDIQAADIR BARAJAB.

Next Post
Madaxweynaha Farmaajo  oo ka  tacsiyeeya  Geeridii Marxuum CUMAR CABDIQAADIR BARAJAB.

Madaxweynaha Farmaajo  oo ka  tacsiyeeya  Geeridii Marxuum CUMAR CABDIQAADIR BARAJAB.

Wasiirka Arrimaha Dibadda XFS oo gaaray Caasimadda Liibiya ee Tripoli

Wasiirka Arrimaha Dibadda XFS oo gaaray Caasimadda Liibiya ee Tripoli

April 9, 2026
0

Wasiirka Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga ah ee Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Cabdisalaan Cabdi Cali, ayaa gaaray magaalada Tripoli, caasimadda...

Wasiirka Wasaaradda Qoyska XFS  oo kormeertay xarunta Tuullada Carruurta SOS

Wasiirka Wasaaradda Qoyska XFS oo kormeertay xarunta Tuullada Carruurta SOS

April 9, 2026
0

Wasiirka Wasaaradda Qoyska iyo Hormarinta Xuquuqul Insaanka XFS Amb Khadiija Maxamed Al-Makhzoumi ayaa maanta kormeer howleed ku tagtay xarunta Tuullada...

Madaxweynaha JFS oo u hambalyeeyay Garsoore Cumar Cartan oo ka mid noqday garsoorayaasha koobka Adduunka

Madaxweynaha JFS oo u hambalyeeyay Garsoore Cumar Cartan oo ka mid noqday garsoorayaasha koobka Adduunka

April 9, 2026
0

Madaxweynaha JFS, Mudane Dr. Xasan Sheekh Maxamuud, ayaa hambalyo u diray Garsoore Cumar Cabdulqaadir Cartan, kadib markii uu noqday garsoorihii...

Raktarka Jaamacadda Ummadda oo ka qeybgalay shir muhiim ah

Raktarka Jaamacadda Ummadda oo ka qeybgalay shir muhiim ah

April 9, 2026
0

Raktarka Jaamacadda Ummadda Soomaaliyeed, Prof. Dr. Maxamed Maxamuud Maxamed, ayaa ka qayb galay shir muhiim ah oo ku saabsan isbeddellada...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In