Thursday, March 19, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Maamulka Gobolka Hiiraan oo heshiis dhex dhigay laba beelood oo ku dagaalamay deegaanka Jawiil.

admin by admin
6 years ago
in Wararka
0
Maamulka Gobolka Hiiraan oo heshiis dhex dhigay laba beelood oo ku dagaalamay deegaanka Jawiil.
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Maamulka Gobolka Hiiraan ayaa heshiis dhex dhigay beelo walaalo ah oo ku dagaalamay deegaanka Jawiil ee gobolka Hiiraan.

Guddoomiyaha Gobolka Hiiraan, mudane, Cali Muxumad Caraale oo la hadlay warbaahinta ayaa beelaha walaalaha ah ee heshiiska la dhex dhigay uga mahadceliyay ogolaashaha in wada hadal wax walba lagu dhameeyo.

Related posts

Mashruuca Zakaatul Fitriga oo si rasmi ah loo soo gabagabeeyey maalintiisii labaad

Mashruuca Zakaatul Fitriga oo si rasmi ah loo soo gabagabeeyey maalintiisii labaad

March 18, 2026
Guddoomiyaha SoDMA oo soo bandhigay istaraatijiyadda Hay’adda ee 2026-ka

Guddoomiyaha SoDMA oo soo bandhigay istaraatijiyadda Hay’adda ee 2026-ka

March 18, 2026

Taliyaha guutada 5-aad ee Ciidanka xoogga dalka, Korneyl, Faarax Cali Waasuge ayaa labada beelood faray in ay ka fogaadaan wax walba oo keeni kara colaad,isagoo xusay in dowladu ay la xisaabtami doonto cidi jebisa amarka maamulka.

Dhanka kale odoyaasha labada beelood ee heshiiska gaaray ayaa uga mahadceliyay maamulka gobolka, Saraakiisha ciidamada xoogga iyo Wax garadka gobolka dadaalladii ay ku bixiyeen heshiisiintooda,iyagoo sheegay in ay qaateen amarka maamulku u duldhigay labada beelood.

Previous Post

Wasaaradda Waxbarashada XFS oo ku howlan Manhajka dugsiyada sare ee dalka.

Next Post

Ra’iisul Wasaare Khayre Oo Kulan La Qaatay Xoghayaha Maaliyadda Mareykanka+Sawirro

Next Post
Ra’iisul Wasaare Khayre Oo Kulan La Qaatay Xoghayaha Maaliyadda Mareykanka+Sawirro

Ra’iisul Wasaare Khayre Oo Kulan La Qaatay Xoghayaha Maaliyadda Mareykanka+Sawirro

Mashruuca Zakaatul Fitriga oo si rasmi ah loo soo gabagabeeyey maalintiisii labaad

Mashruuca Zakaatul Fitriga oo si rasmi ah loo soo gabagabeeyey maalintiisii labaad

March 18, 2026
0

Xarunta Boqor Salmaan ee Gargaarka iyo Hawlaha Bani’aadannimada, iyadoo kaashaneysa Hay’adda Al-Mahasin Foundation, ayaa maanta si rasmi ah u soo...

Guddoomiyaha SoDMA oo soo bandhigay istaraatijiyadda Hay’adda ee 2026-ka

Guddoomiyaha SoDMA oo soo bandhigay istaraatijiyadda Hay’adda ee 2026-ka

March 18, 2026
0

Gudoomiyaha Hey’adda Maareynta Masiibooyinka Qaranka (SoDMA), Mudane Maxamuud Macalin Cabdulle, ayaa soo bandhigay qeyb ka mid ah istiraatiijiyadda cusub ee...

Hay’adda SoDMA oo deeq gargaar ah ugu qeybisay Baydhabo qoysas danyar ah

Hay’adda SoDMA oo deeq gargaar ah ugu qeybisay Baydhabo qoysas danyar ah

March 18, 2026
0

Hay’adda Maareynta Musiibooyinka Qaranka ee SoDMA, iyo Wasaaradda Gargaarka iyo Maareynta Musiibooyinka Dowlad Goboleedka Koonfur Galbeed, ayaa maalintii labaad magaalada...

DfS oo war kasoo saartay arrinta dowlad goboleedka Koonfur Galbeed Soomaaliya

DfS oo war kasoo saartay arrinta dowlad goboleedka Koonfur Galbeed Soomaaliya

March 18, 2026
0

Wasaaradda Arrimaha Gudaha, Federaalka iyo Dib-u-heshiisiinta ee Dowladda Federaalka Soomaaliya (DFS), waxay si dhow ula socotaa xaaladaha ka soo cusboonaaday...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In