Sunday, October 18, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Maamulka Gobolka Hiiraan oo ku guuleystay in ay kala qaadaan Ciidamadii isku hor fadhiyey Gobolka.

Abdirahman Gacaltooyo by Abdirahman Gacaltooyo
10 years ago
in Wararka
0
Baladweyne: dagaal xilligaan ka socda magaalada iyo Fatahaadii wabiga oo sii xoogeysatay.
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Maamulka Gobolka Hiiraan ayaa waxa uu ku guuleystay in uu kala qaado  maleeshiyo beeleed maalmahan ku dagaalamayey Duleedka Magaalada Baladweyne ee Xarunta Gobolka Hiiraan.

Gudoomiyaha Gobolka Hiiraan  Mudane  Cali jeyte Cismaan , Gudiga amniga , odayaasha dhaqanka Saraakiisha ciidanka booliiska iyo Kuwa AMISOM ayaa saakay ku baxay deegaanka uu dagaalka Ku dhax marayey labada Maleeshiyo beeleed ayagoo ku guuleystay in ay kala qaadaan Maleeshiyaadkii isku horfadhiyey duleedka Magaalada Baladweyne.

Related posts

Gurmad loo fidiyay dadkii ay daadadku ku saameeyeen Xarardheere

Gurmad loo fidiyay dadkii ay daadadku ku saameeyeen Xarardheere

October 17, 2026
Aqoon isweydaarsi ku saabsan warbaahinta oo xubno ka socda Wasaaradda Warfaafinta uga furmay dalka Shiinaha

Aqoon isweydaarsi ku saabsan warbaahinta oo xubno ka socda Wasaaradda Warfaafinta uga furmay dalka Shiinaha

October 17, 2026

Corneel  Cabdi  Axmed Weheliye  oo ah afahayeenka gudiga amniga ayaa sheegay in ay goobta tageen ayadoo dagaalka socdo isla markaana ay ku guuleysteen in ay kala qaadaan labadadii maleeshiyo beeleed asaga oo xusay in uu goobta uga geeriyooday hal askari oo ka tirsan Ciidanka Booliskiisa Soomaaliyeed.

“Waxaan amar ku bixineynaa cidii jabisana aanan uga aali doonin oo aan kula xisaabtami doonaa , labada maleeshiyo waan kala qaadnay beesha Jijaale waxaan geynay  Sarmajabaaley Halka aan beesha Gaaljecelna geeynay  Burjada ciilka cidii heshiiskaas jabiso waxaan ka qaadaynaa talaabo sharciga waafaqsan oo aan cidna loogu aabo yeeleyn” ayuu Yiri Gudoomiye Cali Jeyte.

Previous Post

Dhageyso warka subax ee Radio Muqdisho

Next Post

Gudiga Xalinta Khilaafaadka oo soo saaray War saxaafadeed ay uga hadlayaan kuraas la sheegay in la laalay.

Next Post
DAAWO SAWIRRADA:- Doorashada Xildhibaannada Golaha Shacabka Ee Baydhabo Ka Bilaabatay

Gudiga Xalinta Khilaafaadka oo soo saaray War saxaafadeed ay uga hadlayaan kuraas la sheegay in la laalay.

Gurmad loo fidiyay dadkii ay daadadku ku saameeyeen Xarardheere

Gurmad loo fidiyay dadkii ay daadadku ku saameeyeen Xarardheere

October 17, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Maamulka Degmada Xarardheere, oo uu ugu horreeyo Guddoomiyaha Degmada, Caseyr Ibrahim Mataan, iyo Ciidamada Xoogga Dalka Soomaaliyeed (XDS), ayaa...

Aqoon isweydaarsi ku saabsan warbaahinta oo xubno ka socda Wasaaradda Warfaafinta uga furmay dalka Shiinaha

Aqoon isweydaarsi ku saabsan warbaahinta oo xubno ka socda Wasaaradda Warfaafinta uga furmay dalka Shiinaha

October 17, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Tababar socon doona muddo 21 maalmood ah ayaa magaalada Jinhua ee gobolka Zhejiang, Jamhuuriyadda Shacabka Shiinaha, uga furmay 27...

Madaxweynd Xasan Sheekh oo kormeeray markabka shidaal-qodista Soomaaliya

Madaxweynd Xasan Sheekh oo kormeeray markabka shidaal-qodista Soomaaliya

October 17, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa kormeer shaqo ku tagay markabka Çağrı Bey, oo ku sugan...

WASIIRKA WARFAAFINTA XFS OO BOOQDAY BANDHIGGA SOM SOUK EXPO

WASIIRKA WARFAAFINTA XFS OO BOOQDAY BANDHIGGA SOM SOUK EXPO

October 15, 2026
0

Wasiirka Wasaaradda Warfaafinta, Dhaqanka iyo Dalxiiska Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Cabdifataax Qaasim Maxamuud ayaa caawa booqday bandhigga ganacsiga ee Som...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In