Monday, October 19, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Dhageyso+Maamulka Gobolka hiiraan oo sheegay in ay wadaan Qorshayaal lagu soo noolaynaayo Kaabayaasha dhaqaalaha

caqiil by caqiil
9 years ago
in Wararka
0
Dhageyso+Maamulka Gobolka hiiraan oo sheegay in ay wadaan Qorshayaal lagu soo noolaynaayo Kaabayaasha dhaqaalaha
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Cali Jayte Cismaan Gudoomiyaha Cusub ee Gobolka Hiiraan kana mid ah Gobolada hoos yimaada Maamulka hirshabeele  oo la hadlay Radio muqdisho Codka jahmuuriyada Soomaaliya ayaa sheegay in maamulka Gobolka Hiiraan xooga Saari Horumarinta kaabayaasha dhaqaalaha sida  dhismaha  wadooyinka Hiiraan iyo sidii maleeshiyaadka Al shabaab looga sifayn lahaa Gobolka.

Cali jayte Gudoomiyaha ayaa soo hadal qaaday inuu wanaagsan yahay Amaanka Magaalada Baladwayn ee Xaruunta Gobolka Hiiraan Ciidamada Amaankuna Magaalada ka sameeyaan Howlgalo ka dhan ah maleeshiyaadka Al shabaab.

Related posts

Guddoonka Golaha Wakiillada Galmudug oo la doortay

Guddoonka Golaha Wakiillada Galmudug oo la doortay

October 18, 2026
Dhismayaal lagu horumarinayo bilicda oo laga xarig jaray Madaxtooyada Qaranka

Dhismayaal lagu horumarinayo bilicda oo laga xarig jaray Madaxtooyada Qaranka

October 18, 2026

Maamulada qeybta ka ah Dowlada Federaalka Soomaaliya waxaa ay wadaan qorshayaal lagu soo noolaynaayo kaabayaasha dhaqaalaha ee ku yaala deegaanada ay maamulaan.

Halkaan hoose ka dhageyso Cali jayte:

http://www.radiomuqdisho.so/wp-content/uploads/2017/09/waraysi-gudoomiyaha-gobolka-hiiraan-cali-jayte-cismaan.mp3
Previous Post

Madaxweyne Waare Oo Ka Tacsiyeeyay Geerida Ku Timid Guddoomiye Ku Xigeenki Beledweyne Bashiir Dhoorre

Next Post

Madaxweyne Uhuru Kenyatta” Maxakamadda sare waxay sameysay inqilaab

Next Post
Madaxweyne Uhuru Kenyatta” Maxakamadda sare waxay sameysay inqilaab

Madaxweyne Uhuru Kenyatta” Maxakamadda sare waxay sameysay inqilaab

Guddoonka Golaha Wakiillada Galmudug oo la doortay

Guddoonka Golaha Wakiillada Galmudug oo la doortay

October 18, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Xildhibaan Xuseen Maxamed Nuur (Dhegaweyne) ayaa loo doortay Guddoomiyaha Golaha Wakiillada Galmudug, kaddib markii uu helay 79 cod. Sidoo...

Dhismayaal lagu horumarinayo bilicda oo laga xarig jaray Madaxtooyada Qaranka

Dhismayaal lagu horumarinayo bilicda oo laga xarig jaray Madaxtooyada Qaranka

October 18, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Agaasime Kuxigeenka Guud ee Madaxtooyada Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, ahna Kusimaha Agaasimaha Guud Mudane Zakariye Yuusuf Xuseen ayaa xarigga ka...

Xulka Soomaaliya ee ka yar 17-ka sano oo u soo gudbay final-ka tartanka CECAFA

Xulka Soomaaliya ee ka yar 17-ka sano oo u soo gudbay final-ka tartanka CECAFA

October 18, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Xulka qaranka Soomaaliya ee da’doodu ka hooseyso 17-ka sano ayaa u soo baxay finalka CECAFA U17 - AFCON Qualifiers...

Gurmad loo fidiyay dadkii ay daadadku ku saameeyeen Xarardheere

Gurmad loo fidiyay dadkii ay daadadku ku saameeyeen Xarardheere

October 17, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Maamulka Degmada Xarardheere, oo uu ugu horreeyo Guddoomiyaha Degmada, Caseyr Ibrahim Mataan, iyo Ciidamada Xoogga Dalka Soomaaliyeed (XDS), ayaa...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In