Maamulka gobolka Hiiraan aya soo dhaweeyay dadalada xildhibanada 2-aad ee Dowlad Goboleedka Hirshabele ay wadan oo ku saabsan xalinta tabashada bulshada Beledweyne ay kaqaban dorashadi dhawaan kadhacday casimada dowlad goboledka Hirshabele ee Jowhar.
Afhayeenka maamulka gobolka Hiiraan Cabdi Muumin oo ka qeyb galay layay soo dhaweynta xildhibano soo gaaray Magaalada Beledweyn ayaa sheegay in ka maamul ahan ay soo dhaweynayaan dadaalada socda.
Xildhibaanada soo gaaray Magaalada beledweyne ayaa sheegay in ay ka qeyb qadanayaan dadaalada xalradinta ah , waxaana ay xuseen in ay kulamo la qaadan doonaan qeybaha kala duwan ee bulshada ku dhaqan Gobolka Hiiraan.