Sunday, October 18, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Maamulka Gobolka oo garab istaagay dadkii ay saameeyeen Roobaabki ka da’ay Muqdisho+Sawirro

Liibaan Lugcad by Liibaan Lugcad
6 years ago
in Wararka
0
Maamulka Gobolka oo garab istaagay dadkii ay saameeyeen Roobaabki ka da’ay Muqdisho+Sawirro
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Guddoomiyaha Gobolka Banaadir ahna duqa magaalada Muqdisho mudane Cumar Maxamud Maxamed (Cumar Filish)  oo ay wehliyaan guddoomiye ku-xigeenada gobolka Banaadir iyo xog’hayaha guud ee maamulka gobolka ayaa booqday xaafadaha Ceel-Qalow , Xalane ee degmada Wadajir oo roobkii Gu’a ee da’ay ay sababeen  dhimashada 6-ruux oo iyo bur bur guryo ku yaalla xaafadahaasi.

Duqa magaalada Muqdisho iyo mas’uuliyiinta kale ayaa si gaar ah ula kulmay qoysaskii ay wax yeelada ka soo gaareen roobkii da’ay  waxa ayna kaga tacsiyadeeyeen dhibaatooyinka ka soo gaaray waxaana  u balan qaaday in maamulka gobolka Banaadir uu garab taagan yahay.

Related posts

Guddoonka Golaha Wakiillada Galmudug oo la doortay

Guddoonka Golaha Wakiillada Galmudug oo la doortay

October 18, 2026
Dhismayaal lagu horumarinayo bilicda oo laga xarig jaray Madaxtooyada Qaranka

Dhismayaal lagu horumarinayo bilicda oo laga xarig jaray Madaxtooyada Qaranka

October 18, 2026

Sidoo kale Guddoomiye Cumar (Filish) ayaa  lacag ah ku wareejiyay qoysaskii ay wax yeeladu soo gaareen daadadkii dhashay roobabkii da’ay.

Guddoomiyaha Gobolka Banaadir ahna Duqa Muqdisho Mudane Cumar Maxamuud Maxamed Cumar iyo ku xigeenadiisa goobaha ay tageen Waxaa ka mid ah waraha biyaha ee Degmada Boondheere ,Warta Siigaale ,isgooska fagax oo biyo buux dhaafiyeen iyo goobo kale oo ay biyaha fariisteen waxaana ay faleen waaxda nadaafada ee Dowladda Hoose inay sida ugu dhaqsiyaha badan uga howl-gasho.

Tags: Maamulka Gobolka oo garab istaagay dadkii ay saameeyeen Roobaabki ka da'ay Muqdisho+Sawirro
Previous Post

Dhageyso Warka Subax ee Radio Muqdisho

Next Post

Dhallinyaro ku baaqay in lajoojiyo dagaal beeleedyo ka soo cusboonaaday Shabeellaha dhexe+Sawirro

Next Post
Dhallinyaro  ku baaqay in lajoojiyo dagaal beeleedyo ka soo cusboonaaday Shabeellaha dhexe+Sawirro

Dhallinyaro ku baaqay in lajoojiyo dagaal beeleedyo ka soo cusboonaaday Shabeellaha dhexe+Sawirro

Guddoonka Golaha Wakiillada Galmudug oo la doortay

Guddoonka Golaha Wakiillada Galmudug oo la doortay

October 18, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Xildhibaan Xuseen Maxamed Nuur (Dhegaweyne) ayaa loo doortay Guddoomiyaha Golaha Wakiillada Galmudug, kaddib markii uu helay 79 cod. Sidoo...

Dhismayaal lagu horumarinayo bilicda oo laga xarig jaray Madaxtooyada Qaranka

Dhismayaal lagu horumarinayo bilicda oo laga xarig jaray Madaxtooyada Qaranka

October 18, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Agaasime Kuxigeenka Guud ee Madaxtooyada Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, ahna Kusimaha Agaasimaha Guud Mudane Zakariye Yuusuf Xuseen ayaa xarigga ka...

Xulka Soomaaliya ee ka yar 17-ka sano oo u soo gudbay final-ka tartanka CECAFA

Xulka Soomaaliya ee ka yar 17-ka sano oo u soo gudbay final-ka tartanka CECAFA

October 18, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Xulka qaranka Soomaaliya ee da’doodu ka hooseyso 17-ka sano ayaa u soo baxay finalka CECAFA U17 - AFCON Qualifiers...

Gurmad loo fidiyay dadkii ay daadadku ku saameeyeen Xarardheere

Gurmad loo fidiyay dadkii ay daadadku ku saameeyeen Xarardheere

October 17, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Maamulka Degmada Xarardheere, oo uu ugu horreeyo Guddoomiyaha Degmada, Caseyr Ibrahim Mataan, iyo Ciidamada Xoogga Dalka Soomaaliyeed (XDS), ayaa...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In