Wednesday, April 22, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Maamulka Gobolka oo ka shiray xoojinta amniga iyo naleynta caasimadda “SAWIRRO”

Mohamed M Hassan by Mohamed M Hassan
10 years ago
in Wararka
0
Maamulka Gobolka oo ka shiray xoojinta amniga iyo naleynta caasimadda “SAWIRRO”
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Guddoomiyaha Gobolka banaadir ahna duqa magaaladda Muqdisho Mudane Yuusuf Xuseen Jimcale ayaa maantay shir guddoomiyey kulan looga hadlayey xaaladaha ammaanka iyo Nadaafada Gobolka Banaadir oo lagu qabtay xarunta Aqalka Dowladda Hoose ee Xamar.

Kulanka ayaa dhaca maalin walba oo Axad ah, kaas ay kasoo qeyb galaan, maamulka gobolka, 17ka guddoomiye degmo iyo Laamaha amaanka gobolka banaadir.

Related posts

Wasiir Fiqi oo ka hadlay guulaha laga gaaray sugidda amniga & xoojinta Xasillinta dalka

Wasiir Fiqi oo ka hadlay guulaha laga gaaray sugidda amniga & xoojinta Xasillinta dalka

April 22, 2026
Soomaaliya oo mar kale Xaqiijisay Taageeradeeda Midnimada Carabta

Soomaaliya oo mar kale Xaqiijisay Taageeradeeda Midnimada Carabta

April 22, 2026

Kulanka ayaa maanta lagu gorfeeyay halka ay mareyso canshuuraha guryaha iyo Naleynta Caasimadda, waxaana la isku raacay in ay meel fiican marayaan loona baahan yahay in la sii wado.

Guddoomiyaha Gobolka ayaa kulanka intii uu socday waxa uu ka warbixiyay socdaalkii uu dhawaan ku tegay magaaladda London oo uu ku tilmaamay in uu guul ku soo dhamaaday, Jaaliyadda Soomaaliyeedna ay u balan qaadeen in ka qeyb qaadanayaan horumarka gobolka.

Ugu dambeyntii kulanka ayaa la isku raacay in horumarka caasimadda meel looga soo wada jeesto .

FB_IMG_1454846661037 FB_IMG_1454846664016 FB_IMG_1454846676039 FB_IMG_1454846684434 FB_IMG_1454846688239 FB_IMG_1454846691349 FB_IMG_1454846694440 FB_IMG_1454846711780 FB_IMG_1454846716133 FB_IMG_1454846726021 FB_IMG_1454846728985

Previous Post

Wasaaaradda arrimaha dibadda oo daah furtay Siyaasadda Qaran ee Arrimaha Dibadda “SAWIRRO”

Next Post

Madaxweynaha Galmudug iyo Maalgashadayaal booqday Dakada Hobyo”Sawirro”

Next Post
Madaxweynaha Galmudug iyo Maalgashadayaal booqday Dakada Hobyo”Sawirro”

Madaxweynaha Galmudug iyo Maalgashadayaal booqday Dakada Hobyo"Sawirro"

Wasiir Fiqi oo ka hadlay guulaha laga gaaray sugidda amniga & xoojinta Xasillinta dalka

Wasiir Fiqi oo ka hadlay guulaha laga gaaray sugidda amniga & xoojinta Xasillinta dalka

April 22, 2026
0

Wasiirka Wasaaradda Gaashaandhigga Xukuumadda Federaalka Soomaaliya (XFS) Axmed Macallin Fiqi oo ka hadlay Madasha Qaran ee Isku Duwidda Xasilinta ayaa...

Soomaaliya oo mar kale Xaqiijisay Taageeradeeda Midnimada Carabta

Soomaaliya oo mar kale Xaqiijisay Taageeradeeda Midnimada Carabta

April 22, 2026
0

Wasiir Ku-xigeenka Wasaaradda Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga ah ee Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Maxamed Cali ayaa Talaadadii ka...

Ethiopian Air Force says it killed 35 Al-Shabab militants in Somalia

In ka badan 30 ka tirsan Khawaarijta oo howlgallo lagu dilay

April 21, 2026
0

Ciidanka Hay’adda Sirdoonka iyo Nabadsugidda Qaranka (NISA), oo kaashanaya saaxiibada caalamka, ayaa howlgallo qorsheysan oo lagu dilay in ka badan...

Xafiiska Hantidhowraha oo bayaan soo saaray

Xafiiska Hantidhowraha oo bayaan soo saaray

April 21, 2026
0

Xafiiska Hantidhowrka Guud ee JFS waxa uu dadweynaha ku wargelinayaa in xogta rasmiga ah ee la xiriirta howlaha baarista, hantidhowrista,...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In