Friday, October 16, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Maamulka gobolka Sh/dhexe oo maanta dhagax dhigay iskuul laga dhisayo deegaaanka Kongo+Sawirro

Abdirahman Gacaltooyo by Abdirahman Gacaltooyo
10 years ago
in Wararka
0
Maamulka gobolka Sh/dhexe oo maanta dhagax dhigay iskuul laga dhisayo deegaaanka Kongo+Sawirro
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Deegaanka Kongo ee duleedka magaalada Jowhar ee xarunta gobolka Sh/dhexe oo ay ka jirto dhibaata dhanka waxbarashada ah ayaa manta waxa laga dhagax dhigay dhismaha islkuul ay wax bartaan dadka deegaanka oo ay iska kaashadeen qeybaha bilshada

Gudomiyaha Deegaanka Kongo Axmed Tifoow ayaa wax lagu farxo ku tilmaamay dhismaha iskuul haddii uu hirgalo isagoo maamulkana ka codsaday bixinta dhaqaalaha macalimiinta wax baraya ardaydeegaanka.

Related posts

WASIIRKA WARFAAFINTA XFS OO BOOQDAY BANDHIGGA SOM SOUK EXPO

WASIIRKA WARFAAFINTA XFS OO BOOQDAY BANDHIGGA SOM SOUK EXPO

October 15, 2026
๐‘/๐–๐š๐ฌ๐š๐š๐ซ๐ž ๐—๐š๐ฆ๐ฌ๐š ๐จ๐จ ๐๐ก๐š๐ ๐š๐ฑ-๐๐ก๐ข๐ ๐š๐ฒ ๐—๐š๐ซ๐ฎ๐ง๐ญ๐š ๐’๐š๐ฒ๐ง๐ข๐ฌ๐ค๐š ๐ข๐ฒ๐จ ๐“๐ข๐ค๐ง๐จ๐จ๐ฅ๐จ๐ฃ๐ข๐ฒ๐š๐๐๐š ๐ž๐ž ๐‰๐š๐š๐ฆ๐š๐œ๐š๐๐๐š ๐’๐ˆ๐Œ๐€๐ƒ

โ€œBulshada deegaanka dal iyo dibad ayaa iska kaashanaya waan ku faraxsanahay in manta la dhagax dhigo dhsimihiisa waxaan gobolka ka codsanaynaa inay naga caawiyaan macalimiinta marka dhismihiisu dhmaadoโ€™โ€™ ayuu yiri gudoomiyaha deegaanka Kongoย Axmed Tifoow.

Ku simaha Gudoomiyaha gobolka Sh/dhexe ahna gudoomiye ku xigeenka arrimaha dib u heshiisinta iyo Federaalka Abuukar Cali Maqani ayaa bogaadiyay dadaallada dadka deegaanku ay ku hormarinayaan adeegga bulshada.

โ€œWaan bogaadinayna in dadka deegaanku ay dhistaan iskuulkan aan dhagax dhignay iskaashadaan waana muhiim arintani, waxaan leennahay anagana waan idin garab taaganahay waa inaan iska kaashanna dhamaanteenโ€ ayuu yiri ku simaha gudoomiyaha maamulka G/Sh/Dhexeย Abuukar Cali Maqani.

Agaasimaha Guud ee wasaarada dakadaha iyo gaadiidka badda Maxamed ย Cismaan Cali ย โ€œDhagax tuurโ€ ayaa sheegay in iyada oo lagu jiro waqti adag hadane ay wax lagu farxo ay tahay in dadku ay ka shaqeynayaan horumarinta adeegyada muhiimka u ah nolosha bulshada

โ€œTani waxa ay muujinaysaa hormarka gobolka Sh/dhexe waqti adag ayaa lagu jiraa hadane dadku waxa ay goโ€™aansadeen inay iskaashadaan iyagoo horumarinya waxbarashadooda, waxaan leeyahay dhamaan dadka gobolka ha la is kaashado, waxaana rajaynaa inaay noqoto mid ku dayasho wacan ahโ€ Sidaasi waxaa yiri Dhagaxtuur.

vlcsnap-2016-08-08-17h04m35s71 vlcsnap-2016-08-08-17h04m44s158 vlcsnap-2016-08-08-17h06m11s10

vlcsnap-2016-08-08-17h06m40s30

Cabdishakuur Cali Axmed

Previous Post

Madaxweynaha JFS oo wafdi ka socda Jarmalka uga waramay hawlaha doorashada+Sawirro

Next Post

Erdogan iyo Putin oo Moscow ku kulmay

Next Post
Erdogan iyo Putin oo Moscow ku kulmay

Erdogan iyo Putin oo Moscow ku kulmay

WASIIRKA WARFAAFINTA XFS OO BOOQDAY BANDHIGGA SOM SOUK EXPO

WASIIRKA WARFAAFINTA XFS OO BOOQDAY BANDHIGGA SOM SOUK EXPO

October 15, 2026
0

Wasiirka Wasaaradda Warfaafinta, Dhaqanka iyo Dalxiiska Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Cabdifataax Qaasim Maxamuud ayaa caawa booqday bandhigga ganacsiga ee Som...

๐‘/๐–๐š๐ฌ๐š๐š๐ซ๐ž ๐—๐š๐ฆ๐ฌ๐š ๐จ๐จ ๐๐ก๐š๐ ๐š๐ฑ-๐๐ก๐ข๐ ๐š๐ฒ ๐—๐š๐ซ๐ฎ๐ง๐ญ๐š ๐’๐š๐ฒ๐ง๐ข๐ฌ๐ค๐š ๐ข๐ฒ๐จ ๐“๐ข๐ค๐ง๐จ๐จ๐ฅ๐จ๐ฃ๐ข๐ฒ๐š๐๐๐š ๐ž๐ž ๐‰๐š๐š๐ฆ๐š๐œ๐š๐๐๐š ๐’๐ˆ๐Œ๐€๐ƒ

๐‘/๐–๐š๐ฌ๐š๐š๐ซ๐ž ๐—๐š๐ฆ๐ฌ๐š ๐จ๐จ ๐๐ก๐š๐ ๐š๐ฑ-๐๐ก๐ข๐ ๐š๐ฒ ๐—๐š๐ซ๐ฎ๐ง๐ญ๐š ๐’๐š๐ฒ๐ง๐ข๐ฌ๐ค๐š ๐ข๐ฒ๐จ ๐“๐ข๐ค๐ง๐จ๐จ๐ฅ๐จ๐ฃ๐ข๐ฒ๐š๐๐๐š ๐ž๐ž ๐‰๐š๐š๐ฆ๐š๐œ๐š๐๐๐š ๐’๐ˆ๐Œ๐€๐ƒ

October 15, 2026
0

Raโ€™iisul Wasaaraha Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xamsa Cabdi Barre, ayaa maanta dhagax-dhigay dhismaha xarunta cusub ee Sayniska iyo Tiknoolojiyadda...

Guddiga Doorashooyinka oo shaaciyay doorashooyinka 2-da Aqal iyo tan Madaxweynaha Dalka

Guddiga Doorashooyinka oo shaaciyay doorashooyinka 2-da Aqal iyo tan Madaxweynaha Dalka

October 15, 2026
0

Guddiga madaxa banaan ee doorashooyinka Qaranka iyo Soohdimaha ayaa shaaciyay jadwalka doorashada xildhibaanada Labada Aqal ee BJFS iyo tan madaxweynaha...

Wasiirka Warfaafinta XFS oo ka qeybgalay kulanka Qaran ee ka hortagga iyo la dagaallanka Fikirka Xagjirka

Wasiirka Warfaafinta XFS oo ka qeybgalay kulanka Qaran ee ka hortagga iyo la dagaallanka Fikirka Xagjirka

October 15, 2026
0

Wasiirka Wasaaradda Warfaafinta, Dhaqanka iyo Dalxiiska XFS Mudane Cabdifataax Qaasim Maxamuud iyo Masuuliyiin kale ayaa ka qeyb galaya Shirweynaha Qaran...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

ยฉ 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

ยฉ 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In