Friday, April 10, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Maamulka Goboolka Banaadir oo carruur Soomaaliyeed ka caawiyay caafimaad dibadda ah “SAWIRRO”

Mohamed M Hassan by Mohamed M Hassan
5 years ago
in Wararka
0
Maamulka Goboolka Banaadir oo carruur Soomaaliyeed ka caawiyay caafimaad dibadda ah “SAWIRRO”
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Guddoomiyaha Gobolka Banaadir ahna Duqa Magalaada Muqdisho Mudane Cumar Maxamed Maxamuud (Filish) ayaa maanta garoonka diyaaradaha Aadan Cadde ka sagootiyay 3 carruur ah oo xaalad caafimaad loogu qaaday dalka Turkiga kaddib markii wadanka gudihiisa wax looga qaban waayay.

Guddoomiye ku-xigeenka arimaha bulshada Gobolka Banaadir Marwo Basma Caamir Shakeeti iyo Guddoomiyaha ururka haweenka gobolka Banaadir Marwo Jawaahir Maxamuud Jaamac Baarqab ayaa sidoo kale sagootiyay carruuurtaasi iyo waalidiintooda.

Related posts

Wasiirka Arrimaha Dibadda XFS oo gaaray Caasimadda Liibiya ee Tripoli

Wasiirka Arrimaha Dibadda XFS oo gaaray Caasimadda Liibiya ee Tripoli

April 9, 2026
Wasiirka Wasaaradda Qoyska XFS  oo kormeertay xarunta Tuullada Carruurta SOS

Wasiirka Wasaaradda Qoyska XFS oo kormeertay xarunta Tuullada Carruurta SOS

April 9, 2026

Duqa magaalada Muqdisho Mudane Cumar Maxamuud Maxamed (Cumar-Filish) ayaa ka codsaday shacabka Soomaaliyeed ee ku nool dalka Turkiga iney caawiyaan 3da carruur ah ee xanuunsan oo dalka gudihiisa wax looga qabanwaayey, kuwaas oo uu Maamulka Gobolka Banaadir maanta u diray dalka Turkiga si loogu soo daweeyo.

“Carruurtan yar yarka ah waa carruur baahi gaar ah qabta oo dhibaateysan, Maamulka Gobolka Banaadir waxa uu ka caawiyay helitaanka fiisaha iyo helitaanka tikitka iyo qidmad yar oo ay dhakhtarka la tegaan, Ummadda Soomaaliyeed ee ku nool Turkiga waxaan rabaa inaan codsi u soo jeedino oo ah in laga saacido gacan dhinac waliba ah leh oo ay dadkooda wax taraan ayaan ka codsaneynaa meelkasta oo ay Turkiga ka joogaan”. Ayuu yiri Guddoomiye Cumar Filish.

Mudane Cumar Filish ayaa yiri “Maamulka Gobolka Banaadir kuma filna baahidooda wax ka qabadashada dhanka caafimaadka ah, Ummadda Soomaaliyeed waxaan ka codsaneynaa in dadka Walaalahooda ah ee qaba baahiyaha gaarka ah iyo daruufaha caafimaad la soo gudboonaday ay caawiyaan, dadka wax haysta ha u damqadaan bulshada dhibaateysan ee Soomaaliyeed”,

Previous Post

Ciidamada xoogga dalka oo bur buriyay fariisimo maleeshiyada Al-Shabaab ay ku lahayd deegaanno hoostaga Balcad “SAWIRRO”

Next Post

Dowladda Sri Lanka oo mamuucaysa xirashada jilbaabka

Next Post
Dowladda Sri Lanka oo mamuucaysa xirashada jilbaabka

Dowladda Sri Lanka oo mamuucaysa xirashada jilbaabka

Wasiirka Arrimaha Dibadda XFS oo gaaray Caasimadda Liibiya ee Tripoli

Wasiirka Arrimaha Dibadda XFS oo gaaray Caasimadda Liibiya ee Tripoli

April 9, 2026
0

Wasiirka Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga ah ee Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Cabdisalaan Cabdi Cali, ayaa gaaray magaalada Tripoli, caasimadda...

Wasiirka Wasaaradda Qoyska XFS  oo kormeertay xarunta Tuullada Carruurta SOS

Wasiirka Wasaaradda Qoyska XFS oo kormeertay xarunta Tuullada Carruurta SOS

April 9, 2026
0

Wasiirka Wasaaradda Qoyska iyo Hormarinta Xuquuqul Insaanka XFS Amb Khadiija Maxamed Al-Makhzoumi ayaa maanta kormeer howleed ku tagtay xarunta Tuullada...

Madaxweynaha JFS oo u hambalyeeyay Garsoore Cumar Cartan oo ka mid noqday garsoorayaasha koobka Adduunka

Madaxweynaha JFS oo u hambalyeeyay Garsoore Cumar Cartan oo ka mid noqday garsoorayaasha koobka Adduunka

April 9, 2026
0

Madaxweynaha JFS, Mudane Dr. Xasan Sheekh Maxamuud, ayaa hambalyo u diray Garsoore Cumar Cabdulqaadir Cartan, kadib markii uu noqday garsoorihii...

Raktarka Jaamacadda Ummadda oo ka qeybgalay shir muhiim ah

Raktarka Jaamacadda Ummadda oo ka qeybgalay shir muhiim ah

April 9, 2026
0

Raktarka Jaamacadda Ummadda Soomaaliyeed, Prof. Dr. Maxamed Maxamuud Maxamed, ayaa ka qayb galay shir muhiim ah oo ku saabsan isbeddellada...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In