Tuesday, March 24, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Maamulka Hirshabeelle oo maanta yeeshay kulan is xog wareesi ah “SAWIRRO”

Mulki Abdirahim Hassan by Mulki Abdirahim Hassan
5 years ago
in Wararka
0
Maamulka Hirshabeelle oo maanta yeeshay kulan is xog wareesi ah “SAWIRRO”
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Kulan ay maanta ku yeesheen golaha Xukuumadda  Dowlad Gobaleedka Hirshabeelle uuna shir guddoominayay guddoomiye  ku xigeenka 2aad ee baarlamaanka Hirshabeelle Mahad Xasan Cusmaan ayaa ka dhacay caasimada Hirshabeelle ee Magaalada Jowhar .

Kulanka ayaa diirada lagu saaray siddii loo horumalin lahaa deegaanada Hirshabeele ayna wasaarad waliba kaalinteeda uga qaadan la hayd.

Related posts

Wasaaradda Arrimaha Gudaha XFS oo maamul cusub u magacawday degmada Waajid

Wasaaradda Arrimaha Gudaha XFS oo maamul cusub u magacawday degmada Waajid

March 24, 2026
Tababar lagu baranaayo aqoonta beeraha oo Muqdisho ka socda

Tababar lagu baranaayo aqoonta beeraha oo Muqdisho ka socda

March 24, 2026

Waxaa halkaasi ugu horeeyn ka hadlay Wasiirka wasaaradda qorsheeynta iyo xiriirka caalamiga Hirshabeele Saadaq Salaad Warsame, isagoona sharaxaad ka bixiyay muhiimad   kulankaan loo soo agaasimay.

Geba gabadii waxaa soo xiray kulanka  guddoomiye ku xigeenka labaad ee baarlamaanka Hirshabeele ahna ku simaha madaxweeynaha, wuxuuna ku bodaadiyay hawlaha  ay bulshadda u hayaan in ay sii laba laabaan.

Previous Post

Dhuusamareeb oo laga  dhagax dhigay barnaamijka Olole Dadwayne oo wax looga qabanayo billicda Magaalada “SAWIRRO”

Next Post

Ra’iisul Wasaare Rooble oo xafiiskiisa ku qaabilay Madaxweynayaashii hore ee dalka

Next Post
Ra’iisul Wasaare Rooble oo xafiiskiisa ku qaabilay Madaxweynayaashii hore ee dalka

Ra’iisul Wasaare Rooble oo xafiiskiisa ku qaabilay Madaxweynayaashii hore ee dalka

Wasaaradda Arrimaha Gudaha XFS oo maamul cusub u magacawday degmada Waajid

Wasaaradda Arrimaha Gudaha XFS oo maamul cusub u magacawday degmada Waajid

March 24, 2026
0

Wasaaradda Arrimaha Gudaha, Federaalka iyo dib u heshiisiinta ee Xukuumadda Federaalka Soomaaliya (XFS) ayaa si rasmi ah u magacawday maamulka...

Tababar lagu baranaayo aqoonta beeraha oo Muqdisho ka socda

Tababar lagu baranaayo aqoonta beeraha oo Muqdisho ka socda

March 24, 2026
0

Agaasimaha Guud ee Wasaaradda Beeraha iyo Waraabka JFS. Eng.Maxamed Xassan Cabdulle ayaa furay tababar aqoon kororsi ah oo ku saabsan...

Wasaaradda Ganacsiga XFS oo dhiirrigalinaysa kordhinta wax-soo-saarka gudaha

Wasaaradda Ganacsiga XFS oo dhiirrigalinaysa kordhinta wax-soo-saarka gudaha

March 24, 2026
0

Wasiirka wasaaradda ganacsiga iyo warshadaha dowladda FS mudane Jamaal Maxamed Xassan ayaa sheegay in wasaaraddu gacanta ku hayso siyaasad diyaarinta...

Ciidanka Kumaandooska Gorgor oo howlgal qorsheysan ka fuliyay Gobalka Shabeellada Dhexe

Ciidanka Kumaandooska Gorgor oo howlgal qorsheysan ka fuliyay Gobalka Shabeellada Dhexe

March 23, 2026
0

Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed, gaar ahaan Kumaandooska Gorgor, ayaa howlgal qorsheysan ka fuliyay deegaanno hoos yimaada Warciise ee gobolka Shabeellaha...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In