Sunday, October 11, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Maamulka Hobyo oo horumar ka sameeyay adeegyada Caafimaadka

Mohamed M Hassan by Mohamed M Hassan
2 years ago
in Wararka
0
Maamulka Hobyo oo horumar ka sameeyay adeegyada Caafimaadka
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Maamulka Dagmada Hobyo oo kaashanaya Wasaaradda Caafimaadka Galmudug ayaa muddooyinkii u danbeeyay dadaallo sare loogu qaadayo adeegga caafimaad ee ay u baahan yihiin Shacabka degmada iyo deegaannada ku dhowdhow taas oo suurta galisay in isbitaalka degmadaasi laga fuliyo Qaliimo kala duwan kuwaa oo ay bulshada reer Hobyo horay ugu aadi jireen magaalooyinka Gaalkacyo Muqdisho iyo kuwa kale

Qaliimadii u danbeeyay isbitaalka loogu qabto bukaano dhowr ah saacadihii u danbeeyay ayey ku guuleeysteen Dhakhaatiirta Isbitaalka Degmada

Related posts

Ciidanka Xoogga Dalka oo hawlgallo ka wada qaybo ka mid ah gobolka Hiiraan

Ciidanka Xoogga Dalka oo hawlgallo ka wada qaybo ka mid ah gobolka Hiiraan

October 11, 2026
Wasiirka Warfaafinta oo la kulmay Lataliyaha Barnaamijka La-dagaallanka Argagixisada ee Bariga Africa

Wasiirka Warfaafinta oo la kulmay Lataliyaha Barnaamijka La-dagaallanka Argagixisada ee Bariga Africa

October 11, 2026

Guddoomiyaha Degmada Hobyo Cismaan Axmed Cabdille oo la hadlay Warbaahinta Qaranka ayaa sheegay in iskaashi balaaran oo ay sameeyeen Maamulka Degmada iyo Wasaaradda Caafimaadka Galmudug ay u suura gashay in adeegyo caafimaad oo horay loo aadi jiray deegaanno fogfog laga maarmay isbitaalka dagmada hobyana ay u suurta gashay in bulshada loogu qabto adeegyo Caafimaad oo isugu jira Daaween iyo Qalliimo kala duwan, isagoo xusay in Qaliimadii ugu danbeeyay ee ay sameeyaan Dhakhaatiirta ka howlgasha Isbitaalka Degmada ay ku guuleeysteen.

Previous Post

Ra’iisul Wasaare Xamsa oo dhagax-dhigay xarunta Daarul Iftaa ee fatwada Diinta

Next Post

Ra’iisul Wasaare Ku-xigeenka XFS oo Kormeer Shaqo ku tagay Wasaaradda Cadaaladda 

Next Post
Ra’iisul Wasaare Ku-xigeenka XFS oo Kormeer Shaqo ku tagay Wasaaradda Cadaaladda 

Ra’iisul Wasaare Ku-xigeenka XFS oo Kormeer Shaqo ku tagay Wasaaradda Cadaaladda 

Ciidanka Xoogga Dalka oo hawlgallo ka wada qaybo ka mid ah gobolka Hiiraan

Ciidanka Xoogga Dalka oo hawlgallo ka wada qaybo ka mid ah gobolka Hiiraan

October 11, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed ayaa howlgallo ballaaran oo ka dhan ahKhawaarijta,ka wada deegaano hoostaga degmada Maxaas ee gobolka Hiiraan....

Wasiirka Warfaafinta oo la kulmay Lataliyaha Barnaamijka La-dagaallanka Argagixisada ee Bariga Africa

Wasiirka Warfaafinta oo la kulmay Lataliyaha Barnaamijka La-dagaallanka Argagixisada ee Bariga Africa

October 11, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Wasiirka Wasaaradda Warfaafinta, Dhaqanka iyo Dalxiiska Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Cabdifataax Qaasim Maxamuud ayaa xafiiskiisa ku qaabilay Mr. Robert...

Wasiirka Caddaaladda XFS oo la kulmay dhiggiisa dalka Turkiga

Wasiirka Caddaaladda XFS oo la kulmay dhiggiisa dalka Turkiga

October 10, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Wasiirka Wasaaradda Caddaaladda iyo Arrimaha Dastuurka Xukuumadda JFS Mudane Xasan Macallin Maxamuud oo Magaalada Istanbuul ee dalka Turkiga u...

Dowladda Soomaaliya oo cambaaraysay weerarka lagu qaaday xarunta korontada ee Masjidka Nabiga (NNKH) ee Magaalada Madiina

DFS oo cambaaraysay weerar lagu qaaday garoomo ku yaalla dalka Sacuudiga

October 10, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya waxay si xooggan u cambaareyneysaa weerarrada ay kooxda Xuutiyiintu ku qaadeen Garoonka Diyaaradaha Caalamiga ah ee...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In