Sunday, October 18, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Maamulka iyo ardada Jaamacada Jasiira oo Daawooyin gaarsiiyay Dad barakacayaal ah{SAWIRRO}

Abdirahman Gacaltooyo by Abdirahman Gacaltooyo
12 years ago
in Wararka
0
Maamulka iyo ardada Jaamacada Jasiira oo Daawooyin gaarsiiyay Dad barakacayaal ah{SAWIRRO}
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Maamulka Iyo Ardayda jaamacada Jasiira Ee Magaalada Muqdisho ayaa Shalay waxaa ay Deeq Daawooyin ah Gaarsiiyeeen Dad barakacayaal ah oo ku Nool Degaanka KM13 Ee Galbeedka Caasimada iyadoo dadkaasi ay u baahnaayeen Daawooyinka la gaarsiiyay.

Maamulka iyo Ardada Jaamacada ayaa waxaa ay Dadka Barakacayaasha ah ku Bogaadiyeen in ay ka shaqeeyaan Nadafada Degaanka si ay uga bad baadaan Xanuunada ka dhalan kara nadaafad Darada,

Related posts

Guddoonka Golaha Wakiillada Galmudug oo la doortay

Guddoonka Golaha Wakiillada Galmudug oo la doortay

October 18, 2026
Dhismayaal lagu horumarinayo bilicda oo laga xarig jaray Madaxtooyada Qaranka

Dhismayaal lagu horumarinayo bilicda oo laga xarig jaray Madaxtooyada Qaranka

October 18, 2026

DR Duniyo Maxamed Maxamuud Madaxa caafimaadka Isbitaalka Madiina sidoo kalena ah Madaxa Caafimaadka Jaamacada Jasiira oo ka mid ahayd Mas,uuliyiinta Dadka Daawooyinka Gaarsiiyay ayaa waxaa ay Warbaahinta u sheegtay in dadka Daawooyinka loo qaybiyay ay gaarayaan ilaa 200 oo ruux isla markaana u badan Haween iyo Caruur Xanuuno qaba.

IMG_1566 IMG_1688 (1) IMG_1688 IMG_1734 IMG_1795 IMG_1858 IMG_1993

Previous Post

Aqoonyahan Soomaaliyeed oo Abaalmarin qaali ah lagu gudoonsiiyay Dalka Polanad{SAWIRRO}

Next Post

Gudiga Farsamada Maamul u sameynta Gobolada Mudug iyo Galgaduud oo hadlay halka ay u mareyso Howshoodu

Next Post
Gudiga Farsamada Maamul u sameynta Gobolada Mudug iyo Galgaduud oo hadlay halka ay u mareyso Howshoodu

Gudiga Farsamada Maamul u sameynta Gobolada Mudug iyo Galgaduud oo hadlay halka ay u mareyso Howshoodu

Guddoonka Golaha Wakiillada Galmudug oo la doortay

Guddoonka Golaha Wakiillada Galmudug oo la doortay

October 18, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Xildhibaan Xuseen Maxamed Nuur (Dhegaweyne) ayaa loo doortay Guddoomiyaha Golaha Wakiillada Galmudug, kaddib markii uu helay 79 cod. Sidoo...

Dhismayaal lagu horumarinayo bilicda oo laga xarig jaray Madaxtooyada Qaranka

Dhismayaal lagu horumarinayo bilicda oo laga xarig jaray Madaxtooyada Qaranka

October 18, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Agaasime Kuxigeenka Guud ee Madaxtooyada Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, ahna Kusimaha Agaasimaha Guud Mudane Zakariye Yuusuf Xuseen ayaa xarigga ka...

Xulka Soomaaliya ee ka yar 17-ka sano oo u soo gudbay final-ka tartanka CECAFA

Xulka Soomaaliya ee ka yar 17-ka sano oo u soo gudbay final-ka tartanka CECAFA

October 18, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Xulka qaranka Soomaaliya ee da’doodu ka hooseyso 17-ka sano ayaa u soo baxay finalka CECAFA U17 - AFCON Qualifiers...

Gurmad loo fidiyay dadkii ay daadadku ku saameeyeen Xarardheere

Gurmad loo fidiyay dadkii ay daadadku ku saameeyeen Xarardheere

October 17, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Maamulka Degmada Xarardheere, oo uu ugu horreeyo Guddoomiyaha Degmada, Caseyr Ibrahim Mataan, iyo Ciidamada Xoogga Dalka Soomaaliyeed (XDS), ayaa...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In