Saturday, October 3, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Maamulka iyo bulshada gobolka Sh/dhexe oo ku guuleeystay hakinta fatahaadda wabiga

Abdirahman Gacaltooyo by Abdirahman Gacaltooyo
10 years ago
in Wararka
0
Maamulka iyo bulshada gobolka Sh/dhexe oo ku guuleeystay hakinta fatahaadda wabiga
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Maamulka gobolka Shabeellaha dhexe ayaa sheegay in maamulka gobolka kan degmada Jowhar iyo bulshada oo iskaashanaya ay ku guuleeysteen iney hakiyaan fatahaadda wabiga Shabeele uu ka sameeyay deegaanno ka mid ah degmada Jowhar.

Abshir Caddoow Hiraabe oo ah gudoomiye ku xigeenka dhinaca amniga iyo siyaasadda ee maamulka gobolka Sh/dhexe ayaa Radio Muqdisho u sheegay in lagu guuleystay hakinta fatahaad uu wabiga Shabeelle ka geystay deegaanno ka mid ah degmada Jowhar,  isagoo hoosta ka xariiqay in arrintani ay ku timid kaddib markii bulashada iyo maamulkaba ay iska kaashadeen sameynta biyo xireenno lagu hakiyo fatahaadda Wabiga.

Related posts

Xukunka Askari saaxiibkiis u dilay caro uu ka qaaday Turub ay wada ciyaarayeen

Xukunka Askari saaxiibkiis u dilay caro uu ka qaaday Turub ay wada ciyaarayeen

October 3, 2026
Madaxweyne Xasan Sheekh oo la kulmay dhiggiisa dalka Masar

Madaxweyne Xasan Sheekh oo la kulmay dhiggiisa dalka Masar

October 3, 2026

“Fatahaadda wabigu sameeyay wan ka hortagnay mana geysan fatahaaddaasi qasaare ka badan dalagyo uu baabi’yay, waxaana rajeyneynaa in ay hoos u dhacaan biyaha korshubka ah ee wabigu wado” ayuu yiri gudoomiye ku xigeenka maamulka gobolka Sh/dhexe ee dhinaca amniga iyo siyaasadda Abshir Caddoow Hiraabe.

Dhinaca kale gudoomiye ku xigeenka ayaa xusay in ammaanka degmada Jowhar uu aad u hagaagsanyahay la iskuna haleeynkaro, isagoo tilmaamay in sugidda amniga ay si wadajir ah isaga kaashadaan shacabka iyo ciidamada.

Wuxuu rajo wanaagsan ka muujiyay in uu dhawaan bilowdo shirkii maamul u sameynta gobollada Hiiraan iyo Sh/dhexe, isagoo tibaaxay in ay haatan socdaan kulamo looga tashanayo dib u billaabidda shirkaasi.

Previous Post

Askari katirsan ciidamada Turkiga oo lagu dilay Suuriya

Next Post

Kulan lagu taageerayay howlgallada ciidamada oo lagu qabtay degmada Xudur

Next Post
Kulan lagu taageerayay howlgallada ciidamada oo lagu qabtay degmada Xudur

Kulan lagu taageerayay howlgallada ciidamada oo lagu qabtay degmada Xudur

Xukunka Askari saaxiibkiis u dilay caro uu ka qaaday Turub ay wada ciyaarayeen

Xukunka Askari saaxiibkiis u dilay caro uu ka qaaday Turub ay wada ciyaarayeen

October 3, 2026
0

Eedeysane Dable Booliska Nuur Ibraahim Sahal, ayaa lagu soo eedeyay dembiga ah dil kas ah oo uu u geeystay Marxuum...

Madaxweyne Xasan Sheekh oo la kulmay dhiggiisa dalka Masar

Madaxweyne Xasan Sheekh oo la kulmay dhiggiisa dalka Masar

October 3, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud, ayaa kulan doceed la qaatay Madaxweynaha Jamhuuriyadda Carabta ee Masar, Mudane...

Dowladda Soomaaliya oo cambaaraysay weerarka lagu qaaday xarunta korontada ee Masjidka Nabiga (NNKH) ee Magaalada Madiina

Dowladda Soomaaliya oo cambaaraysay weerarka lagu qaaday xarunta korontada ee Masjidka Nabiga (NNKH) ee Magaalada Madiina

October 3, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Wasaaradda Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga ah ee JFS waxay si adag u cambaareyneysaa weerarka lagu qaaday xarun koronto...

Guddoomiyaha Golaha Shacabka oo kulan la qaatay dhiggiisa dalka Kenya

Guddoomiyaha Golaha Shacabka oo kulan la qaatay dhiggiisa dalka Kenya

October 3, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Guddoomiyaha Golaha Shacabka ee Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya Mudane Cabdulqaadir Maxamed Nuur (Jaamac) ayaa Magaalada Arusha ee Dalka Tanzania kulan...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In