Monday, October 19, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Maamulka jaamacadda Salaam oo deeq ka kooban gawaarida naafadu ku socoto iyo dhar gaarsiiyay barakacayaal

Abdirahman Gacaltooyo by Abdirahman Gacaltooyo
11 years ago
in Wararka
0
Maamulka jaamacadda Salaam oo deeq ka kooban gawaarida naafadu ku socoto iyo dhar gaarsiiyay barakacayaal
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Maamulka jaamacadda Salaam University ayaa ayaa manta inkabadan 110 ruux oo danyar ah magaalada Muqdisho ugu qeybiyay deeq isugu jirta bustayaal,  dhar, raashin iyagoo in kabadan 40 ruux oo naafo ah u qeybiyay agabyo loogu tala galay in ay ku socdaan.

Qaar ka mid ah dadkaasi ayaa ka mahad celiyay  deeqda ay  soo gaarsiiyeen  maamulka jaamacadda  Salaam maadaa ay kusoo aaday deeqdaasi xili si aad ah loogu baahnaa.

Related posts

Guddoonka Golaha Wakiillada Galmudug oo la doortay

Guddoonka Golaha Wakiillada Galmudug oo la doortay

October 18, 2026
Dhismayaal lagu horumarinayo bilicda oo laga xarig jaray Madaxtooyada Qaranka

Dhismayaal lagu horumarinayo bilicda oo laga xarig jaray Madaxtooyada Qaranka

October 18, 2026

“ halkaan maanta waxaan deeq aan ugu talogalnay dadka duruufeysan ku wareejinay ilaa 110 ruux waxaan ugu tala galnay  inaan bixino caagag  fara badan oo aan ugu tala galnay inay biyaha  ku dhaandsadaan  mar walbana waxaan u taagananhay  in aan u gar gaarno  dadkaasi ayuu yiri gudoomiyaha jaamacadda Salaam Dr.C/qaadir Axmed Mahad “

Maamulka jaamacadda Salaam ayaa maalmahan waday  dadaalo ay wax ugu qabanayaan dadka Barakacayaasha ah ee ku  nool  magaalada Muqdisho iyo dadka naafada ah.

Previous Post

Wasaaradda arrimaha gudaha Soomaaliya oo soo geba_gabeysay raashin qeybin ka socotay Muqdisho

Next Post

Madaxweynaha Jubbaland oo la kulmay Wasiirka arrimaha dibedda Ethiopia

Next Post
Madaxweynaha Jubbaland oo la kulmay Wasiirka arrimaha dibedda Ethiopia

Madaxweynaha Jubbaland oo la kulmay Wasiirka arrimaha dibedda Ethiopia

Guddoonka Golaha Wakiillada Galmudug oo la doortay

Guddoonka Golaha Wakiillada Galmudug oo la doortay

October 18, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Xildhibaan Xuseen Maxamed Nuur (Dhegaweyne) ayaa loo doortay Guddoomiyaha Golaha Wakiillada Galmudug, kaddib markii uu helay 79 cod. Sidoo...

Dhismayaal lagu horumarinayo bilicda oo laga xarig jaray Madaxtooyada Qaranka

Dhismayaal lagu horumarinayo bilicda oo laga xarig jaray Madaxtooyada Qaranka

October 18, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Agaasime Kuxigeenka Guud ee Madaxtooyada Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, ahna Kusimaha Agaasimaha Guud Mudane Zakariye Yuusuf Xuseen ayaa xarigga ka...

Xulka Soomaaliya ee ka yar 17-ka sano oo u soo gudbay final-ka tartanka CECAFA

Xulka Soomaaliya ee ka yar 17-ka sano oo u soo gudbay final-ka tartanka CECAFA

October 18, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Xulka qaranka Soomaaliya ee da’doodu ka hooseyso 17-ka sano ayaa u soo baxay finalka CECAFA U17 - AFCON Qualifiers...

Gurmad loo fidiyay dadkii ay daadadku ku saameeyeen Xarardheere

Gurmad loo fidiyay dadkii ay daadadku ku saameeyeen Xarardheere

October 17, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Maamulka Degmada Xarardheere, oo uu ugu horreeyo Guddoomiyaha Degmada, Caseyr Ibrahim Mataan, iyo Ciidamada Xoogga Dalka Soomaaliyeed (XDS), ayaa...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In