Thursday, April 2, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Maamulka K/Galbeed oo bilaabay dhismaha Dowladaha Hoose

Abdirahman Gacaltooyo by Abdirahman Gacaltooyo
9 years ago
in Wararka
0
Maamulka K/Galbeed oo bilaabay dhismaha Dowladaha Hoose
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Dowlada Goboleedka Koonfur Galbeed ayaa wado dadaalo ku aadan sidii loo dhisi lahaa xildhibaanada Golaha Deegaanka ee degmooyinka iyo deegaanadaasi.

Magaalada Xudur ee Xarunta Gobolka Bokool waxaa Tababar  looaga furay Ergooyinkii soo xulayey Xubnaha Golaha Degaanka Dowladaha Hoose ee Degmada Xuddur,kaasi oo lagu baranayo cashiro la xiriira qaabkii arrimahaasi loo wajihi lahaa.

Related posts

Hay’adda SoDMA oo Xuddur kun qoys ugu qeybisay deeq raashin ah

Hay’adda SoDMA oo Xuddur kun qoys ugu qeybisay deeq raashin ah

April 2, 2026
Hoggaamiyaha Ku-meelgaarka KGS oo si diirran loogu soo dhaweeyay Baydhabo

Hoggaamiyaha Ku-meelgaarka KGS oo si diirran loogu soo dhaweeyay Baydhabo

April 2, 2026

Waxa ka soo qeyb galey Wasiirka Arrimaha Gudaha Maamul Goboleedka Koofur Galbeed Soomaaliya Mudane Madoobe Nuunow Maxamed Xildhibaan Xasan Macalin Yuusuf (Balak) iyo mas’uuliyiinta Hay’adda CRD oo maalgelinaysa barnaamijkan.

Wasiirka Arimaha Gudaha Maamul Goboleedka Koofur Galbeed Soomaaliya Mudane Madoobe Nuunow Maxamed oo furay Tabbarka ayaa sharaxay muhiimada Tababarkani uu u leeyahay Ergooyinka.

“Tababarkaan oo socon doono mudo sedex maalmood ah waxaa lagu bixin doonaan Casharo oo run ahaantii Aqoontooda kor loogu qaadayo Ergooyinka loogu talagalay in ay ka qeybqaataan soo xulista xildhibaanada Golaha deegaanka, waxaana ay ka kala yimaadeen bulshooyinka wada dega magaalada Xudur”, Ayuu yiri Wasiir Madoobe Nuunow.

Ergooyinkan oo tiradooda ay ka kooban tahay ilaa 150 xubnood ayaa looga fadhiyaa in ay si deg deg ah ay u soo xulaan xildhibaanada Golaha Deegaanka magaaladaasi Xudur,taasi oo qeyb ka ah horumarinta nidaamka dhismaha Dowladaha Hoose oo ka soconaya guud ahaan Dalka.

Previous Post

Webiga Shabeelle oo laga cabsi qabo in uu ku fataho tuulooyinka hoostaga Jowhar

Next Post

Shacabka Kurdiyiinta Ciraaq oo maanta u dareeraya goobaha aftida ay kaga go’ayaan Ciraaq

Next Post
Shacabka Kurdiyiinta Ciraaq oo maanta u dareeraya goobaha aftida ay kaga go’ayaan Ciraaq

Shacabka Kurdiyiinta Ciraaq oo maanta u dareeraya goobaha aftida ay kaga go’ayaan Ciraaq

Hay’adda SoDMA oo Xuddur kun qoys ugu qeybisay deeq raashin ah

Hay’adda SoDMA oo Xuddur kun qoys ugu qeybisay deeq raashin ah

April 2, 2026
0

Hay’adda Maareynta Musiibooyinka Qaranka ayaa degmada Xuddur gargaar raashin ah u qeybisay 1,000 qoys oo isugu jira danyar, dad naafo...

Hoggaamiyaha Ku-meelgaarka KGS oo si diirran loogu soo dhaweeyay Baydhabo

Hoggaamiyaha Ku-meelgaarka KGS oo si diirran loogu soo dhaweeyay Baydhabo

April 2, 2026
0

Wafdi uu hoggaaminayo Hoggaamiyaha Ku-meelgaarka ah ee Dowlad Goboleedka Koonfur Galbeed Soomaaliya, Mudane Jibriil Cabdirashiid Xaaji Cabdi, ayaa gaaray magaalada...

Golaha Wasiirrada Soomaaliya oo ansixiyay Hindise-sharciyeedyo iyo Heshiisyo Muhiim ah

Golaha Wasiirrada Soomaaliya oo ansixiyay Hindise-sharciyeedyo iyo Heshiisyo Muhiim ah

April 2, 2026
0

Golaha Wasiirrada Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, oo maanta yeeshay kulankoodii toddobaadlaha ahaa ayaa ansixiyey Hindise-sharciyeedyo, Heshiisyo iyo Xeer—nidaamiyayaal muhiim ah...

Shirweynaha Sannadlaha ah ee GANHRI oo si rasmi ah loogu soo gabagabeeyay Geneva

Shirweynaha Sannadlaha ah ee GANHRI oo si rasmi ah loogu soo gabagabeeyay Geneva

April 2, 2026
0

Shirweynaha sanadlaha ah ee Ururrada Xuquuqul Insaanka caalamka ee (GANHRI), oo muddo saddex maalmood ah ka socday magaalada Geneva, ayaa...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In