Saturday, April 11, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Maamulka Magaalada Beydhabo Oo Faah Faahin Ka Bixiyay Howlgalo La Sameeyay “Dhageyso”

Abdirahman Gacaltooyo by Abdirahman Gacaltooyo
10 years ago
in Wararka
0
Maamulka Magaalada Beydhabo Oo Faah Faahin Ka Bixiyay Howlgalo La Sameeyay “Dhageyso”

SONY DSC

0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Guddoomiyaha magaalada Beydhabo ee xarunta gobalka Baay C/llaahi Watiin oo la Hadlay Radio Muqdisho ayaa Faah faahiyay howlgallo Lagu soo qab qabtey Tiro dad oo lagu tuhmayo in ay ka dambeeyeen falalkii qaraxyadda ee ka dhacay Magaaladaasi.

Howlgaladani lagu soo qabtay dadkani ayaa waxa ay ka dhaceen xaafadaha Magaalada Beydhabo Iyo duleedka Magaalada  waxaana fuliyay ciidamadda Nisa iyo kuwa maamulka koonfur galbeed Soomaaliya oo iskaashanaya:” sidaa Waxaa yiri  Gudoomiye C/laahi Watiin.

Related posts

Wasiirka Arrimaha Dibadda XFS oo la kulmay xubno ka tirsan Dowladda Liibiya

Wasiirka Arrimaha Dibadda XFS oo la kulmay xubno ka tirsan Dowladda Liibiya

April 10, 2026
R/ Wasaaraha XFS oo goor dhow Muqdisho ka daah-furaya tartanka Orodada ee Marathon-ka

R/ Wasaaraha XFS oo goor dhow Muqdisho ka daah-furaya tartanka Orodada ee Marathon-ka

April 10, 2026

Mr Watiin oo sii hadlay ayaa sheegay in ciidamada ammaanka iyo maamulka degmada ay wadaan qorshayaal ay uga hortagayaan falalka argagaxisada ay u maleegaan shacbiga Soomaaliyeed, oo uu sheegay in had iyo jeer ay ku dadaalaan la socodka iyo dabagalka dhagar qabayaasha ku dhex dhuumaaleysanayaan.

Guddoomiyaha degmada Beydhabo mudane C/llaahi Watiin oo hadalkiisa sii wata ayaa soo hadal qaaday horumarka magaalada , waxaana uu tilmaamay in magaalada bilicdeeda ay tahay mid aad u wanaagsan islamarkaana ganacsi xoog leh oo sii kordhaya uu ka jiro.

Halkani Ka Dhageyso 

wareysi gudoomiyaha degmada Beydhabo 11-03-2016

Previous Post

Faah Faahin Safarka Taliyaha Ciidanka Boliiska Ee Talyaaniga

Next Post

Munaasabad Lagu Hirgaliyay Barnaamijka Dariseynta Oo Kaaraan Lagu Qabtay

Next Post
Dhoolatus ay sameynayaan ciidanka booliska oo Muqdisho ka socda

Munaasabad Lagu Hirgaliyay Barnaamijka Dariseynta Oo Kaaraan Lagu Qabtay

Wasiirka Arrimaha Dibadda XFS oo la kulmay xubno ka tirsan Dowladda Liibiya

Wasiirka Arrimaha Dibadda XFS oo la kulmay xubno ka tirsan Dowladda Liibiya

April 10, 2026
0

Wasiirka Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga ah ee Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Cabdisalaan Cabdi Cali, ayaa gaaray Magaalada Tripoli ee...

R/ Wasaaraha XFS oo goor dhow Muqdisho ka daah-furaya tartanka Orodada ee Marathon-ka

R/ Wasaaraha XFS oo goor dhow Muqdisho ka daah-furaya tartanka Orodada ee Marathon-ka

April 10, 2026
0

R/ Wasaaraha Xukuumadda faderaalka Sooaaliya Mudane Xamsa cabdi Barre ayaa lagu wadaa in saacadaha soo socda uu Magaalada Muqdisho ka...

Wasiirka Arrimaha Dibadda XFS oo gaaray Caasimadda Liibiya ee Tripoli

Wasiirka Arrimaha Dibadda XFS oo gaaray Caasimadda Liibiya ee Tripoli

April 9, 2026
0

Wasiirka Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga ah ee Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Cabdisalaan Cabdi Cali, ayaa gaaray magaalada Tripoli, caasimadda...

Wasiirka Wasaaradda Qoyska XFS  oo kormeertay xarunta Tuullada Carruurta SOS

Wasiirka Wasaaradda Qoyska XFS oo kormeertay xarunta Tuullada Carruurta SOS

April 9, 2026
0

Wasiirka Wasaaradda Qoyska iyo Hormarinta Xuquuqul Insaanka XFS Amb Khadiija Maxamed Al-Makhzoumi ayaa maanta kormeer howleed ku tagtay xarunta Tuullada...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In