Wednesday, March 25, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Maamulka Rabdhuure oo codsaday in argagixisada laga xoreeyo Degmada Rabdhuure

Mohamed M Hassan by Mohamed M Hassan
7 years ago
in Wararka
0
Maamulka Rabdhuure oo codsaday in argagixisada laga xoreeyo Degmada Rabdhuure
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Maamullka Degmada Rabdhuure ayaa sheegay in shacabkii ka soo jeeday deegaankaasi ay xaalad dhibaato ku heysato Degmada Xudur, ayna u baahanyihiin in dib loogu xoreeyo degmadii ay ka soo barakaceen.

Related posts

Xukunka Ninkii Basaasay Feeryahanad Ramla Cali iyo Kooxdiisa

Xukunka Ninkii Basaasay Feeryahanad Ramla Cali iyo Kooxdiisa

March 24, 2026
Taliyaha Ciidanka Xoogga Dalka oo kulan mira dhal ah la qaatay Major General Claude K.

Taliyaha Ciidanka Xoogga Dalka oo kulan mira dhal ah la qaatay Major General Claude K.

March 24, 2026

Cabdullaahi Iidow Axmed Guddoomiyaha Degmada Rabdhuure oo la hadlay Radio Muqdisho ayaa sheegay in qoysas badan oo ka soo jeeda Rabdhuure ay barakac ku yihiin Degmada Xudur, isla markaana ay halkaasi ku heysato xaalado nololeed oo aad u liidata.

“Waxaan ka codsaneynaa Dowladda Dhexe iyo Maamulka Koonfur Galbeed in shacabka ku dhibaateysan Xudur ee ka soo barakacay Rabdhuure kaalmo lala soo gaaro, isla markaana loo xureeyo degmadii ay ka soo jeedeen, maadaama ay Xudur ku heysato xaalado nololeed oo aad u liidato”ayuu yiri Guddoomiyaha Rabdhuure.

Guddoomiyaha ayaa xusay in kan maamul ahaan ay qorsheynayaan sidii mashaariic looga hirgelin lahaa Rabdhuure, balse loo baahanyahay in deegaankaasi laga cirib tiro argagixisada Al-Shabaab.

Previous Post

Wasiir Beyle oo sheegay inaanay Soomaaliya ahayn Waddanka ugu musuq-maasuqa badan Dunida

Next Post

Wasaaradda Qorsheynta oo shir wadatashi ah ka furtay Kismaayo “SAWIRRO”

Next Post
Wasaaradda Qorsheynta oo shir wadatashi ah ka furtay Kismaayo “SAWIRRO”

Wasaaradda Qorsheynta oo shir wadatashi ah ka furtay Kismaayo "SAWIRRO"

Xukunka Ninkii Basaasay Feeryahanad Ramla Cali iyo Kooxdiisa

Xukunka Ninkii Basaasay Feeryahanad Ramla Cali iyo Kooxdiisa

March 24, 2026
0

Cabdisalaam Maxamed Xasan, Cabdullahi Cusmaan Maxamed, Cabdinaasir Cumar Axmed Subeyr, Faadumo Cismaan Subeyr Cali iyo Leylo Seef Faarax Axmed, Ayaa...

Taliyaha Ciidanka Xoogga Dalka oo kulan mira dhal ah la qaatay Major General Claude K.

Taliyaha Ciidanka Xoogga Dalka oo kulan mira dhal ah la qaatay Major General Claude K.

March 24, 2026
0

Taliyaha Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed, Sarreeye-Guuto Ibraahim Maxamed Maxamuud, ayaa kulan muhiim ah la qaatay Taliyaha Taliska Hawlgallada Gaarka ah...

Wasaaradda Arrimaha Gudaha XFS oo maamul cusub u magacawday degmada Waajid

Wasaaradda Arrimaha Gudaha XFS oo maamul cusub u magacawday degmada Waajid

March 24, 2026
0

Wasaaradda Arrimaha Gudaha, Federaalka iyo dib u heshiisiinta ee Xukuumadda Federaalka Soomaaliya (XFS) ayaa si rasmi ah u magacawday maamulka...

Tababar lagu baranaayo aqoonta beeraha oo Muqdisho ka socda

Tababar lagu baranaayo aqoonta beeraha oo Muqdisho ka socda

March 24, 2026
0

Agaasimaha Guud ee Wasaaradda Beeraha iyo Waraabka JFS. Eng.Maxamed Xassan Cabdulle ayaa furay tababar aqoon kororsi ah oo ku saabsan...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In