Saturday, October 17, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Maamulka Sh/hoose oo faahfaahiyey la wareegidii deegaanka Bariire

Liibaan Lugcad by Liibaan Lugcad
7 years ago
in Wararka
0
Sidee Gobolka Shabeellaha Hoose uga socda howlgalka lagu ciribtirayo Al-Shabaab?+(Dhageyso)
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Ciidanka xooga dalka Soomaaliyeed gaar ahaan kuwa sida gaarka ah u tababaran ee loo yaqaano Danab ayaa saakay maleeshiyaadka kooxda argagaxixisada Al Shabaab kala wareegay deegaanka Bariirre ee Gobolka Shabeelaha hoose kadib weerar qorsheysan oo halkaasi ka dhacay.

 

Related posts

Gurmad loo fidiyay dadkii ay daadadku ku saameeyeen Xarardheere

Gurmad loo fidiyay dadkii ay daadadku ku saameeyeen Xarardheere

October 17, 2026
Aqoon isweydaarsi ku saabsan warbaahinta oo xubno ka socda Wasaaradda Warfaafinta uga furmay dalka Shiinaha

Aqoon isweydaarsi ku saabsan warbaahinta oo xubno ka socda Wasaaradda Warfaafinta uga furmay dalka Shiinaha

October 17, 2026

Maleeshiyaadka argagaxisada Al Shabaab ayaa isaga cararay deegaanka Bariirre oo mudooyinkan ay ku dhibaateeynayeen shacabka Soomaaliyeed isla markaana howlgalkaan uu u dhacay sida loo qorsheeyay sida uu Radio Muqdisho u sheegay Gudoomiyaha Gobolka Shabeelaha hoose Ibraahim Aadan Najax.

Ciidanka Danab ayaa markii ay la wareegeen deegaanka Bariirre kadib waxaa ay halkaasi ka bilaabeen howlgalo ay ku baacsanayaan firxadka kooxda argagaxisada ah Al Shabaab si ay uga cirib tiraan haraadiga kooxdaasi iyo sidoo kale howlgalo lagu baarayo Wadooyinka deegaanka Bariirre si looga hortago miinooyinka ay ku aaseen Wadooyinka loo soo saaro.

Maamulka Gobolka hoose ayaa sheegay in deegaanka Bariirre ay dhawaan geynayaan maamul iyo nidaamka Dowladnimo si loogu adeeego shacabka Soomaaliyeed ee deegaankaasi ku nool iyo sido kale in  halkaasi la geyn doono gurmad dag dag ah inta aan la gaarin bisha barakeysan ee ramadaan oo maalmo ay naga xigaan.

Gudoomiye Najax ayaa Radio Muqdisho u sheegay in rajo wanaagsan ay ka qabaan in ciidamada dowlada ay deegaanada kale ee Gobolka ka  saari doonaan haraadiga kooxda Shabaab.

Ciidamada xooga dalka ayaa baacsanaya Shabaabka ku dhuumaaleysanaya qeybo kamid ah Gobolka Sh/Hoose.

Previous Post

Dhambaalka Madaxweynaha ee Maalinta Shaqaalaha Adduunka 1da May

Next Post

Xuska Maalinta Shaqaalaha Adduunka oo lagu qabtay Gaalkacyo

Next Post
Munaasabad looga hadlayay Waxqabadka Ciidanka Xasilinta Booliiska Mudug oo lagu qabtay Gaalkacyo

Xuska Maalinta Shaqaalaha Adduunka oo lagu qabtay Gaalkacyo

Gurmad loo fidiyay dadkii ay daadadku ku saameeyeen Xarardheere

Gurmad loo fidiyay dadkii ay daadadku ku saameeyeen Xarardheere

October 17, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Maamulka Degmada Xarardheere, oo uu ugu horreeyo Guddoomiyaha Degmada, Caseyr Ibrahim Mataan, iyo Ciidamada Xoogga Dalka Soomaaliyeed (XDS), ayaa...

Aqoon isweydaarsi ku saabsan warbaahinta oo xubno ka socda Wasaaradda Warfaafinta uga furmay dalka Shiinaha

Aqoon isweydaarsi ku saabsan warbaahinta oo xubno ka socda Wasaaradda Warfaafinta uga furmay dalka Shiinaha

October 17, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Tababar socon doona muddo 21 maalmood ah ayaa magaalada Jinhua ee gobolka Zhejiang, Jamhuuriyadda Shacabka Shiinaha, uga furmay 27...

Madaxweynd Xasan Sheekh oo kormeeray markabka shidaal-qodista Soomaaliya

Madaxweynd Xasan Sheekh oo kormeeray markabka shidaal-qodista Soomaaliya

October 17, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa kormeer shaqo ku tagay markabka Çağrı Bey, oo ku sugan...

WASIIRKA WARFAAFINTA XFS OO BOOQDAY BANDHIGGA SOM SOUK EXPO

WASIIRKA WARFAAFINTA XFS OO BOOQDAY BANDHIGGA SOM SOUK EXPO

October 15, 2026
0

Wasiirka Wasaaradda Warfaafinta, Dhaqanka iyo Dalxiiska Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Cabdifataax Qaasim Maxamuud ayaa caawa booqday bandhigga ganacsiga ee Som...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In