Monday, September 28, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Maamulka Shirkadda FAVORI oo faah faahin ka bixiyay horumarka garoonka Aadan Cadde “DAAWO”

Mohamed M Hassan by Mohamed M Hassan
11 years ago
in Wararka
0
Maamulka Shirkadda FAVORI oo faah faahin ka bixiyay horumarka garoonka Aadan Cadde “DAAWO”
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Maareeyaha dhanka amniga ee shirkadda FAVORI Hakan Aydin oo maanta Warbaahinta kula hadlay garoonka diyaaradaha caalamiga ah ee Aadan Cadde ayaa tilmaamay in terminalka cusub ee garoonka uu u sameysanyahay si la mid ah kuwa caalamka, isla markaana uu hoolwaliba leeyahay masjid ay dadka ku tukadaan, goobo lagu baarayo, alaabaha ay wataan iyo saashado ay kala socon karaan xilliyada uu duulimaadkooda baxayo.

Mr Hakan ayaa xusay inay jirto horumar xagga duulimaadka ah, isla markaana ay uu farqi weyn u dhexeyso sanadihii 2013-ka iyo 2014-ka, taasi oo uu ku sheegay in ay tahay tallaabo horumar leh, marka loo eego duulimaadyada garoonka bixi jiray.

Related posts

𝐑𝐚’𝐢𝐢𝐬𝐮𝐥 𝐖𝐚𝐬𝐚𝐚𝐫𝐞 𝐗𝐚𝐦𝐬𝐚 𝐨𝐨 𝐭𝐚𝐛𝐚𝐛𝐚𝐫 𝐮𝐬𝐨𝐨 𝐱𝐢𝐫𝐞𝐲 𝐃𝐮𝐟𝐜𝐚𝐝𝐝𝐢𝐢 𝟏𝟐-𝐚𝐚𝐝 𝐞𝐞 𝐂𝐢𝐢𝐝𝐚𝐧𝐤𝐚 𝐊𝐮𝐦𝐚𝐚𝐧𝐝𝐨𝐨𝐬𝐤𝐚 𝐃𝐚𝐧𝐚𝐛 

𝐑𝐚’𝐢𝐢𝐬𝐮𝐥 𝐖𝐚𝐬𝐚𝐚𝐫𝐞 𝐗𝐚𝐦𝐬𝐚 𝐨𝐨 𝐭𝐚𝐛𝐚𝐛𝐚𝐫 𝐮𝐬𝐨𝐨 𝐱𝐢𝐫𝐞𝐲 𝐃𝐮𝐟𝐜𝐚𝐝𝐝𝐢𝐢 𝟏𝟐-𝐚𝐚𝐝 𝐞𝐞 𝐂𝐢𝐢𝐝𝐚𝐧𝐤𝐚 𝐊𝐮𝐦𝐚𝐚𝐧𝐝𝐨𝐨𝐬𝐤𝐚 𝐃𝐚𝐧𝐚𝐛 

September 28, 2026
Guddoomiyaha Hay’adda SoDMA oo qaabilay Taliyaha Ciidanka Badda

Guddoomiyaha Hay’adda SoDMA oo qaabilay Taliyaha Ciidanka Badda

September 28, 2026

“Tan iyo intii aan hawl bilawnay sannadkii 2014, waxaa tirada guud ee duulimadka sannadkaas oo kaliya uu noqday 18,498, kuwaas oo dhamaan ah dulimaad caalami ah oo bixitaan iyo imaanshaba isuga jira, hadda waxaa dhamaanaya bishii afaraad ee sannadka waxaana duulimaadka uu marayaa 5,528, sannadkii 2013 tirada guud ee rakaabka diyaarada heer calami iyo heer gudaha ahba waa 119,954 halka 2014 ay tiradaas noqotay 439,879 waa farqiga statistics ahaan ee u dhaxeeya labadaa sanno” ayuu yiri Mr Hakan.

Maareeyaha dhanka amniga ee shirkadda FAVORI ayaa tilmaamay in roobadkii dhawaan ka da’ay caasimadda ay saameyn ku yeesheen Terminalka cusub, haatanna ay ku guulesteen in ay dib u habeyn ku sameeyaan meelihii uu roobka ka soo da’ay, waxaana uu xusay in xilligii ay soo gabo gabeeynaeen dhismaha Terminalka aysan jirin hab ay ku ogaan kareen meelaha uu iminka roobku ka soo galay.

“Roob culus ayaa da’ay todobaadkii la soo dhaafay kaasoo socday muddo laba saac ah, waxaana uu dhibaato u gaystay saqafka sare ee dhismaha garoonka, laakiin waxa uu ahaa waxyar oo la dayactiri karay, waan ogaanay meelaha saameynta roobka uu ku yeeshay waana dayac tirnay, dhibaatadaas hadda waa lagu guuleystay xalinteeda” ayuu Hakan Aydin hadalkiisa ku daray.

Terminalka cusub ee garoonka Aadan Cadde oo dhismahiisu ay si rasmi ah u bilaabatay 1-dii april ee sanadkii tegay, laguna soo gabo gabeeyay dhismahihiisa wax ka yar sanad ayaa bulshada Soomaaliyeed waxa ay aad ugu riyaaqeen qaab dhismeedka garoonka.

DAAWO

vlcsnap-2015-04-27-18h28m26s226 vlcsnap-2015-04-27-18h28m38s108 vlcsnap-2015-04-27-18h28m47s203 vlcsnap-2015-04-27-18h29m29s89 vlcsnap-2015-04-27-18h29m50s58 vlcsnap-2015-04-27-18h30m10s15 vlcsnap-2015-04-27-18h30m19s97 vlcsnap-2015-04-27-18h31m06s58 vlcsnap-2015-04-27-18h31m18s177

Previous Post

Madaxweynaha oo soo dhoweeyay dhismaha baarlamanka Maamulka KMG ee Jubba

Next Post

Soomaali lagu xir xiray dalka South Africa

Next Post
Soomaali lagu xir xiray dalka South Africa

Soomaali lagu xir xiray dalka South Africa

𝐑𝐚’𝐢𝐢𝐬𝐮𝐥 𝐖𝐚𝐬𝐚𝐚𝐫𝐞 𝐗𝐚𝐦𝐬𝐚 𝐨𝐨 𝐭𝐚𝐛𝐚𝐛𝐚𝐫 𝐮𝐬𝐨𝐨 𝐱𝐢𝐫𝐞𝐲 𝐃𝐮𝐟𝐜𝐚𝐝𝐝𝐢𝐢 𝟏𝟐-𝐚𝐚𝐝 𝐞𝐞 𝐂𝐢𝐢𝐝𝐚𝐧𝐤𝐚 𝐊𝐮𝐦𝐚𝐚𝐧𝐝𝐨𝐨𝐬𝐤𝐚 𝐃𝐚𝐧𝐚𝐛 

𝐑𝐚’𝐢𝐢𝐬𝐮𝐥 𝐖𝐚𝐬𝐚𝐚𝐫𝐞 𝐗𝐚𝐦𝐬𝐚 𝐨𝐨 𝐭𝐚𝐛𝐚𝐛𝐚𝐫 𝐮𝐬𝐨𝐨 𝐱𝐢𝐫𝐞𝐲 𝐃𝐮𝐟𝐜𝐚𝐝𝐝𝐢𝐢 𝟏𝟐-𝐚𝐚𝐝 𝐞𝐞 𝐂𝐢𝐢𝐝𝐚𝐧𝐤𝐚 𝐊𝐮𝐦𝐚𝐚𝐧𝐝𝐨𝐨𝐬𝐤𝐚 𝐃𝐚𝐧𝐚𝐛 

September 28, 2026
0

Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xamsa Cabdi Barre, ayaa Dugsiga Tababarka Shahiid G/le Xasan Tuure tababar ugu soo...

Guddoomiyaha Hay’adda SoDMA oo qaabilay Taliyaha Ciidanka Badda

Guddoomiyaha Hay’adda SoDMA oo qaabilay Taliyaha Ciidanka Badda

September 28, 2026
0

Guddoomiyaha Hay’adda Maareynta Musiibooyinka Qaranka Soomaaliyeed (SoDMA), Mudane Maxamuud Macallin Cabdulle, ayaa maanta Xarunta Hay’adda kulan kula qaatay Taliyaha Ciidanka...

Ololaha Taageerada Musharraxiinta Ururka Siyaasadeedka Talo Qaran oo lagu qabtay Degmada Guriceel

Ololaha Taageerada Musharraxiinta Ururka Siyaasadeedka Talo Qaran oo lagu qabtay Degmada Guriceel

September 28, 2026
0

Waxaa Degmada Guriceel ka qabsoomay kulan iyo olole ballaaran oo lagu taageerayey musharraxiinta Ururka Siyaasadeedka Talo Qaran ee u taagan...

Hay’adda SoDMA oo diyaarisay motooro loogu talagalay in biyaha lagu dhuuqo

Hay’adda SoDMA oo diyaarisay motooro loogu talagalay in biyaha lagu dhuuqo

September 27, 2026
0

Hay’adda Maareynta Musiibooyinka Qaranka Soomaaliyeed (SoDMA), oo kaashanaysa Wasaaradda Gargaarka iyo Maareynta Musiibooyinka ee Jubbaland, ayaa diyaarisay 10 matoor oo...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In