Sunday, October 11, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Dhageyso: Maamuulka G/Banaadir oo baaq udiiray shirkadaha korontada muqdisho

Abdirahman Gacaltooyo by Abdirahman Gacaltooyo
9 years ago
in Wararka
0
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Howlwadeenada dowlada Hoose ee Xamar ay dib ugu howl galinayaan ley raarka ileyska Qoraxda ku shaqeeya ee u dansana cilaado farsamo ayaa laga fuliyey qeybo ka mid ah inta u dhaxeysa Xarunta Xero gaadiid iyo taalada xaawo taako.

intii ay ka shaqeynayeen farsamo yaqaanada dowlada hoose ee xamar dib u howlgalinta leyrarkan ayaa waxaa soo garay guddoomiyaha Gobolka Banaadir iyo ku xigeenkiisa dhanka Amniga iyo siyaasada oo ku dhiiri galinaayey farsamo yaqaanadu iney soo celiyaan iftiinki wadooyinka waaweyn ee xamar.

Related posts

Guddoomiyaha Golaha Shacabka ee BJFS oo kulan la qaatay Guddiga Xuquuqul Insaanka ee Golaha

Guddoomiyaha Golaha Shacabka ee BJFS oo kulan la qaatay Guddiga Xuquuqul Insaanka ee Golaha

October 11, 2026
Ciidanka Xoogga Dalka oo hawlgallo ka wada qaybo ka mid ah gobolka Hiiraan

Ciidanka Xoogga Dalka oo hawlgallo ka wada qaybo ka mid ah gobolka Hiiraan

October 11, 2026

Guddoomiye ku xigeenka Amniga iyo siyaasadda ee maamulka gobolka banaadir Mudane Maxamed Cabdullahi Maxamed Tuulax  oo warbaahinta dowlada u sharaxey qorshaha dib loogu howlgalinaayo soolarada xamar.

Sido kale godoomiye ku xigeenka Amniga iyo siyaasada ayaa shirkadaha gaarka looleeyahey ee korantada siiiya dadka ku dhaqan xamar ugu baaqey iney nalal ka hirgaliyaan xaafadaha soolarku uusan gaarin.

Dhageyso:Codka Guddoomiye ku xigenka Amniga iyo siyaasadda gobolka Banaadir

http://www.radiomuqdisho.so/wp-content/uploads/2018/03/guddoomiyaha-amniiga.mp3

Previous Post

Dhageyso: kulan ay yeelanayaan mudaanyaasha aqalka sare ee dalka oo looga hadalayo amaanka dalka iyo hishiiska hay’adda DP World

Next Post

Dhageyso: wasaarada hawlaha guud ee XFS oo sheegtay in dib u dayactiri lagu sameynayo xaruunta wasaarada hawlaha guud

Next Post
Dhageyso: wasaarada hawlaha guud ee XFS oo sheegtay in dib u dayactiri lagu sameynayo xaruunta wasaarada hawlaha guud

Dhageyso: wasaarada hawlaha guud ee XFS oo sheegtay in dib u dayactiri lagu sameynayo xaruunta wasaarada hawlaha guud

Guddoomiyaha Golaha Shacabka ee BJFS oo kulan la qaatay Guddiga Xuquuqul Insaanka ee Golaha

Guddoomiyaha Golaha Shacabka ee BJFS oo kulan la qaatay Guddiga Xuquuqul Insaanka ee Golaha

October 11, 2026
0

Guddoomiyaha Golaha Shacabka ee Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya, Mudane Cabdulqaadir Maxamed Nuur (Jaamac), ayaa kulan muhiim la qaatay Guddiga Xuquuqul Insaanka,...

Ciidanka Xoogga Dalka oo hawlgallo ka wada qaybo ka mid ah gobolka Hiiraan

Ciidanka Xoogga Dalka oo hawlgallo ka wada qaybo ka mid ah gobolka Hiiraan

October 11, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed ayaa howlgallo ballaaran oo ka dhan ahKhawaarijta,ka wada deegaano hoostaga degmada Maxaas ee gobolka Hiiraan....

Wasiirka Warfaafinta oo la kulmay Lataliyaha Barnaamijka La-dagaallanka Argagixisada ee Bariga Africa

Wasiirka Warfaafinta oo la kulmay Lataliyaha Barnaamijka La-dagaallanka Argagixisada ee Bariga Africa

October 11, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Wasiirka Wasaaradda Warfaafinta, Dhaqanka iyo Dalxiiska Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Cabdifataax Qaasim Maxamuud ayaa xafiiskiisa ku qaabilay Mr. Robert...

Wasiirka Caddaaladda XFS oo la kulmay dhiggiisa dalka Turkiga

Wasiirka Caddaaladda XFS oo la kulmay dhiggiisa dalka Turkiga

October 10, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Wasiirka Wasaaradda Caddaaladda iyo Arrimaha Dastuurka Xukuumadda JFS Mudane Xasan Macallin Maxamuud oo Magaalada Istanbuul ee dalka Turkiga u...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In