Friday, October 2, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Maanlinta Deegaanka Aduunka Oo Maanta Laga Xusay Xaafada Islii “Sawirro”

Abdirahman Gacaltooyo by Abdirahman Gacaltooyo
11 years ago
in Wararka
0
Maanlinta Deegaanka Aduunka Oo Maanta Laga Xusay Xaafada Islii “Sawirro”
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Munaasabad balaaran oo lagu maamuusayey maalinta deegaanka aduunka ayaa maanta lagu qabtay xaafada islii ee magaalada Nairobi gaar ahaan dugsiga hoose ee Eastligh Airbase,waxaana munaasabadasi kasoo qeyb galay mas’uuliyyin uu kamid ahaa xildhibaanka laga soo doorto xaafada islii xildhibaan Yuusuf Xasan Cadbi iyo mas’uuliyiin kale oo ka socday dowlada hoose ee degmada kamakunji.

Intii ay socotay munaasabadda ayaa waxaa dhir lagu beeray qeybo kamid ah xaafada islii,iyadoo uu xildhibaanku ku talaalay geedkii ugu horeeyey dugsiga Hoose ee Eastliegh Airbase School.

Related posts

Danjiraha dalka Austria oo Booqasho ku timid xarunta Safaaradda Soomaaliya

Danjiraha dalka Austria oo Booqasho ku timid xarunta Safaaradda Soomaaliya

October 1, 2026
Guddoomiyaha Golaha Shacabka BJFS iyo wafdi uu hoggaaminayo oo gaaray Tanzania

Guddoomiyaha Golaha Shacabka BJFS iyo wafdi uu hoggaaminayo oo gaaray Tanzania

October 1, 2026

Xildhibaan Yuusuf Xasan Cabdi ayaa sidoo kale xariga ka jaray qeybo cusub oo lagu kordhiyey dhismaha Dugsigan Eastligh Airbase School dhismahaasi oo dhaqaalaha ku baxay ay iska kaashadeen sanduuqa horumarinta degmooyinka ee CDF-ta loo yaqaano iyo xafiiska xildhibaanka,iyadoo la shaaciyey in dhawaan laga hirgalin doono iskuulka dhismaha machad farsamo oo noqon doona kii ugu horeeyey ee noociisa ah oo ay yeelato xaafadan islii.

Xildhibaan Yuusuf Xasan Cabdi ayaa ka codsaday bulshada ku nool xaafada islii inay laamaha ammaanka ee dowlada kala shaqeeyaan sidii loo sugi lahaa ammaanka xaafadan islii “ kuligeen hal cadow ayeynu leenahay cadawgaas oo ah kan aad kasoo qaxdeen anagana halkan nagu dhibaya kaasoo loo baahanyahay in aynu ka wada shaqeyno sidii aynu isaga qaban laheyn ”

Munaasabadan ayaa waxaa kasoo qeyb galay arday farabadan ooo wax ka barata dugsiyada xaafadan islii, waalidiin iyo dadweyne kale ayaa waxaa xildhibaanka lagaga codsaday inuu wax ka qabto dhibaatooyinka soo noqnoqday ee shacabka soomaaliyeed kala kulmaan ciidamada ammaanka ee dalkani kenya iyo in la joogteeyo horumarada noocan oo kale ah ee dhanka waxbarashada.

IMG_0299 IMG_0300 IMG_0317 IMG_0321 IMG_0330 IMG_0334 IMG_0338 IMG_0340 IMG_0352 IMG_0372 IMG_0373 IMG_0375 IMG_0388 IMG_0394 IMG_0399 IMG_0401 IMG_0404 IMG_0439 IMG_0443 IMG_0458 IMG_0471 IMG_0479 IMG_0481

Cabdiraxmaan Cumar Cabdi ( Cabdiraxman Somali )

Warbaahinta Qaranka .

Nairobi Kenya.

 

Previous Post

Muhiimadda Waxbarashada

Next Post

Taliyaha Hey’adda Nabad Sugida Qaranka Oo Booqday Ceelasha Biyaha Dadka Shacabka Ahna Xogwareystay “Sawirro”

Next Post
Taliyaha Hey’adda Nabad Sugida Qaranka Oo Booqday Ceelasha Biyaha Dadka Shacabka Ahna Xogwareystay  “Sawirro”

Taliyaha Hey’adda Nabad Sugida Qaranka Oo Booqday Ceelasha Biyaha Dadka Shacabka Ahna Xogwareystay "Sawirro"

Danjiraha dalka Austria oo Booqasho ku timid xarunta Safaaradda Soomaaliya

Danjiraha dalka Austria oo Booqasho ku timid xarunta Safaaradda Soomaaliya

October 1, 2026
0

Danjiraha Jamhuuriyadda Austria u qaabilsan Kenya una magacaaban dalka Soomaaliya, Marwa Dr. Simone Knapp, ayaa booqasho ku timid Xarunta Safaaradda...

Guddoomiyaha Golaha Shacabka BJFS iyo wafdi uu hoggaaminayo oo gaaray Tanzania

Guddoomiyaha Golaha Shacabka BJFS iyo wafdi uu hoggaaminayo oo gaaray Tanzania

October 1, 2026
0

Guddoomiyaha Golaha Shacabka ee Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya Mudane Cabdulqaadir Maxamed Nuur (Jaamac) iyo wafdi uu hogaaminayo ayaa gaaray Magaalada Arusha...

Wasiirka Waxbarashada XFS oo kulan la qaatay Wasiir Ku-xigeenka Waxbarashada Turkiga

Wasiirka Waxbarashada XFS oo kulan la qaatay Wasiir Ku-xigeenka Waxbarashada Turkiga

October 1, 2026
0

Wasiirka Wasaaradda Waxbarashada, Hiddaha iyo Tacliinta Sare, Mudane Faarax Sheekh Cabdulqaadir, ayaa Ankara kula kulmay Wasiir Ku-xigeenka Wasaaradda Waxbarashada Türkiye,...

SoDMA oo  kulanka ansixinta Qaab-dhismeedka Soo-kabashada isugu yeertay Hay’adaha Dowladda JFS

SoDMA oo kulanka ansixinta Qaab-dhismeedka Soo-kabashada isugu yeertay Hay’adaha Dowladda JFS

October 1, 2026
0

Hay’adda Maareynta Musiibooyinka Qaranka Soomaaliyeed (SoDMA) ayaa magaalada Muqdisho ku qabatay kulan ay isugu yeertay Wasaaradaha iyo Hay’adaha Dowladda Federaalka...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In