Tuesday, February 3, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Maareeyaha cusub ee Hay’adda Duulista Rayidka oo kulan soo dhaweyn ah loo sameeyay “SAWIRRO”

Mohamed M Hassan by Mohamed M Hassan
6 years ago
in Wararka
0
Maareeyaha cusub ee Hay’adda Duulista Rayidka oo kulan soo dhaweyn ah loo sameeyay “SAWIRRO”
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Taliska ciidanka booliska Soomaaliyeed gaar ahaan Saldhiga Booliska Garoonka Aadan Cadde ayaa maanta kulan soo dhaweyn ah u sameeyay Maareeyaha cusub ee hay’adda Duulista Rayidka Axmed Macalin Xasan ee dhawaan Madaxweynaha dalka u magacaabay iyo sidoo kale dhameysirka Hay’adda Duulista.

Munnaasabadda oo lagu qabatay saldhiga garoonka Adan Cadde ayaa waxaa ka qeyb-galay dhammaan hay’addaha ka howl-galla Garoonka Sida ,Booliska ,nabad sugida, Maamulka garoonka, Hay’adda socdaalka iyo Jinsiyadda, Wasaaradda Maaliyadda,iyo ururada diyaaradaha qaabilsan.

Related posts

Ra’iisul Wsaaraha XJFS oo xarigga ka jaray waddo casri ah oo laga hirgaliyey Degmada Wadajir ee Muqdisho

Ra’iisul Wsaaraha XJFS oo xarigga ka jaray waddo casri ah oo laga hirgaliyey Degmada Wadajir ee Muqdisho

February 3, 2026
Wafdi sare oo uu horkacayo guddoomiyaha guddiga doorashooyinka oo gaaray Baydhabo

Wafdi sare oo uu horkacayo guddoomiyaha guddiga doorashooyinka oo gaaray Baydhabo

February 3, 2026

Taliyaha Saldhiga Booliska Garoonka Aadan Cadde Cabdifitaax Bashiir Mire Cali iyo Cabdir Ashkir Jaamac Maareeeyaha Garoonka Aadan Cadde ayaa sheegay inay si xoogan ula shaqeynayaan Maareeyaha cusub, iyagoo Alle uga barayay  inuu u fududeyo masuuliyada loo ekmaday…cod

Axmed Macalin Xasan Maareeyaha Hay’adda Duulista Rayidka Soomaaliyeed  ayaa sheegay in ciidanka booliska ay yihiin laf dhabarka shaqada adag ee ka socota Garoonka ayna yihiin kuwa ugu horeeya ee loogu baahi badanyahay sugidda amniga.

Taliyaha Ciidanka Booliska Soomaaliyeed Jeneraal Cabdi Xasan Maxamed (Xijaar) ayaa ku booriyay in dhammaan hay’adaha ka howl-galla garoonka ay wadashaqeyn buuxda yeesheen, maadaama uu yahay halka laga daawanayo dowlanimada Soomaaliya.

Taliyaha Ciidanka Booliska Soomaaliyeed ayaa sidoo kale kormeeray xarunta Hay’adda Duulista Rayidka, waxaana uu ku booriyay in mas’uuliyadda culus ay u hayaan Ummadda Soomaaliyeed la adkeeyo si dalka uu ugaaro dowlad isku filan.

Previous Post

Wasiirka Maaliyadda XFS oo soo dhaweeyay lacag dhan $55 oo lagu kabay miisaaniyadda dowladda

Next Post

Kumaandooska DANAB oo Argagixisada Al-Shabaab ka saaray Deegaanno ka tirsan Gobolka Jubadda Hoose “SAWIRRO”

Next Post
Kumaandooska DANAB oo Argagixisada Al-Shabaab ka saaray Deegaanno ka tirsan Gobolka Jubadda Hoose “SAWIRRO”

Kumaandooska DANAB oo Argagixisada Al-Shabaab ka saaray Deegaanno ka tirsan Gobolka Jubadda Hoose “SAWIRRO”

Ra’iisul Wsaaraha XJFS oo xarigga ka jaray waddo casri ah oo laga hirgaliyey Degmada Wadajir ee Muqdisho

Ra’iisul Wsaaraha XJFS oo xarigga ka jaray waddo casri ah oo laga hirgaliyey Degmada Wadajir ee Muqdisho

February 3, 2026
0

Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xamsa Cabdi Barre, ayaa xarigga ka jaray waddo casri ah oo dhererkeedu yahay...

Wafdi sare oo uu horkacayo guddoomiyaha guddiga doorashooyinka oo gaaray Baydhabo

Wafdi sare oo uu horkacayo guddoomiyaha guddiga doorashooyinka oo gaaray Baydhabo

February 3, 2026
0

Guddoomiyaha Guddiga Doorashooyinka Madaxa-bannaan iyo Xuduudaha Qaranka Mudane Cabdikariin Axmed Xasan, Guddoomiye Mudane Yuusuf Cabduqaadir Maxamed iyo Xoghayaha Gudiga Mudane...

Haweeney horay dil u geysatay oo dil toogasho ah lagu fuliyey.

Haweeney horay dil u geysatay oo dil toogasho ah lagu fuliyey.

February 3, 2026
0

Magaalada Gaalkacyo ayaa waxaa toogasho lagu fuliyey Hodan Maxamuud Diiriye oo  Maxkamad ku taalla Puntland ay dil toogasho ah horay...

Duqeymo culus oo laga fuliyey deegaano hoostago Masaajid Cali Gaduud.

Duqeymo culus oo laga fuliyey deegaano hoostago Masaajid Cali Gaduud.

February 3, 2026
0

Duqeyn culus ayaa saacadihii dambe ee xalay lagu beegsaday Khawaari muddooyinkii dambe godad ka qodanayay deegaanka Geedi-xeyr oo Waqooyi kaga...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In