Sunday, October 11, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Maareeyaha dekadda Kismaayo oo beeniyay in dhuxul laga dhoofiyo Kismaayo

Mohamed M Hassan by Mohamed M Hassan
11 years ago
in Wararka
0
Shir lagu soo xulayo xildhibaanada maamulka Jubba oo Kismaayo ka furmaya
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Maareeyaha dakadda magaalada Kismaayo ee gobolka Jubbada Hoose Cabdullaahi Dubad Shiil ayaa sheegay inay la socdaan waxkasta oo ka baxa dakadda ayna been abuurtahay wararka sheegaya in si sharci darro ah wax looga dhoofiyo.

Maareeyaha oo lahadlay Radio Muqdisho ayaa tilmaamay in dekadda ay ka soo degaan waxyaabo kooban oo uu maamulka ka warqabo, isla markaana aysan jirin wax sharci darro ah oo dekadda ka soo dega ama laga dhoofiyo.

Related posts

Ciidanka Xoogga Dalka oo hawlgallo ka wada qaybo ka mid ah gobolka Hiiraan

Ciidanka Xoogga Dalka oo hawlgallo ka wada qaybo ka mid ah gobolka Hiiraan

October 11, 2026
Wasiirka Warfaafinta oo la kulmay Lataliyaha Barnaamijka La-dagaallanka Argagixisada ee Bariga Africa

Wasiirka Warfaafinta oo la kulmay Lataliyaha Barnaamijka La-dagaallanka Argagixisada ee Bariga Africa

October 11, 2026

“Waxaan xog ogaal ka ahay, waxa dekadda ka soo dega iyo waxa laga dhoofiyo, waxyar oo kooban ayaa ka so dega oo ay ka midtahay sonkorta oo ay ganacsatada magaalada ay keensadaan” ayuu yiri Maareeyaha.

Maareeyaha dakadda magaalada Kismaayo ee gobolka Jubbada Hoose Cabdullaahi Dubad Shiil ayaa been abuur ku tilmaamay in dekada magaalada Kismaayo laga dhoofiyo dhuxul, isagoo xusay in wargeysyada arrintaas wax ka qoray, ay xigasho been ah qaateen.

“Waxaan ogeyn dekadda kama bixi karaan, waana been abuur in dekadda laga dhoofiyo dhuxul, balse wargeysyada qoray ayaa waxa ay soo xiganayaan sawirro hore oo ka turjumaya in dekadda Kismaayo dhuxul laga dhoofiyo, taasi oo ahayd intii aan dowladda Federaalka ah mamnuucin dhoofinta dhuxusha” ayuu hadalkiisa ku daray Maareeyaha..

Previous Post

Wasiir Diini oo cambaareeyey weerarkii Nabad-diidku ku qaadeen Akaademiyada Kismaanyo

Next Post

Wasiirka Difaaca “Ciidanka X.D.S  waxay u tababaran yihiin dhowrista Xaquuqul Insaanka” SAWIRRO

Next Post
Wasiirka Difaaca “Ciidanka X.D.S  waxay u tababaran yihiin dhowrista Xaquuqul Insaanka” SAWIRRO

Wasiirka Difaaca “Ciidanka X.D.S  waxay u tababaran yihiin dhowrista Xaquuqul Insaanka” SAWIRRO

Ciidanka Xoogga Dalka oo hawlgallo ka wada qaybo ka mid ah gobolka Hiiraan

Ciidanka Xoogga Dalka oo hawlgallo ka wada qaybo ka mid ah gobolka Hiiraan

October 11, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed ayaa howlgallo ballaaran oo ka dhan ahKhawaarijta,ka wada deegaano hoostaga degmada Maxaas ee gobolka Hiiraan....

Wasiirka Warfaafinta oo la kulmay Lataliyaha Barnaamijka La-dagaallanka Argagixisada ee Bariga Africa

Wasiirka Warfaafinta oo la kulmay Lataliyaha Barnaamijka La-dagaallanka Argagixisada ee Bariga Africa

October 11, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Wasiirka Wasaaradda Warfaafinta, Dhaqanka iyo Dalxiiska Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Cabdifataax Qaasim Maxamuud ayaa xafiiskiisa ku qaabilay Mr. Robert...

Wasiirka Caddaaladda XFS oo la kulmay dhiggiisa dalka Turkiga

Wasiirka Caddaaladda XFS oo la kulmay dhiggiisa dalka Turkiga

October 10, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Wasiirka Wasaaradda Caddaaladda iyo Arrimaha Dastuurka Xukuumadda JFS Mudane Xasan Macallin Maxamuud oo Magaalada Istanbuul ee dalka Turkiga u...

Dowladda Soomaaliya oo cambaaraysay weerarka lagu qaaday xarunta korontada ee Masjidka Nabiga (NNKH) ee Magaalada Madiina

DFS oo cambaaraysay weerar lagu qaaday garoomo ku yaalla dalka Sacuudiga

October 10, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya waxay si xooggan u cambaareyneysaa weerarrada ay kooxda Xuutiyiintu ku qaadeen Garoonka Diyaaradaha Caalamiga ah ee...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In