Monday, March 30, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Maareeyaha Xarunta Gurmadka Degdega Ah Ee Xafiiska Ra’iisul Wasaaraha Oo Xilka La Wareegay

Fardowso Xasan by Fardowso Xasan
3 years ago
in Wararka
0
Maareeyaha Xarunta Gurmadka Degdega Ah Ee Xafiiska Ra’iisul Wasaaraha Oo Xilka La Wareegay
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Wasiir Dowlaha Xafiiska Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda federaalka, mudane Xirsi Jaamac Gaani, ayaa xilka u kula wareejiyay Mareeyihii hore Xarunta Qaran ee Gurmadka deg dega ah Xafiiska Ra’iisul Wasaaraha, mudane Cabdifataax Cabdi Nuur iyo Maareeyaha cusub ee Xarunta mudane Cabdiqaadir Faarax.

Wasiir Dowlaha Xafiiska Ra’iisul Wasaaraha Mudane Xirsi Jaamac Gaani, ayaa Mareeyihii hore ee Xarunta Qaran ee Gurmadka degdega ah Mudane Cabdifataax Cabdi Nuur uga mahadceliyay shaqadii wanaagsaneyd ee uu usoo qabtay Qaranka, isagoo Maareeyaha cusubna u rajeeyey in alle shaqada u fududeeyo.

Related posts

Madaxweynaha JFS oo qaabilay Danjireyaasha iyo wakiillada hay’adaha caalamiga ah ee ka hawlgala dalkeenna

Madaxweynaha JFS oo qaabilay Danjireyaasha iyo wakiillada hay’adaha caalamiga ah ee ka hawlgala dalkeenna

March 30, 2026
Ra’iisul Wasaaraha XFS oo magacaabay Wasiir ku-xigeenno

Ra’iisul Wasaaraha XFS oo magacaabay Wasiir ku-xigeenno

March 30, 2026

Previous Post

Lix afgembi oo laba sano gudahood ka dhacay Galbeedka iyo Bartamaha Afrika

Next Post

Madaxweynaha Dalka “Dadka Soomaaliyeed Waxa Ay Leeyihiin Maanta Hal Cadow Oo Ay Tahay In Ay Cudud Iyo Caqliba U Mideeyaan”

Next Post
Madaxweynaha Dalka “Dadka Soomaaliyeed Waxa Ay Leeyihiin Maanta Hal Cadow Oo Ay Tahay In Ay Cudud Iyo Caqliba U Mideeyaan”

Madaxweynaha Dalka “Dadka Soomaaliyeed Waxa Ay Leeyihiin Maanta Hal Cadow Oo Ay Tahay In Ay Cudud Iyo Caqliba U Mideeyaan”

Madaxweynaha JFS oo qaabilay Danjireyaasha iyo wakiillada hay’adaha caalamiga ah ee ka hawlgala dalkeenna

Madaxweynaha JFS oo qaabilay Danjireyaasha iyo wakiillada hay’adaha caalamiga ah ee ka hawlgala dalkeenna

March 30, 2026
0

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa maanta Aqalka Madaxtooyada Qaranka ku qaabilay danjireyaasha iyo wakiillada hay'adaha caalamiga...

Ra’iisul Wasaaraha XFS oo magacaabay Wasiir ku-xigeenno

Ra’iisul Wasaaraha XFS oo magacaabay Wasiir ku-xigeenno

March 30, 2026
0

Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xamsa Cabdi Barre ayaa soo saaray wareegto uu kumagaacabayo Wasiir Ku xigeenno cusub...

Xukuumadda Soomaaliya oo waraaqadaha dal ku galka kala noqotay Danjirihii la ceyriyay

FGS STATEMENT ON THE DEVELOPMENTS OF SOUTH WEST STATE

March 30, 2026
0

The Federal Government of Somalia has long sought to address the concerns of the South West State through measures intended...

Xukuumadda Soomaaliya oo waraaqadaha dal ku galka kala noqotay Danjirihii la ceyriyay

DFS oo ka warbixisay xaaladda Dowlad Goboleedka Koonfur Galbeed

March 30, 2026
0

Dowladda Federaalka ee Soomaaliya waxay in muddo ah ku mashquulsaneyd in arrimaha Dowlad Goboleedka Koonfuur Galbeed lagu xaliyo talo ay...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In