Wednesday, April 8, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Maareeyaha Xarunta Qaran ee howlaha Gurmadka Deg-degga oo qaabilay wafdi ka socday UNDP

Mohamed M Hassan by Mohamed M Hassan
2 years ago
in Wararka
0
Maareeyaha Xarunta Qaran ee howlaha Gurmadka Deg-degga oo qaabilay wafdi ka socday UNDP
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Maareeyaha Xarunta Qaran ee howlaha Gurmadka Deg-degga ah ee hay’adda SoDMA Mudane Xasan Cabdulqaadir Ciise ayaa maanta qaabilay wafdi uu hoggaaminayey Madaxa Mashaariicda Hay’adda UNDP Xafiiskeda Soomaaliya.

Labada dhinac ayaa ku ballamay in ay sii ballaariyaan wada shaqeeynta iyo isweydaarsiga macluumaadka, in UNDP ka tayeeyso SoDMA Tababarada Shaqaalaha xarunta qaran ee howlaha gurmadka deg degga ah.

Related posts

Madaxweynaha JFS oo guddoomiyay shir ay yeesheen Golaha Wasiirrada KGS iyo Taliyeyaasha ciidaada qalabka sida

Madaxweynaha JFS oo guddoomiyay shir ay yeesheen Golaha Wasiirrada KGS iyo Taliyeyaasha ciidaada qalabka sida

April 7, 2026
Wasiir Jaamac oo ku guuleystay  kursiga Golaha Shacabka ee HOP#204

Wasiir Jaamac oo ku guuleystay kursiga Golaha Shacabka ee HOP#204

April 7, 2026

Madaxa Mashaaricda UNDP ayaa boggaadiyay hormarka ay Hay’ada SoDMA ku tilaabsatay, si gaar ah waxa uu tilmaamay in NEOC ay hirgalisay hab aruurin xogaha kala duwan ee khataraha ka dhasha sida Abaaraha, Fatahaadaha, Qaraxyada, Dabka, duufaanada iyo Ayaxa, xogahaas oo si fudud loola wadaagi doono madaxda Qaranka iyo cid kasto ay khuseyso.

Sidoo kale Wafdiga Hay’adda UNDP Xafiiskeda Soomaaliya ayaa booqday Xarunta dhexe ee SoDMA,  iyaga oo Xarunta Qaran ee ka Digista halis wadareedka lagu tusay nidaamyada kala duwan ee lagula socdo xaaladaha ka digista halis wadareedka.

Previous Post

Madaxweyne ku-xigeenka 1aad ee Jubbaland oo qaabilay Xildhibaan Hodan oo ka timid Mareykanka

Next Post

Taliska Booliska oo sheegay in tiro dad ah loo xiray rabshado ay ka sameeyeen garoonka Cayaaraha

Next Post
Taliska Booliska Oo Soo Saaray Digniin Ka Dhan Ah Been Abuur Ku Saabsan Imtixaanaadka Sanad Dugsiyeedka 2019/2020

Taliska Booliska oo sheegay in tiro dad ah loo xiray rabshado ay ka sameeyeen garoonka Cayaaraha

Madaxweynaha JFS oo guddoomiyay shir ay yeesheen Golaha Wasiirrada KGS iyo Taliyeyaasha ciidaada qalabka sida

Madaxweynaha JFS oo guddoomiyay shir ay yeesheen Golaha Wasiirrada KGS iyo Taliyeyaasha ciidaada qalabka sida

April 7, 2026
0

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud oo uu wehliyo Hoggaamiyaha Ku meel gaarka ah ee Dowlad Goboleedka Koonfur...

Wasiir Jaamac oo ku guuleystay  kursiga Golaha Shacabka ee HOP#204

Wasiir Jaamac oo ku guuleystay kursiga Golaha Shacabka ee HOP#204

April 7, 2026
0

Wasiirka Dekedaha iyo Gaadiidka Badda, Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Cabdulqaadir Maxamed Nuur Jaamac, ayaa ku guuleystay kursiga Golaha Shacabka ee HOP#204,...

Soomaaliya oo la wareegtay kursiga Golaha Nabadda ee Midowga Afrika

Soomaaliya oo la wareegtay kursiga Golaha Nabadda ee Midowga Afrika

April 7, 2026
0

Soomaaliya ayaa maanta, markii ugu horreysay taariikhda, la wareegtay kursiga Golaha Nabadda iyo Amniga ee Midowga Afrika, tan iyo markii...

MADAXWEYNAHA XASAN SHEEKH OO QAABILAY GUDDOOMIYAHA MAAMULKA DEGMADA BAYDHABO

MADAXWEYNAHA XASAN SHEEKH OO QAABILAY GUDDOOMIYAHA MAAMULKA DEGMADA BAYDHABO

April 7, 2026
0

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa qaabilay Guddoomiyaha Maamulka Degmada, ahna Duqa magaalada Baydhabo ee Xarunta Ku...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In