Saturday, October 17, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Macwiisley oo horjooge Alshabaab ah ku dishay gobolka Hiiraan

Ali Abdirahman by Ali Abdirahman
7 years ago
in Wararka
0
Macwiisley oo horjooge Alshabaab ah ku dishay gobolka Hiiraan
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Wararka naga soo gaaray Magaalada Baladweynee ee Xarunta Gobalka Hiraan ayaa ku soo waramay in Degaan lagu Magacaabo Beero Yabaal oo hoostaga degmada Buula Burde  ay ku dagaalameeyn  Kooxda  Macaawisleeyda iyo Maleeshiyada Al shabaab, sida ay sheegeen saraakiisha Macwiisley.

Maxamed Cali oo loo yaqaano Istakiin ayaa warbaahinta qaranka u sheegay in ay dileen horjooge, Alshabaab ah oo lagu magacaabo Nuur Afey iyo qaar kamid ah ilaaladiisa.

Related posts

Gurmad loo fidiyay dadkii ay daadadku ku saameeyeen Xarardheere

Gurmad loo fidiyay dadkii ay daadadku ku saameeyeen Xarardheere

October 17, 2026
Aqoon isweydaarsi ku saabsan warbaahinta oo xubno ka socda Wasaaradda Warfaafinta uga furmay dalka Shiinaha

Aqoon isweydaarsi ku saabsan warbaahinta oo xubno ka socda Wasaaradda Warfaafinta uga furmay dalka Shiinaha

October 17, 2026

Macwiisley ayaa ah dhalinyaro, deegaanka ah oo ka dhiidhiyay dhibaatada kooxda argagaxisada ah ee Alshabaab ku hayaan dadka Soomaaliyeed.

Dagaalankan lagu laayay horjooge Nuur Afey iyo maleeshiyadiisa ayaa ka dambeeyay markii Macwiisley weerar ku qaadeen deegaanka Beero Yabaal oo maleeshiyaadka Alshabaab dadka ku dhibaateeyaan.

Deegaanada Hirshabeele, ayay Macwiisley ka bilaabeen halgankooda, sidan oo kale dhowr jeer waxaa ay dagaal toos ah iyo mid gaadmo ahba la galeen maleeshiyaadka jid iyo jaha diidka ah ee Alshabaab.

Previous Post

Wasiirada Waxbarashada Soomaaliya iyo Ethiopia oo heshiis Is-afgarad ah wada saxiixday

Next Post

Kalluumeysatada Kismaayo oo ka cabanaya Maraakiib Shisheeye oo jooga Xeebaha Magaalada

Next Post
Kalluumeysatada Kismaayo oo ka cabanaya Maraakiib Shisheeye oo jooga Xeebaha Magaalada

Kalluumeysatada Kismaayo oo ka cabanaya Maraakiib Shisheeye oo jooga Xeebaha Magaalada

Gurmad loo fidiyay dadkii ay daadadku ku saameeyeen Xarardheere

Gurmad loo fidiyay dadkii ay daadadku ku saameeyeen Xarardheere

October 17, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Maamulka Degmada Xarardheere, oo uu ugu horreeyo Guddoomiyaha Degmada, Caseyr Ibrahim Mataan, iyo Ciidamada Xoogga Dalka Soomaaliyeed (XDS), ayaa...

Aqoon isweydaarsi ku saabsan warbaahinta oo xubno ka socda Wasaaradda Warfaafinta uga furmay dalka Shiinaha

Aqoon isweydaarsi ku saabsan warbaahinta oo xubno ka socda Wasaaradda Warfaafinta uga furmay dalka Shiinaha

October 17, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Tababar socon doona muddo 21 maalmood ah ayaa magaalada Jinhua ee gobolka Zhejiang, Jamhuuriyadda Shacabka Shiinaha, uga furmay 27...

Madaxweynd Xasan Sheekh oo kormeeray markabka shidaal-qodista Soomaaliya

Madaxweynd Xasan Sheekh oo kormeeray markabka shidaal-qodista Soomaaliya

October 17, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa kormeer shaqo ku tagay markabka Çağrı Bey, oo ku sugan...

WASIIRKA WARFAAFINTA XFS OO BOOQDAY BANDHIGGA SOM SOUK EXPO

WASIIRKA WARFAAFINTA XFS OO BOOQDAY BANDHIGGA SOM SOUK EXPO

October 15, 2026
0

Wasiirka Wasaaradda Warfaafinta, Dhaqanka iyo Dalxiiska Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Cabdifataax Qaasim Maxamuud ayaa caawa booqday bandhigga ganacsiga ee Som...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In