Sunday, October 18, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Madasha midnimada iyo dimuqraadiyada oo cambaareeyay Qaraxii shalay

Abdirahman Gacaltooyo by Abdirahman Gacaltooyo
12 years ago
in Wararka
0
Madasha midnimada iyo dimuqraadiyada oo cambaareeyay Qaraxii shalay
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Madasha Mindimda iyo dimuqraadiyada waxay caambaaraysay weerarkii ismiidaaminta ahaa ee maanta ka dhacay hotel Central ee magaalada Muqdisho, waxaa madashu tacsi u dirtay ehelkii iyo asxaabtii kuwii ay jeclaayeen ku waayey weerarkaas bahalnimda ah waxayna Madashu u rajeynaysaa caafimaadna buuxa oo deg deg ah inuu eebbe siiyo kuwa ku dhawacmay .

Madashu waxay aad uga walaacsantahay xaalada nabadgaleyda ee Muqdisho iyo sidii shacabka Soomaaliyeed u heli lahaayeen amaan. Weeraradaan is xig xiga ee lala beegsanayo dadka aan waxba galabsan iyo saraakiisha dowlada waa in si wadajir ah looga wada hortago. Weerarkii manta wuxuu hoosta ka xariiqaya baahida loo qabo in Hay’adaha amniga, laamha kala duwan ee dowalada iyo shacabkuba iney si dhow isula shaqeeyaan si meesha looga saaro khatarta argagaxisada.

Related posts

Guddoonka Golaha Wakiillada Galmudug oo la doortay

Guddoonka Golaha Wakiillada Galmudug oo la doortay

October 18, 2026
Dhismayaal lagu horumarinayo bilicda oo laga xarig jaray Madaxtooyada Qaranka

Dhismayaal lagu horumarinayo bilicda oo laga xarig jaray Madaxtooyada Qaranka

October 18, 2026

Madashu waxay soo jeedinaysa in lagama maarmaan tahay danta qaranka in laga hormariyo mida shakhsiyadeed si loo hormariyo amniga dalka loona xaqiijiyo nabad ku noolaanshaha muwadiniinta Soomaaliyeed, waana in laga hortaga waxayaalaha sababta u noqon kara iney dhacaan dhibaatooyin noocaan ah, iyadoo la kaashanayo bulshadeena, culuma u diinka iyo hogaamiyayaasha dhaqanka.

Previous Post

Madaxweynaha Jabuuti oo ku soo wajahan Muqdisho iyo Shir looga hadlayo Af-Soomaaliga oo ka furmaya

Next Post

Qaban qaabada Shirka Maalinta Afka Hooyo oo Socota {SAWIRRO}

Next Post
Qaban qaabada Shirka Maalinta Afka Hooyo oo Socota {SAWIRRO}

Qaban qaabada Shirka Maalinta Afka Hooyo oo Socota {SAWIRRO}

Guddoonka Golaha Wakiillada Galmudug oo la doortay

Guddoonka Golaha Wakiillada Galmudug oo la doortay

October 18, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Xildhibaan Xuseen Maxamed Nuur (Dhegaweyne) ayaa loo doortay Guddoomiyaha Golaha Wakiillada Galmudug, kaddib markii uu helay 79 cod. Sidoo...

Dhismayaal lagu horumarinayo bilicda oo laga xarig jaray Madaxtooyada Qaranka

Dhismayaal lagu horumarinayo bilicda oo laga xarig jaray Madaxtooyada Qaranka

October 18, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Agaasime Kuxigeenka Guud ee Madaxtooyada Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, ahna Kusimaha Agaasimaha Guud Mudane Zakariye Yuusuf Xuseen ayaa xarigga ka...

Xulka Soomaaliya ee ka yar 17-ka sano oo u soo gudbay final-ka tartanka CECAFA

Xulka Soomaaliya ee ka yar 17-ka sano oo u soo gudbay final-ka tartanka CECAFA

October 18, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Xulka qaranka Soomaaliya ee da’doodu ka hooseyso 17-ka sano ayaa u soo baxay finalka CECAFA U17 - AFCON Qualifiers...

Gurmad loo fidiyay dadkii ay daadadku ku saameeyeen Xarardheere

Gurmad loo fidiyay dadkii ay daadadku ku saameeyeen Xarardheere

October 17, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Maamulka Degmada Xarardheere, oo uu ugu horreeyo Guddoomiyaha Degmada, Caseyr Ibrahim Mataan, iyo Ciidamada Xoogga Dalka Soomaaliyeed (XDS), ayaa...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In