Monday, October 19, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Ciyaaraha

Madax ka socotay Wasaaradda Gaadiidka oo kormeeray Cayaartooyda Kooxda Gaadiidka “SAWIRRO”

Mohamed M Hassan by Mohamed M Hassan
5 years ago
in Ciyaaraha, Wararka
0
Madax ka socotay Wasaaradda Gaadiidka oo kormeeray Cayaartooyda Kooxda Gaadiidka “SAWIRRO”
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Agaasimaha Waaxda arrimaha Bulshada ee Wasaaradda Gaadiidka iyo Duulista Hawada, Cabdiraxmaan Dalmar Axmed, oo uu wehilinayo Agaasimaha Waaxda Shaqaalaha iyo tababarada Siciid Cabdullaahi Maxamuud ee Wasaaradda Gaadiidka, ayaa maanta Kormeer shaqo ugu tagay Ciyaartooyda kooxda Gaadiidka, oo ku ciyaarta magaca Wasaaradda Gaadiidka iyo Duulista Hawada, iyagoo u kuur galayey xaaladda Ciyaartooyda.

Agaasima Waaxda Arrimaha Bulshada oo u xilsaaran Maamulka Kooxda Gaadiidka iyo Agasimaha Waaxda shaqaalaha ayaa ka dhagaystay Ciyaartooyda Naadiga iyo Maamulka Kooxda xaaladda kooxda.

Related posts

Guddoonka Golaha Wakiillada Galmudug oo la doortay

Guddoonka Golaha Wakiillada Galmudug oo la doortay

October 18, 2026
Dhismayaal lagu horumarinayo bilicda oo laga xarig jaray Madaxtooyada Qaranka

Dhismayaal lagu horumarinayo bilicda oo laga xarig jaray Madaxtooyada Qaranka

October 18, 2026

Agaasimaha Waaxda Arimaha bulshada, ayaa balan qaaday in uu dar-dar gelin doono howlaha kooxda, sidii ay u noqon lahayd, kooxdu mid u tartanta hanashada koobabka, sida horyaalka Jenaraal Daa’uud iyo hadii ay jiraan caqabado, in si deg deg ah loo xalin doono isagoo la kaashanaya Madaxda Wasaaradda.

Previous Post

Agaasinka Deegaanka ee xafiiska Ra’iisul Wasaaraha oo daahfuray qeybinta gaaska cuntada lagu karsado “SAWIRRO”

Next Post

Xulka Degmada Warta Nabadda oo u gudbay wareegga afar dhamaadka tartanka “SAWIRRO”

Next Post
Xulka Degmada Warta Nabadda oo u gudbay wareegga afar dhamaadka tartanka “SAWIRRO”

Xulka Degmada Warta Nabadda oo u gudbay wareegga afar dhamaadka tartanka "SAWIRRO"

Guddoonka Golaha Wakiillada Galmudug oo la doortay

Guddoonka Golaha Wakiillada Galmudug oo la doortay

October 18, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Xildhibaan Xuseen Maxamed Nuur (Dhegaweyne) ayaa loo doortay Guddoomiyaha Golaha Wakiillada Galmudug, kaddib markii uu helay 79 cod. Sidoo...

Dhismayaal lagu horumarinayo bilicda oo laga xarig jaray Madaxtooyada Qaranka

Dhismayaal lagu horumarinayo bilicda oo laga xarig jaray Madaxtooyada Qaranka

October 18, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Agaasime Kuxigeenka Guud ee Madaxtooyada Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, ahna Kusimaha Agaasimaha Guud Mudane Zakariye Yuusuf Xuseen ayaa xarigga ka...

Xulka Soomaaliya ee ka yar 17-ka sano oo u soo gudbay final-ka tartanka CECAFA

Xulka Soomaaliya ee ka yar 17-ka sano oo u soo gudbay final-ka tartanka CECAFA

October 18, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Xulka qaranka Soomaaliya ee da’doodu ka hooseyso 17-ka sano ayaa u soo baxay finalka CECAFA U17 - AFCON Qualifiers...

Gurmad loo fidiyay dadkii ay daadadku ku saameeyeen Xarardheere

Gurmad loo fidiyay dadkii ay daadadku ku saameeyeen Xarardheere

October 17, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Maamulka Degmada Xarardheere, oo uu ugu horreeyo Guddoomiyaha Degmada, Caseyr Ibrahim Mataan, iyo Ciidamada Xoogga Dalka Soomaaliyeed (XDS), ayaa...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In