Saturday, October 3, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Madax ka tirsan Dowladd Goboleedka HirShabeelle oo gaaray Degmada Cadale

caqiil by caqiil
7 years ago
in Wararka
0
Madax ka tirsan Dowladd Goboleedka HirShabeelle oo gaaray Degmada Cadale
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Madaxweyne Ku xigeenka Dowlad Goboleedka  HirShabeelle Mudane Cali Guudlaawe iyo wafdi uu hogaaminayay oo gaaray Degmada Cadale ayaa xarigga ka jaray mashaariic horumarineed oo laga Hirgaliyay Degmo Xeebeedka Cadale.

Madaxweyne Ku xigeenka Dowlad Goboleedka HirShabelle Cali Xuseen Guudlaawe oo socdaal ku tagay Degmada Cadale ay waxaa isugu soo baxay soo Dhoweyntiisa boqolaal Dadweyna ah oo ka tirsan Shacabka Reer Cadale.

Related posts

Xukunka Askari saaxiibkiis u dilay caro uu ka qaaday Turub ay wada ciyaarayeen

Xukunka Askari saaxiibkiis u dilay caro uu ka qaaday Turub ay wada ciyaarayeen

October 3, 2026
Madaxweyne Xasan Sheekh oo la kulmay dhiggiisa dalka Masar

Madaxweyne Xasan Sheekh oo la kulmay dhiggiisa dalka Masar

October 3, 2026

Soo Dhoweynta Kadib Madaxweyne Ku xigeenka ayaa Xariga ka jaray Sagaal Mashruuc oo qeyb ka ah horumarinta degmada waxayna kala Yihiin.

1-Dhismaha Xarunta Degmada.
2-Dhismaha Guriga Martida
3-Dhismaha Guriga Hooyooyinka
4-Dhismaha Dugsiga H/Dhexe iyo Sare ee Sheikh Axmed Gabyow
5-Dhisida kawaanka Xoolaha
6- Dhisida Kawaanka Malayga
7-Dhisida Suuqa Khudaarta
8- Garoonka K/Koleyga
9- Taalada Nabada ee Sh Axmed Gabyow.

Sidoo kale Madaxweyne Ku xigeenka waxa uu dhagax dhigay dhismayaal loo sameynayo Saldhiga Booliska Degmada iyo Maxkamada Degmada Cadale.

Previous Post

Xuska maalinta Caalamiga ah ee Dalxiiska oo lagu qabtay Muqdisho

Next Post

Wareega Sagalaad Ee Isxilqaan oo bilowday iyo Xarumaha qaar oo dhismahoodu la dhameystiray

Next Post
Wareega Sagalaad Ee Isxilqaan oo bilowday iyo Xarumaha qaar oo dhismahoodu la dhameystiray

Wareega Sagalaad Ee Isxilqaan oo bilowday iyo Xarumaha qaar oo dhismahoodu la dhameystiray

Xukunka Askari saaxiibkiis u dilay caro uu ka qaaday Turub ay wada ciyaarayeen

Xukunka Askari saaxiibkiis u dilay caro uu ka qaaday Turub ay wada ciyaarayeen

October 3, 2026
0

Eedeysane Dable Booliska Nuur Ibraahim Sahal, ayaa lagu soo eedeyay dembiga ah dil kas ah oo uu u geeystay Marxuum...

Madaxweyne Xasan Sheekh oo la kulmay dhiggiisa dalka Masar

Madaxweyne Xasan Sheekh oo la kulmay dhiggiisa dalka Masar

October 3, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud, ayaa kulan doceed la qaatay Madaxweynaha Jamhuuriyadda Carabta ee Masar, Mudane...

Dowladda Soomaaliya oo cambaaraysay weerarka lagu qaaday xarunta korontada ee Masjidka Nabiga (NNKH) ee Magaalada Madiina

Dowladda Soomaaliya oo cambaaraysay weerarka lagu qaaday xarunta korontada ee Masjidka Nabiga (NNKH) ee Magaalada Madiina

October 3, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Wasaaradda Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga ah ee JFS waxay si adag u cambaareyneysaa weerarka lagu qaaday xarun koronto...

Guddoomiyaha Golaha Shacabka oo kulan la qaatay dhiggiisa dalka Kenya

Guddoomiyaha Golaha Shacabka oo kulan la qaatay dhiggiisa dalka Kenya

October 3, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Guddoomiyaha Golaha Shacabka ee Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya Mudane Cabdulqaadir Maxamed Nuur (Jaamac) ayaa Magaalada Arusha ee Dalka Tanzania kulan...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In