Sunday, October 18, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Madax ka tirsan XFS oo ka qeyb galay Shir ka furmay Magaaladda Khartoum ee dalka Sudan.

admin by admin
7 years ago
in Wararka
0
Madax ka tirsan XFS oo ka qeyb galay Shir ka furmay Magaaladda Khartoum ee dalka Sudan.
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Waxaa Magaaladda Khartoum ee caasimada dalka Sudan gaaray wafuud kala duwan oo ka qayb-galaya shirka Urur Goboleedka IGAD, kaas oo ka furmay halkaasi.

Shirkaan ayaa looga hadlayaa isdhex-marka Dad-ka iyo Ganacsiga wadamada ku bahoobay Urur goboleedka IGAD.

Related posts

Gurmad loo fidiyay dadkii ay daadadku ku saameeyeen Xarardheere

Gurmad loo fidiyay dadkii ay daadadku ku saameeyeen Xarardheere

October 17, 2026
Aqoon isweydaarsi ku saabsan warbaahinta oo xubno ka socda Wasaaradda Warfaafinta uga furmay dalka Shiinaha

Aqoon isweydaarsi ku saabsan warbaahinta oo xubno ka socda Wasaaradda Warfaafinta uga furmay dalka Shiinaha

October 17, 2026

Waxaa Soomaaliya shirkaan uga qayb-galaya masuuliyiin ka socda wasaaradaha amniga, arrimaha dibadda, shaqada iyo shaqaalaha iyo sidoo kale Cadaaladda.

Xoghayaha guud ee Urur goboleedka IGAD Mudane Workneh Gebeyehu oo furay shirkaan ayaa sheegay in haddii wadamada ku Bahoobay IGAD ay meel mariyaan sharciyada lagu heshiiyo ay muhimad gaar ah u yeelan doonto shacabka wadamadaasi.

Shirkaan oo gabo-gabadiisa ay ka soo qayb geli doonaan wasiiro ka tirsan xukuumadda Soomaaliya ayaa lagu wadaa in laga gaaro guulo wax ku ool ah, kuwaas oo faa’iido u leh shacabka Soomaaliyeed.

Previous Post

Guddoomiyaha Maxkamadda sare ee JFS oo ka qeyb galay Shir ka furmay dalka Qadar ‘Sawirro”

Next Post

RW Kheyre: Bogga cusub ee siyaasada Soomaaliya (Qormo)

Next Post
RW Kheyre: Bogga cusub ee siyaasada Soomaaliya (Qormo)

RW Kheyre: Bogga cusub ee siyaasada Soomaaliya (Qormo)

Gurmad loo fidiyay dadkii ay daadadku ku saameeyeen Xarardheere

Gurmad loo fidiyay dadkii ay daadadku ku saameeyeen Xarardheere

October 17, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Maamulka Degmada Xarardheere, oo uu ugu horreeyo Guddoomiyaha Degmada, Caseyr Ibrahim Mataan, iyo Ciidamada Xoogga Dalka Soomaaliyeed (XDS), ayaa...

Aqoon isweydaarsi ku saabsan warbaahinta oo xubno ka socda Wasaaradda Warfaafinta uga furmay dalka Shiinaha

Aqoon isweydaarsi ku saabsan warbaahinta oo xubno ka socda Wasaaradda Warfaafinta uga furmay dalka Shiinaha

October 17, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Tababar socon doona muddo 21 maalmood ah ayaa magaalada Jinhua ee gobolka Zhejiang, Jamhuuriyadda Shacabka Shiinaha, uga furmay 27...

Madaxweynd Xasan Sheekh oo kormeeray markabka shidaal-qodista Soomaaliya

Madaxweynd Xasan Sheekh oo kormeeray markabka shidaal-qodista Soomaaliya

October 17, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa kormeer shaqo ku tagay markabka Çağrı Bey, oo ku sugan...

WASIIRKA WARFAAFINTA XFS OO BOOQDAY BANDHIGGA SOM SOUK EXPO

WASIIRKA WARFAAFINTA XFS OO BOOQDAY BANDHIGGA SOM SOUK EXPO

October 15, 2026
0

Wasiirka Wasaaradda Warfaafinta, Dhaqanka iyo Dalxiiska Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Cabdifataax Qaasim Maxamuud ayaa caawa booqday bandhigga ganacsiga ee Som...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In