Guddoomiyaha Maxkamadda sare ee JFS oo ka qeyb galay Shir ka furmay dalka Qadar ‘Sawirro”

Related posts

Guddoomiyaha Maxkamadda Sare ee Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Baashe Yuusuf Axmed iyo wafdi uu hoggaaminayo, ayaa magaaladda Dooxa ee caasimadda dalka Qadar uga qaybgelaya shirka 2aad ee heerka sare ah ee shabakada hufnaanta Garsoorka Adduunka oo maanta si rasmi ah uga furmay Dooxa.

Shirka oo hal-kudhigiisu yahay ‘Taagnaanta, Tagtada iyo Timaadada’ ayaa looga hadlayaa xaqiijinta Garsoor hufan oo madax banaan.

Shirkaan uu ka qeyb galay Guddoomiyaha Maxkamadda Sare ee Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Baashe Yuusuf Axmed iyo wafdiga uu hoggaaminayo ayaa  wuxuu socon doonaa muddo laba maalmood ah, iyaddoo la filayo in laga soo saaro qodobo dhowr ah oo ku saabsan arrimaha garsoorka adduunka.

 

    

 

Next Post
𝐑𝐚’𝐢𝐢𝐬𝐮𝐥 𝐖𝐚𝐬𝐚𝐚𝐫𝐞 𝐗𝐚𝐦𝐬𝐚: 𝐃𝐨𝐰𝐥𝐚𝐝𝐝𝐚 𝐒𝐨𝐨𝐦𝐚𝐚𝐥𝐢𝐲𝐚 𝐰𝐚𝐱𝐚 𝐚𝐲 𝐱𝐨𝐨𝐠𝐠𝐚 𝐬𝐚𝐚𝐫𝐭𝐚𝐲 𝐱𝐨𝐨𝐣𝐢𝐧𝐭𝐚 𝐚𝐦𝐧𝐢𝐠𝐚 𝐢𝐲𝐨 𝐝𝐢𝐦𝐮𝐪𝐫𝐚𝐚𝐝𝐢𝐲𝐚𝐝𝐝a

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Welcome Back!

Login to your account below

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.