Sunday, October 11, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Madax kala duwan oo ka qeyb gashay xaflad lagu dhiiri gelinayay tartamayaashii Buurhakaba ee ku guuleystay tartan cilmiyeedka Warbaahinta Qaranka “SAWIRRO”

Mohamed M Hassan by Mohamed M Hassan
6 years ago
in Wararka
0
Madax kala duwan oo ka qeyb gashay xaflad lagu dhiiri gelinayay tartamayaashii Buurhakaba ee ku guuleystay tartan cilmiyeedka Warbaahinta Qaranka “SAWIRRO”
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Munaasabadaan lagu dhiirigalinayay tartamayaashii Buurhakaba ee ku guuleystay tartan cilmiyeedkii degmooyinka Gobollada dalka oo Warbaahinta Qaranka ay qabato bisha Ramadan sanadkan kasta ayaa waxaa ka qeyb-galay Guddoomiye ku xigeenka koowaad ee Golaha shacabka ee Barlamaanka Federaalka Soomaaliya mudane Cabdiwali Ibraahim Sheekh Muudeey, Madaxweynaha Koofur Galbeed Cabdicasiis Xasan Maxamed Lafta Gareen, Wasiiro ka tirsan Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Xildhibaanno ka tirsan Labada aqal ee Barlamaanka iyo dowlada goboleedka Koofur Galbeed, aqoonyahanno, guuleystayaashi tartanka iyo marti sharaf kale oo lagu casuumay xafladda.

Wasiirka Warfaafinta dhaqanka iyo dalxiiska ee Xukumadda Federaalka Soomaaliya Maxamed Cabdi Xayir Maareeye ayaa sheegay in Warbaahinta Qaranka ay kaalin weyn ka qaadatay  kor u qaadidda aqoonta dhallinyarada Soomaaliyeed, ayna joogteynayaan qabashada tartamada nuucaani oo kale ah.

Related posts

Wasiirka Warfaafinta oo la kulmay Lataliyaha Barnaamijka La-dagaallanka Argagixisada ee Bariga Africa

Wasiirka Warfaafinta oo la kulmay Lataliyaha Barnaamijka La-dagaallanka Argagixisada ee Bariga Africa

October 11, 2026
Wasiirka Caddaaladda XFS oo la kulmay dhiggiisa dalka Turkiga

Wasiirka Caddaaladda XFS oo la kulmay dhiggiisa dalka Turkiga

October 10, 2026

Wasiirka Tamarta iyo khayraadka biyaha ee Xukumadda Federaalka Soomaaliya Fowsiyo Maxamed Sheekh oo soo qaban qaabisay kulankaan lagu dhiirgalinayay guuleystaasha ayaa sheegtay in iyadoo ka jawaabeyso baahiyaha Waxbarashada ee ka jirta deegaanka ay u iibisay dhulkii laga dhisa lahaa xarunta Jaamacadda Hakaba oo hore loo qorsheeyay in laga hergaliyo Degmada Buurhakaba.

Madaxweynaha Dowlad-goboleedka Koofurgalbeed Soomaaliya mudane Cabdicasiis Xasan Maxamed (Lafta Gareen) ayaa ku dhiirigaliyay guulestayaasha dadaalka ay sameeyeen, waxaana uu sheegay in sida uga dhaqsiyaha badan loogu dhisi doono Jaamacad.

Gudoomiye ku xigeenka kowaad ee golaha shacabka ee Barlamaanka Federaalka Soomaaliya mudane Cabdiwali Ibraahim Sheekh Muudeey ayaa ku guubaaabiyay dhalinyarada in aqoonta lagu daro barashada dhaqanka iyo Diinteena Islaamka, islamaarka waxaana uu Wasiir Fowsiyo ku amaanay garab istaagii ay u muujisay aqoonyahanada Degmada, ayna ka jawaabtay baahiyaha dhanka Waxbarsho ee ka jirta degmada Buurhakaba.

Previous Post

Wasaaradda Caafimaadka Oo Diiwaan Gelisay Xaalado Cusub Oo COVID-19 Ah

Next Post

Dowladda oo Qalab Caafimaad iyo Dawo Gaarsiisay Magaalooyin Kamid Ah Gobalka Gedo “SAWIRRO”

Next Post
Dowladda oo Qalab Caafimaad iyo Dawo Gaarsiisay Magaalooyin Kamid Ah Gobalka Gedo “SAWIRRO”

Dowladda oo Qalab Caafimaad iyo Dawo Gaarsiisay Magaalooyin Kamid Ah Gobalka Gedo "SAWIRRO"

Wasiirka Warfaafinta oo la kulmay Lataliyaha Barnaamijka La-dagaallanka Argagixisada ee Bariga Africa

Wasiirka Warfaafinta oo la kulmay Lataliyaha Barnaamijka La-dagaallanka Argagixisada ee Bariga Africa

October 11, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Wasiirka Wasaaradda Warfaafinta, Dhaqanka iyo Dalxiiska Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Cabdifataax Qaasim Maxamuud ayaa xafiiskiisa ku qaabilay Mr. Robert...

Wasiirka Caddaaladda XFS oo la kulmay dhiggiisa dalka Turkiga

Wasiirka Caddaaladda XFS oo la kulmay dhiggiisa dalka Turkiga

October 10, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Wasiirka Wasaaradda Caddaaladda iyo Arrimaha Dastuurka Xukuumadda JFS Mudane Xasan Macallin Maxamuud oo Magaalada Istanbuul ee dalka Turkiga u...

Dowladda Soomaaliya oo cambaaraysay weerarka lagu qaaday xarunta korontada ee Masjidka Nabiga (NNKH) ee Magaalada Madiina

DFS oo cambaaraysay weerar lagu qaaday garoomo ku yaalla dalka Sacuudiga

October 10, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya waxay si xooggan u cambaareyneysaa weerarrada ay kooxda Xuutiyiintu ku qaadeen Garoonka Diyaaradaha Caalamiga ah ee...

𝐊𝐮𝐥𝐚𝐧𝐤𝐚 𝐆𝐨𝐥𝐚𝐡𝐚 𝐖𝐚𝐬𝐢𝐢𝐫𝐫𝐚𝐝𝐚 𝐗𝐮𝐤𝐮𝐮𝐦𝐚𝐝𝐝𝐚 𝐃𝐚𝐧𝐐𝐚𝐫𝐚𝐧 𝐨𝐨 𝐥𝐨𝐨𝐠𝐚 𝐡𝐚𝐝𝐥𝐚𝐲 𝐱𝐚𝐚𝐥𝐚𝐝𝐝𝐚 𝐠𝐮𝐮𝐝 𝐞𝐞 𝐝𝐚𝐥𝐤𝐚

𝐊𝐮𝐥𝐚𝐧𝐤𝐚 𝐆𝐨𝐥𝐚𝐡𝐚 𝐖𝐚𝐬𝐢𝐢𝐫𝐫𝐚𝐝𝐚 𝐗𝐮𝐤𝐮𝐮𝐦𝐚𝐝𝐝𝐚 𝐃𝐚𝐧𝐐𝐚𝐫𝐚𝐧 𝐨𝐨 𝐥𝐨𝐨𝐠𝐚 𝐡𝐚𝐝𝐥𝐚𝐲 𝐱𝐚𝐚𝐥𝐚𝐝𝐝𝐚 𝐠𝐮𝐮𝐝 𝐞𝐞 𝐝𝐚𝐥𝐤𝐚

October 8, 2026
0

Golaha Wasiirrada Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, oo maanta yeeshay kulankooda toddobaadlaha ah, ayaa lagu soo bandhigay warbixinno kala duwan oo...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In