Thursday, October 1, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Madax katirsan Jubbaland iyo K/Galbeed oo Baydhabo uga qeybgalay bandhiga hidaha iyo dhaqanka suuban

Abdirahman Gacaltooyo by Abdirahman Gacaltooyo
9 years ago
in Wararka
0
Xildhimaano ka tirsan baarlamaanka Soomaaliya iyo Ma’suuliyiin koonfur galbeed ayaa ka qeyb galay Munaasabad tababar loogu furay labo boqol (200) barre oo ku nool Baydhabo
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Munaasabadan Waxaa ka soo qeybgaley Guddoomiyaasha Baarlamaanada Jubbaland iyo K/Galbeed  Xildhibaano Katirsan Baarlamaanka Federaalka  Soomaaliya,Qaar kamid ah Wasiirada Magacaaban ee K/Galbeed iyo mas’uuliyiin kale.

Waxaa ujeedku ahaa xoojinta iyo horumarinta hidaha iyo dhaqanka oo dalku caanka ku yahay ayadoo lagu soo bandhigay qaar kamid ah ciyaarah ay Soomaalida caanka ku tahay ee Hidaha iyo Dhaqanlka qeybta ka ah.

Related posts

Danjiraha dalka Austria oo Booqasho ku timid xarunta Safaaradda Soomaaliya

Danjiraha dalka Austria oo Booqasho ku timid xarunta Safaaradda Soomaaliya

October 1, 2026
Guddoomiyaha Golaha Shacabka BJFS iyo wafdi uu hoggaaminayo oo gaaray Tanzania

Guddoomiyaha Golaha Shacabka BJFS iyo wafdi uu hoggaaminayo oo gaaray Tanzania

October 1, 2026

Malaaq Cali Malaaq Xasan Cali Qataar oo kamid ahaa Duubabkii Dhaqanka ahaa ee Sida Gaarka ah u soo qaban Qaabiyey Munaasabada ayaa sheegy in muhiim ay tahay horumarinta Hidaha iyo dhaqanka.

“Bulsho kasta oo kunool dunida waxay leedahay astaamo iyo waxyaabo u gaar ah, waxaa looga baahan yahay shacabka Soomaaliyeed in ay xoojiyaan horumarinta iyo ilaalinta Hidaha iyo dhaqanka Suuban oo Soomaalidu ay leedahay, ujeedka munaasabadan waa sidaasi”, Ayuu yiri malaaq Cali Xasan.

Cabdi Xaamud oo ka mid ahaa dhalinyaro kasoo qeyb gashay Munaasabada ayaa ka hadlay dareenkiisa” Hadii aanahay dhalinyarada waxaan diyaar u nahay in aan ka qeyb qaadano ilaalinta dhaqankeena suuban oo aan leenahay, waxaaa ay lamid tahay adigoo ilaaliya calankaaga hooyo”.

Guddoomiyaha Baarlamanka K/Galbeed C/qaadir SHariif Sheekhuna Maye iyo guddoomiyaha baarlamaanka Jubbaland ayaa bulshada ugu baaqay in ay si wada jir ah uga qeybgalaan ilaalinta dhaqanka suuban oo ay leedahay bulshada Soomaaliyeed.

Previous Post

Madaxweyne Rwanda Paul Kagame oo markii 3aad dib loo doortay

Next Post

Dowladda Soomaaliya oo ka shaqeeneysa horumarinta dhaqaalaha Dalka

Next Post
Degmooyinka ku Guulaystay Tartan Cilmiyeedka Warbaahinta Qaranka oo Abaal Marino la Guddoonsiiyay “SAWIRRO”

Dowladda Soomaaliya oo ka shaqeeneysa horumarinta dhaqaalaha Dalka

Danjiraha dalka Austria oo Booqasho ku timid xarunta Safaaradda Soomaaliya

Danjiraha dalka Austria oo Booqasho ku timid xarunta Safaaradda Soomaaliya

October 1, 2026
0

Danjiraha Jamhuuriyadda Austria u qaabilsan Kenya una magacaaban dalka Soomaaliya, Marwa Dr. Simone Knapp, ayaa booqasho ku timid Xarunta Safaaradda...

Guddoomiyaha Golaha Shacabka BJFS iyo wafdi uu hoggaaminayo oo gaaray Tanzania

Guddoomiyaha Golaha Shacabka BJFS iyo wafdi uu hoggaaminayo oo gaaray Tanzania

October 1, 2026
0

Guddoomiyaha Golaha Shacabka ee Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya Mudane Cabdulqaadir Maxamed Nuur (Jaamac) iyo wafdi uu hogaaminayo ayaa gaaray Magaalada Arusha...

Wasiirka Waxbarashada XFS oo kulan la qaatay Wasiir Ku-xigeenka Waxbarashada Turkiga

Wasiirka Waxbarashada XFS oo kulan la qaatay Wasiir Ku-xigeenka Waxbarashada Turkiga

October 1, 2026
0

Wasiirka Wasaaradda Waxbarashada, Hiddaha iyo Tacliinta Sare, Mudane Faarax Sheekh Cabdulqaadir, ayaa Ankara kula kulmay Wasiir Ku-xigeenka Wasaaradda Waxbarashada Türkiye,...

SoDMA oo  kulanka ansixinta Qaab-dhismeedka Soo-kabashada isugu yeertay Hay’adaha Dowladda JFS

SoDMA oo kulanka ansixinta Qaab-dhismeedka Soo-kabashada isugu yeertay Hay’adaha Dowladda JFS

October 1, 2026
0

Hay’adda Maareynta Musiibooyinka Qaranka Soomaaliyeed (SoDMA) ayaa magaalada Muqdisho ku qabatay kulan ay isugu yeertay Wasaaradaha iyo Hay’adaha Dowladda Federaalka...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In