Sunday, October 18, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Madaxweynaha FIFA, Sepp Blatter oo iscasilay

Abdirahman Gacaltooyo by Abdirahman Gacaltooyo
11 years ago
in Wararka
0
Madaxweynaha FIFA, Sepp Blatter oo iscasilay

FILE - The April 23, 2010 file photo shows FIFA President Joseph Blatter answering journalist's questions during a press conference on the 2010 Soccer World Cup in South Africa in Zurich, Switzerland. FIFA executive committee member Amos Adamu said Monday, Oct. 18, 2010 he will face an ethics panel hearing Wednesday after being implicated in a bribery scandal involving the vote for the 2018 and 2022 World Cups. Adamu declined comment later after meeting with FIFA president Sepp Blatter. Blatter has promised an "in-depth investigation" into allegations in Britain's Sunday Times newspaper that Adamu and Temarii offered to sell their votes. (AP Photo/Keystone, Steffen Schmidt)

0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Madaxweynaha FIFA, Sepp Blatter, ayaa sheegay in uu iska casilay xilkii madaxweynaha xiriirka Kubadda Cagta adduunka kaddib markii uu shir jaraa’id ku qabtay magaalada Zurich.

Sepp Blatter ayaa sheegay in uu ka farakayo sidii loo qaban lahaa kulan deg deg ah oo lagu soo xulanayo ciddii isaga badeli lahayd, maadaama lagama-maarmaan ay tahay in uu xiriirka FIFA helo hoggaamiye cusub.

Related posts

Guddoonka Golaha Wakiillada Galmudug oo la doortay

Guddoonka Golaha Wakiillada Galmudug oo la doortay

October 18, 2026
Dhismayaal lagu horumarinayo bilicda oo laga xarig jaray Madaxtooyada Qaranka

Dhismayaal lagu horumarinayo bilicda oo laga xarig jaray Madaxtooyada Qaranka

October 18, 2026

Blatter, ayaa ahaa 79 sano jir ah, ururka Kubadda Cagta adduunka ayuuna maamulayey muddo aad u badan oo dhowr  iyo t oban sanno ah, arrintaan ayaase ku soo aaddey xili ay taagan tahay xiisad FIFA la xiriirta.

Mr.Sepp Blatter, ayaa la doortay afar maalmood ka hor in uu markii shanaad qabto xilka madaxweynaha ururka FIFA, isla todobaadkii hore ayaa hotel ku yaalla magaalada Zurich ee dalka Switzerland lagu xiray saraakiil sarre oo k a tirsan FIFA kaddib markii ay weerarreen ciidanka FIB-da Mareykanka.

 

 

 

Previous Post

Dhageyso barnaamijka Dhacdooyinka Maanta ee Radio Muqdisho

Next Post

Dhageyso Warka Subax ee Radio Muqdisho

Next Post
Dhageyso Warka Habeennimo Ee Radio Muqdisho

Dhageyso Warka Subax ee Radio Muqdisho

Guddoonka Golaha Wakiillada Galmudug oo la doortay

Guddoonka Golaha Wakiillada Galmudug oo la doortay

October 18, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Xildhibaan Xuseen Maxamed Nuur (Dhegaweyne) ayaa loo doortay Guddoomiyaha Golaha Wakiillada Galmudug, kaddib markii uu helay 79 cod. Sidoo...

Dhismayaal lagu horumarinayo bilicda oo laga xarig jaray Madaxtooyada Qaranka

Dhismayaal lagu horumarinayo bilicda oo laga xarig jaray Madaxtooyada Qaranka

October 18, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Agaasime Kuxigeenka Guud ee Madaxtooyada Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, ahna Kusimaha Agaasimaha Guud Mudane Zakariye Yuusuf Xuseen ayaa xarigga ka...

Xulka Soomaaliya ee ka yar 17-ka sano oo u soo gudbay final-ka tartanka CECAFA

Xulka Soomaaliya ee ka yar 17-ka sano oo u soo gudbay final-ka tartanka CECAFA

October 18, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Xulka qaranka Soomaaliya ee da’doodu ka hooseyso 17-ka sano ayaa u soo baxay finalka CECAFA U17 - AFCON Qualifiers...

Gurmad loo fidiyay dadkii ay daadadku ku saameeyeen Xarardheere

Gurmad loo fidiyay dadkii ay daadadku ku saameeyeen Xarardheere

October 17, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Maamulka Degmada Xarardheere, oo uu ugu horreeyo Guddoomiyaha Degmada, Caseyr Ibrahim Mataan, iyo Ciidamada Xoogga Dalka Soomaaliyeed (XDS), ayaa...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In