Sunday, October 11, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Afrika

Madaxa Golaha Sare ee Dowladda Liibiya oo ugu baaqay dhinacyada hubeysan inay qaadacaan doorashada

Mohamed M Hassan by Mohamed M Hassan
5 years ago
in Afrika, Wararka
0
Madaxa Golaha Sare ee Dowladda Liibiya oo ugu baaqay dhinacyada hubeysan inay qaadacaan doorashada
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Madaxa Golaha Sare ee Dawladda Liibiya, Khaled Al-Mashri, ayaa la kulmay hoggaamiyeyaasha kooxaha hubaysan si uu ugu boorriyo inay diidaan doorashooyinka, sida uu maanta qoray wargeyska Al-Marsad ee ka soo baxa Libya.

Wargeyska oo soo xiganaya ilo xog ogaal ah ayaa sheegay in madaxda ciidamada ay soo saari doonaan bayaan la xiriira mowqifkooda ku aadan doorashada la qorsheeyay in Liibiya ay ka dhacdo 24-ka bishan December ee soo socoto.

Related posts

Ciidanka Xoogga Dalka oo hawlgallo ka wada qaybo ka mid ah gobolka Hiiraan

Ciidanka Xoogga Dalka oo hawlgallo ka wada qaybo ka mid ah gobolka Hiiraan

October 11, 2026
Wasiirka Warfaafinta oo la kulmay Lataliyaha Barnaamijka La-dagaallanka Argagixisada ee Bariga Africa

Wasiirka Warfaafinta oo la kulmay Lataliyaha Barnaamijka La-dagaallanka Argagixisada ee Bariga Africa

October 11, 2026

Sidokale waxa jira Warmurtiyeedka ay soo saareen golaha shacabka Liibiya, kadib markii sida la sheegay ay u arkeen doorashada la qorsheynaayo mid ka hor imaaneyso dastuurka iyo heshiiskii siyaasadeed ee horay loo gaaray.

22 ka mid ah hogaamiyayaasha kooxaha hubeeysan ayaa si wadajir ah u soo saaray bayaan ay ku diiddan yihiin sharciyada doorashada ee ay soo saareen Guddiga doorashada, sida uu baahiyay TV-ga Al-Axraar ee laga leeyahay Liibiya.

Kooxaha hubeeysan ee Liibiya ayaa dalbaday in dib u eegis lagu sameeyo sharuudaha  doorashooyinka, taas oo sida ay sheegeen ay ku adkeeynayaan  in  doorashada wakhtigeeda lagu qabto.

Bayaanka ayaa lagu eedeeyay Guddoomiyaha guddiga doorashada Liibiya, Cimaad Al-Saa’ix , iyo xubnahii Baarlamaanka ee ansixiyay sharciyada Doorashooyinka, taa oo wiiqeysa  xasilloonida dalka.

War saxaafadeedka ayaa sidoo kale loogu baaqay Guddiga doorashada in ay u hoggaansamaan sharciga dalka, sidokalana Siyaasadda ay dhexdhexaad ka noqdaan, si waafaqsan dastuurka iyo heshiiska siyaasadeed ee horay loo gaaray.

Previous Post

Wasiirka Ganacsiga oo furay shir lagu xoojinayo wada-shaqeynta Wasaaradaha Ganacsiga heer Federaal iyo heer Maamul Goboleed “SAWIRRO”

Next Post

Guddoomiyaha Maxkamadda Sare Soomaaliya oo la kulmay dhigiisa Dalka Ruwanda “SAWIRRO”

Next Post
Guddoomiyaha Maxkamadda Sare Soomaaliya oo la kulmay dhigiisa Dalka Ruwanda “SAWIRRO”

Guddoomiyaha Maxkamadda Sare Soomaaliya oo la kulmay dhigiisa Dalka Ruwanda "SAWIRRO"

Ciidanka Xoogga Dalka oo hawlgallo ka wada qaybo ka mid ah gobolka Hiiraan

Ciidanka Xoogga Dalka oo hawlgallo ka wada qaybo ka mid ah gobolka Hiiraan

October 11, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed ayaa howlgallo ballaaran oo ka dhan ahKhawaarijta,ka wada deegaano hoostaga degmada Maxaas ee gobolka Hiiraan....

Wasiirka Warfaafinta oo la kulmay Lataliyaha Barnaamijka La-dagaallanka Argagixisada ee Bariga Africa

Wasiirka Warfaafinta oo la kulmay Lataliyaha Barnaamijka La-dagaallanka Argagixisada ee Bariga Africa

October 11, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Wasiirka Wasaaradda Warfaafinta, Dhaqanka iyo Dalxiiska Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Cabdifataax Qaasim Maxamuud ayaa xafiiskiisa ku qaabilay Mr. Robert...

Wasiirka Caddaaladda XFS oo la kulmay dhiggiisa dalka Turkiga

Wasiirka Caddaaladda XFS oo la kulmay dhiggiisa dalka Turkiga

October 10, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Wasiirka Wasaaradda Caddaaladda iyo Arrimaha Dastuurka Xukuumadda JFS Mudane Xasan Macallin Maxamuud oo Magaalada Istanbuul ee dalka Turkiga u...

Dowladda Soomaaliya oo cambaaraysay weerarka lagu qaaday xarunta korontada ee Masjidka Nabiga (NNKH) ee Magaalada Madiina

DFS oo cambaaraysay weerar lagu qaaday garoomo ku yaalla dalka Sacuudiga

October 10, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya waxay si xooggan u cambaareyneysaa weerarrada ay kooxda Xuutiyiintu ku qaadeen Garoonka Diyaaradaha Caalamiga ah ee...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In