Saturday, September 26, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Keydka Sawirrada

Wasiirka Ganacsiga oo furay shir lagu xoojinayo wada-shaqeynta Wasaaradaha Ganacsiga heer Federaal iyo heer Maamul Goboleed “SAWIRRO”

Mohamed M Hassan by Mohamed M Hassan
5 years ago
in Keydka Sawirrada, Wararka
0
Wasiirka Ganacsiga oo furay shir lagu xoojinayo wada-shaqeynta Wasaaradaha Ganacsiga heer Federaal iyo heer Maamul Goboleed “SAWIRRO”
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Shirka xoojinta iyo iskaashiga Wasaaradaha Ganacsiga iyo Warshadaha heer Federaal iyo heer Maamul Goballeed ee Soomaaliya oo uu maanta furay Wasiirka Ganacsiga iyo Warshadaha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Khaliif Cabdi Cumar ayaa lagu falan-qeeyeeay mashaariicda iyo shaqooyinka socda ee lagu horumarinayo ganacsiga Soomaaliya iyo sidoo kale dedaalada Wasaaradda Ganacsiga iyo Warshadaha heer Federaal ee ay suuqyo ganacsi oo caalami ah ugu raadinayso wax-soo-saarka dalka, shuruucda, siyaasadaha iyo ku biiritaanka urur ganacsiyeedyada gobalka iyo kuwa caalamka.

Wasiirada Ganacsiga ee Maamula Goboleedyada ayaa dhankooda soo dhaweeyay shirkan oo ay ku tilmaameyn mid muhiim ah, waxayna dhinaca kale xuseen inay xoojin doonaan wada shaqeynta si loo horumariyo ganacsiga dalka.

Related posts

Wasiirka Warfaafinta oo ka qaybgalay kulan soo dhaweyn ah oo Madaxweynaha Ruushku kasoo qayb galay

Wasiirka Warfaafinta oo ka qaybgalay kulan soo dhaweyn ah oo Madaxweynaha Ruushku kasoo qayb galay

September 26, 2026
Guddoomiyaha Golaha Shacabka ahna ku-simaha Madaxweynaha oo soo xiray tartanka kubadda kolayga ee General Daa’uud

Guddoomiyaha Golaha Shacabka ahna ku-simaha Madaxweynaha oo soo xiray tartanka kubadda kolayga ee General Daa’uud

September 26, 2026

Shirkan oo socon doona muddo laba maalmood ah, waxaana sidoo kale ka soo qeyb-galay Agaasimaha Guud ee Wasaaradda Mudane Cabdicasiis Ibraahim Aadan, mas’uuliyiin ka socda Wasaaradda Ganacsiga ee heer Federaal, Wasiirada iyo Agaasimeyaasha guud ee Wasaaradaha Ganacsiga Dawlad Goballeedyada Jubbaland, Galmudug, Hirshabeelle iyo Koonfurgalbeed.

Previous Post

Ra’iisul Wasaare Rooble oo ka qeyb galay munaasabad lagu daah furayay bixinta Ruqsadaha Duulimaadyada “SAWIRRO”

Next Post

Madaxa Golaha Sare ee Dowladda Liibiya oo ugu baaqay dhinacyada hubeysan inay qaadacaan doorashada

Next Post
Madaxa Golaha Sare ee Dowladda Liibiya oo ugu baaqay dhinacyada hubeysan inay qaadacaan doorashada

Madaxa Golaha Sare ee Dowladda Liibiya oo ugu baaqay dhinacyada hubeysan inay qaadacaan doorashada

Wasiirka Warfaafinta oo ka qaybgalay kulan soo dhaweyn ah oo Madaxweynaha Ruushku kasoo qayb galay

Wasiirka Warfaafinta oo ka qaybgalay kulan soo dhaweyn ah oo Madaxweynaha Ruushku kasoo qayb galay

September 26, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Wasiirka Wasaaradda Warfaafinta, Dhaqanka iyo Dalxiiska Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Cabdifataax Qaasim Maxamuud ayaa xalay ka qaybgalay kulan soo...

Guddoomiyaha Golaha Shacabka ahna ku-simaha Madaxweynaha oo soo xiray tartanka kubadda kolayga ee General Daa’uud

Guddoomiyaha Golaha Shacabka ahna ku-simaha Madaxweynaha oo soo xiray tartanka kubadda kolayga ee General Daa’uud

September 26, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Guddoomiyaha Golaha Shacabka ee Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya, Ahna ku-simaha Madaxweynaha Jamhuuriyadda, Mudane Cabdulqaadir Maxamed Nuur (Jaamac), ayaa garoonka kubadda...

Soomaaliya oo ka qaybgashay Madasha Caalamiga ah ee Dhaqamada Midoobay

Soomaaliya oo ka qaybgashay Madasha Caalamiga ah ee Dhaqamada Midoobay

September 26, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Wasiirka Wasaaradda Warfaafinta, Dhaqanka iyo Dalxiiska Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Cabdifataax Qaasim Maxamuud ayaa maanta ka qaybgalay maalinta labaad...

SoDMA & WFP oo kala saxiixday heshiis lagu xoojinayo u diyaar garowga Musiibooyinka

SoDMA & WFP oo kala saxiixday heshiis lagu xoojinayo u diyaar garowga Musiibooyinka

September 24, 2026
0

Guddoomiyaha Hay’adda Maareynta Musiibooyinka Soomaaliyeed (SoDMA), Mudane Maxamuud Macallin Cabdulle, iyo Madaxa Hay’adda Cunnada Adduunka ee Qaramada Midoobay (WFP) Soomaaliya,...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In