Saturday, October 3, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Madaxa xafiiska Ganacsiga Safaaradda Soomaaliya ee Turkiga oo ka shaqeynaya horumarinta ganacsiga dalka

Mohamed M Hassan by Mohamed M Hassan
10 years ago
in Wararka
0
Madaxa xafiiska Ganacsiga Safaaradda Soomaaliya ee Turkiga oo ka shaqeynaya horumarinta ganacsiga dalka
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Xoghayaha Guud ee Ruugta Ganacsiga Turkiga Cumar Bal iyo Madaxa Xafiiska Ganacsiga u qaabilsan Safaaradda Soomaaliya ee Dalka Turkiga ayaa kulan ku saabsan horumarinta ganacsiga ku yeeshay Xarunta Dhexe ee rugta Ganacsiga ee Istanbul.

Kulanka ayaa labada Mas’uul waxa ay uga wada hadleen horumarinta xariirka Ganacsiga ee labada Dowladood Soomaliya iyo Turkiga iyo in la xoojiyo wada shaqeynta ka dhaxeysa labada Rug ee Ganacsiga Soomaaliya iyo Turkiga.

Related posts

Madaxweyne Xasan Sheekh oo ka qeybgalaya Madasha Al-Calamayn Forum

Madaxweyne Xasan Sheekh oo ka qeybgalaya Madasha Al-Calamayn Forum

October 2, 2026
Wasaaradda Gaadiidka Badda Galmudug oo Hawlgal Kormeer iyo Ilaalin Badeed ka Samaysay Biyaha Galmudug

Wasaaradda Gaadiidka Badda Galmudug oo Hawlgal Kormeer iyo Ilaalin Badeed ka Samaysay Biyaha Galmudug

October 2, 2026

Kulanka waxaa kaloo looga  hadalay in labada Rug ay gacan ka geystaan sidii ganacatada Turkiga iyo Soomaaliya Ay si balaaran isugu gudbaan oo la is dhaafsado badeecadda.

Madaxa Xafiiska Ganacsiga u qaabilsan Safaaradda Soomaliya ee Dalka Turkiga Yuusuf Axmed Xasan ayaa uga warbixyay fursadaha ganacsi ee dalka ka jirta, isagoo xusay in Soomaliya ay ku wanaagsantahay waqtigaan in maalgashi dhankasta leh lagu sameysan karo, ayna ka qeyb qaaataan dib u dhiska Carwadii hore ee dowladda Soomaaliya.

Dhinaca Kale  xoghayaha Guud ee Ruugta ganacsiga Turkiga Mudane Cumar Bal ayaa waxa uu soo dhaweyay  hadalkii uu u jeediyay Madaxa Xfiiska Ganacsiga Soomaaliya, waxaana uu balan qaaday Xoghayaha Guud ee Ruugta Ganacsiga Turkiga inay si dhaw ula shaqayn doonaan Dowladda ay Walaalaha yihiin ee Soomaliya .

Gabagabadii kulanka ayaa waxa uu ku soo dhamaaday is afgarad labada dhinac ah.

Previous Post

Akadeemiyada Jen. Kaahiye oo lagu qabtay kulankii Khamiislaha ee ciidanka booliiska+Sawirro

Next Post

Jaaliyadda Soomaaliyeed ee Pretoria oo lacago ugu deeqay guddiga gurmadka abaaraha

Next Post
Kulan Looga Hadlay Amniga Iyo Abaaraha Oo ka Dhacay Muqdisho

Jaaliyadda Soomaaliyeed ee Pretoria oo lacago ugu deeqay guddiga gurmadka abaaraha

Madaxweyne Xasan Sheekh oo ka qeybgalaya Madasha Al-Calamayn Forum

Madaxweyne Xasan Sheekh oo ka qeybgalaya Madasha Al-Calamayn Forum

October 2, 2026
0

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud iyo wafdi ballaaran ayaa gaaray magaalada Al-Calamayn ee Jamhuuriyadda Carabta ee Masar....

Wasaaradda Gaadiidka Badda Galmudug oo Hawlgal Kormeer iyo Ilaalin Badeed ka Samaysay Biyaha Galmudug

Wasaaradda Gaadiidka Badda Galmudug oo Hawlgal Kormeer iyo Ilaalin Badeed ka Samaysay Biyaha Galmudug

October 2, 2026
0

Wasaaradda Dekedaha iyo Gaadiidka Badda Dowladda Galmudug, oo kaashanaysa Ciidanka Difaaca Badda iyo Ilaalada Xeebaha Soomaaliya, ayaa hawlgal kormeer iyo...

Danjiraha dalka Austria oo Booqasho ku timid xarunta Safaaradda Soomaaliya

Danjiraha dalka Austria oo Booqasho ku timid xarunta Safaaradda Soomaaliya

October 1, 2026
0

Danjiraha Jamhuuriyadda Austria u qaabilsan Kenya una magacaaban dalka Soomaaliya, Marwa Dr. Simone Knapp, ayaa booqasho ku timid Xarunta Safaaradda...

Guddoomiyaha Golaha Shacabka BJFS iyo wafdi uu hoggaaminayo oo gaaray Tanzania

Guddoomiyaha Golaha Shacabka BJFS iyo wafdi uu hoggaaminayo oo gaaray Tanzania

October 1, 2026
0

Guddoomiyaha Golaha Shacabka ee Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya Mudane Cabdulqaadir Maxamed Nuur (Jaamac) iyo wafdi uu hogaaminayo ayaa gaaray Magaalada Arusha...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In