Wednesday, April 1, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Madaxda dowlad goboleedka Koonfurgalbeed oo ka tacsiyadeeyay labo malaaq oo ku dhintay qaraxii maanta

Mohamed M Hassan by Mohamed M Hassan
9 years ago
in Wararka
0
Howlgalkii Hotel Dayax oo la soo gabo gabeeyay “SAWIRRO”
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Madaxda dowlad Goboleedka Koonfurgalbeed ee Soomaaliya ayaa ka tacsiyadeeyay intii ku dhimatay weerarkii maleeshiyada Al-Shabaab ay ku qaadeen hotelka Dayax ee magaalada Muqdisho, iyagoo si gaar ah tacsi ugu diray ehelada labo malaaq oo weerarka ku dhintay.

Wasiirka Warfaafinta ee Koonfurgalbeed Soomaaliya Ugaas Xasan Cabdi oo la hadlay Radio Muqdisho ayaa sheegay in weerarka argagixisada Al-Shabaab ku qaadeen ay Hotel Dayax ay ku dhinteen duubad ka mid ah duubabka ka soo jeeda Koonfurgalbeed, kuwaasi oo deganaa nawaaxiga Hotelka.

Related posts

Duqa Muqdisho oo xarigga ka jaray Waddada Sheekh Cali Suufi

Duqa Muqdisho oo xarigga ka jaray Waddada Sheekh Cali Suufi

April 1, 2026
Guddoomiyaha G/Shacabka BJFS oo la kulmay Saraakiishii isku furay Muqdisho iyo Baydhabo

Guddoomiyaha G/Shacabka BJFS oo la kulmay Saraakiishii isku furay Muqdisho iyo Baydhabo

April 1, 2026

“Malaaq Malabow Malaaq Isxaaq Xasan Keyrow iyo Malaaq Cabdirashiid Sheekh Casalaan ayaa ku dhinta weerarkii saaka, Allaha u naxariisto, waxaa kaloo dhaawacyo ay ka soo gaareen salaadiin kale oo gaareysa ilaa iyo saddex, kuwaasi oo iminka lagu dabiibayo mid ka mid ah isbitaalada magaalada Muqdisho” ayuu yiri Wasiirka Warfaafinta Koonfurgalbeed ee Soomaaliya.

Ugaas Xasan Cabdi Wasiirka Warfaafinta ee Koonfurgalbeed ayaa guud ahaan shacabka Soomaaliyeed uga tacsiyadeeyay dadkii ay waxyeelada ka soo gaartay, isagoo kuwa ku dhaawacmay Alle uga baryay in uu bogsiiyo.

 

Previous Post

Howlgalkii Hotel Dayax oo la soo gabo gabeeyay “SAWIRRO”

Next Post

Wasiirka amniga “Toban ayaa ku dhimatay 51 kalena waa ay ku dhaawacmeen weerarkii Hotel Dayax”

Next Post

Wasiirka amniga "Toban ayaa ku dhimatay 51 kalena waa ay ku dhaawacmeen weerarkii Hotel Dayax"

Duqa Muqdisho oo xarigga ka jaray Waddada Sheekh Cali Suufi

Duqa Muqdisho oo xarigga ka jaray Waddada Sheekh Cali Suufi

April 1, 2026
0

Guddoomiyaha Gobolka Banaadir ahna Duqa Muqdisho, Mudane Xasan Maxamed Xuseen (Muungaab), ayaa si rasmi ah xarigga uga jaray Waddada Sheekh...

Guddoomiyaha G/Shacabka BJFS oo la kulmay Saraakiishii isku furay Muqdisho iyo Baydhabo

Guddoomiyaha G/Shacabka BJFS oo la kulmay Saraakiishii isku furay Muqdisho iyo Baydhabo

April 1, 2026
0

Guddoomiyaha Golaha Shacabka ee Baarlamaanka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Sheekh Aadan Maxamed Nuur (Madoobe), ayaa kulan muhiim ah xarunta Madaxtooyada...

NISA oo gacanta ku dhigtay xubno u hoggaansamay baadda Khawaarijta

Ciidanka Hay’adda NISA oo howlgalo qorsheysan ka fuliyay Shabeellooyinka

March 31, 2026
0

Ciidanka Hay’adda Sirdoonka iyo Nabadsugidda Qaranka (NISA), oo kaashanaya saaxiibada caalamka, ayaa fuliyay howlgallo qorsheysan oo lagu burburiyay xarumo ay...

Xukka Qaranka Soomaaliya oo guul muhiih ah gaaray

Xukka Qaranka Soomaaliya oo guul muhiih ah gaaray

March 31, 2026
0

Xulka Qaranka Soomaaliya ee kubadda cagta ayaa gaaray guul taariikhi ah kaddib ciyaar adag oo ay la yeesheen dhiggooda Mauritius,...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In