Saturday, May 16, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Wasiirka amniga “Toban ayaa ku dhimatay 51 kalena waa ay ku dhaawacmeen weerarkii Hotel Dayax”

Mohamed M Hassan by Mohamed M Hassan
9 years ago
in Wararka
0
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Wasiirka amniga ee Xukuumadda Soomaaliya Mudane Cabdirisaaq Cumar Maxamed ayaa sheegay in weerarkii maanta ay ku dhinteen 10 qof halka ay ku dhaawacmeen 51 qof.

Wasiirka oo saxaafadda kula hadlayay Hotelka Dayax ayaa sheegay in maleeshiyadii weerarka soo qaaday ay gaareysay ilaa iyo afar, kuwaasi oo uu xusay inay toogteen ciidamada amniga, inti ay ku guda jireen howlgalkii Hotelka looga xoreynayay.

Related posts

Howlgal jab xooggan lagu gaarsiiyay khawaarijta oo ka dhacay Gobolka Hiiraan

Howlgal jab xooggan lagu gaarsiiyay khawaarijta oo ka dhacay Gobolka Hiiraan

May 16, 2026
Madaxweyne Xasan Sheekh oo xarig jaray dhismaha cusub ee Wasaaradda Dhalinyarada iyo Ciyaaraha XFS

Madaxweyne Xasan Sheekh oo xarig jaray dhismaha cusub ee Wasaaradda Dhalinyarada iyo Ciyaaraha XFS

May 16, 2026

Mudane Cabdirisaaq ayaa shacabka Soomaaliyeed ugu tacsiyadeeyay dadkii ku dhinta weerarka argagaxa leh ee ay Shabaabku ka fuliyeen Hotelka Dayax, waxaana uu Alle uga baryay intii ku dhaawacantay in uu bogsiiyo.

Wasiirka amniga ayaa bogaadiyay ciidamada ammaanka oo soo afjaray howlgallo saacado qaatay, kaasi oo lagu ciribtirayay maleeshiyaadkii weerarka ku soo qaaday Hotelka Dayax ee magaalada Muqdisho.

weerarka ayaa sidoo kale waxaa ku dhaawacmay suxufiyiin kuwaasi oo ku guda jiray sidii ay bulshada ugu tebin lahaayeen xaqiiqda dhacdada, waxaana ay la kulmeen qaraxa labaad ee ka dhacay dhanka laamiga.

Previous Post

Madaxda dowlad goboleedka Koonfurgalbeed oo ka tacsiyadeeyay labo malaaq oo ku dhintay qaraxii maanta

Next Post

Xildhibaan Cabdiqaadir Kheyraat oo ku baaqay in loo gurmado dadka ay abaartu saameysay

Next Post
Xildhibaan Cabdiqaadir Kheyraat oo ku baaqay in loo gurmado dadka ay abaartu saameysay

Xildhibaan Cabdiqaadir Kheyraat oo ku baaqay in loo gurmado dadka ay abaartu saameysay

Howlgal jab xooggan lagu gaarsiiyay khawaarijta oo ka dhacay Gobolka Hiiraan

Howlgal jab xooggan lagu gaarsiiyay khawaarijta oo ka dhacay Gobolka Hiiraan

May 16, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Ciidanka Hay’adda Sirdoonka iyo Nabadsugidda Qaranka (NISA), oo kaashanaya saaxiibada caalamka, ayaa howlgallo qorsheysan oo dhaawac halis ah lagu...

Madaxweyne Xasan Sheekh oo xarig jaray dhismaha cusub ee Wasaaradda Dhalinyarada iyo Ciyaaraha XFS

Madaxweyne Xasan Sheekh oo xarig jaray dhismaha cusub ee Wasaaradda Dhalinyarada iyo Ciyaaraha XFS

May 16, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa xarigga ka jaray dhismaha cusub ee Xarunta Dhexe ee Wasaaradda...

Dowladda Federaalka Soomaaliya oo Caddeysay in Dalka ay ka Dhacayso Doorasho Qof iyo Cod ah

Dowladda Federaalka Soomaaliya oo Caddeysay in Dalka ay ka Dhacayso Doorasho Qof iyo Cod ah

May 16, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Dawladda Federaalka ah ee Soomaaliya iyada oo fulinaysa waajibaadka dastuuriga ah ee ka saaran dhaqan-galinta doorasho Qof iyo cod...

Taliyaha CXDS oo lagu soo dhaweeyay Dhuusamareeb

Taliyaha CXDS oo lagu soo dhaweeyay Dhuusamareeb

May 14, 2026
0

Taliyaha Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed, Sareeyo Guuto Ibraahim Maxamed Maxamuud, ayaa gaaray magaalada Dhuusamareeb. Wafdiga uu hoggaaminayo Taliyaha Ciidanka XDS...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In