Wednesday, April 1, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Madaxda Dowladda Federaalka Oo Loogu Baaqay Wax Ka Qabashada Baahiyaha Ka Jirta Jaamacadda Ummadda Faraceeda Galmudug “SAWIRRO”

Mohamed M Hassan by Mohamed M Hassan
6 years ago
in Wararka
0
Madaxda Dowladda Federaalka Oo Loogu Baaqay Wax Ka Qabashada Baahiyaha Ka Jirta Jaamacadda Ummadda Faraceeda Galmudug “SAWIRRO”
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Kulankan ay soo qaban qaabiyeen maamulka Jamacadda Ummadda faraceeda Galmudug ayaa looga hadlay baahiyo wali ka taagan dhanka Horumarinta ee Faraca Jaamacadda ay ku leedahay Galmudug iyo waxa ka qabsoomay balanqaadyo horay ay ugu sameeyeen Jaamacadda madaxda dalka.

Waxaa sidoo kale intii uu socday kulanka loogu hambalyeeyay Dufcadii 1-aad ee ka qalanjabisa Jaamacadda Ummadda Faraceeda Galmudug, kuwaas oo dhamaystay kuliyadaha Dhaqaalaha iyo Culuumta Caafimaadka.

Related posts

NISA oo gacanta ku dhigtay xubno u hoggaansamay baadda Khawaarijta

Ciidanka Hay’adda NISA oo howlgalo qorsheysan ka fuliyay Shabeellooyinka

March 31, 2026
Xukka Qaranka Soomaaliya oo guul muhiih ah gaaray

Xukka Qaranka Soomaaliya oo guul muhiih ah gaaray

March 31, 2026

Agaasimaha Jaamacadda Ummadda faraceeda Galmudug Maxamuud Maxamed Cali Dirir ayaa baaq u diray dowladda Federaalka inay dhameystiraan baahiyaha ka jirta Jaamacadda Ummadda faraceeda Galmudug, si ay u fuliyaan balanqaadyadii ay kal hore sameeyeen Madaxda dowladda.

Muuse Maxamed Axmed (Muuse Inji) iyo Xubno ka tiran Guddiga waalidiinta oo qayb ka ahaa kulanka ayaa dhankooda ka hadlay oo sheegay inay aad ugu faraxsanyihiin ardayda ka qalin badalaneysa heerka koowaad ee Jaamacadda.

Wasiirka Wasaaradda Arimaha Gudaha Faderaalka iyo Dibuheshisiinta Galmudug mudane Cabdi Maxamed Jaamac (Cabdi Waayeel) ayaa ugu hambalyeeyay Maamulka iyo Barayaasha Jaamacadda Horumarinta ay ku wadaan Jaamacadda,  waxaana uu gabagabadii baaq u diray madaxda Dowladda Federaalka Soomaaliya oo ku aadan in maamulka Jaamacadda Ummadda laga haqabtiro baahiyaha ay sheeganayaan.

Previous Post

Madaxweynaha Jubbaland oo guul taariikhi ah ku tilmaamay ansixinta heshiiska doorashooyinka dalka

Next Post

Shirka Wadajirka Ee Amniga Gobolka Mudug Oo Lagu Heshiiyay In La Xoojiyo Wada Shaqeynta Labada Dhinac “SAWIRRO”

Next Post
Shirka Wadajirka Ee Amniga Gobolka Mudug Oo Lagu Heshiiyay In La Xoojiyo Wada Shaqeynta Labada Dhinac “SAWIRRO”

Shirka Wadajirka Ee Amniga Gobolka Mudug Oo Lagu Heshiiyay In La Xoojiyo Wada Shaqeynta Labada Dhinac “SAWIRRO”

NISA oo gacanta ku dhigtay xubno u hoggaansamay baadda Khawaarijta

Ciidanka Hay’adda NISA oo howlgalo qorsheysan ka fuliyay Shabeellooyinka

March 31, 2026
0

Ciidanka Hay’adda Sirdoonka iyo Nabadsugidda Qaranka (NISA), oo kaashanaya saaxiibada caalamka, ayaa fuliyay howlgallo qorsheysan oo lagu burburiyay xarumo ay...

Xukka Qaranka Soomaaliya oo guul muhiih ah gaaray

Xukka Qaranka Soomaaliya oo guul muhiih ah gaaray

March 31, 2026
0

Xulka Qaranka Soomaaliya ee kubadda cagta ayaa gaaray guul taariikhi ah kaddib ciyaar adag oo ay la yeesheen dhiggooda Mauritius,...

Guddiga Wadajirka ah ee hagaya fulinta Qorshaha u Diyaargarowga Dhibaatooyinka Sugnaanta Cunnada oo kulan yeeshay

Guddiga Wadajirka ah ee hagaya fulinta Qorshaha u Diyaargarowga Dhibaatooyinka Sugnaanta Cunnada oo kulan yeeshay

March 31, 2026
0

Waxaa maanta xarunta Hay’adda Maareynta Musiibooyinka Qaranka (SoDMA) lagu qabtay kulankii ugu horreeyay ee Guddiga Wadajirka ah ee hagaya fulinta...

Guddiga Madaxa-bannaan ee Xuquuqul Insaanka Qaranka oo shir uga qeybgalay Geneva

Guddiga Madaxa-bannaan ee Xuquuqul Insaanka Qaranka oo shir uga qeybgalay Geneva

March 31, 2026
0

Guddoomiyaha Guddiga Madaxa-bannaan ee Xuquuqul Insaanka Qaranka, Dr. Maryan Qaasim, iyo wafdigeeda ayaa ka qayb galay shirka Golaha Guud ee...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In