Wednesday, July 29, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Madaxda Hay’adda SoDMA oo kulan wacyigelin ah la qaatay guddi Kalluumeysato ah

Mohamed M Hassan by Mohamed M Hassan
2 years ago
in Wararka
0
Madaxda Hay’adda SoDMA oo kulan wacyigelin ah la qaatay guddi Kalluumeysato ah
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Guddoomiyaha Hay’adda Maareynta Musiibooyinka Soomaaliyeed, Mudane Maxamuud Macalin Cabdulle oo uu wehliyo la-taliyaha dhanka ka hor-tagga leexsashada gargaarka Mudane Cabdulqaadir Shariif Sheekhuna iyo Kaaliyaha Guddoomiyaha ee Hay’addaha Carabta iyo Islaamka mudane Cabdiraxman Xuseen (Waxiid ayaa kulan wargalin iyo wacyigalin ah la qaatay Guddiga Iskaashatada Kalluumeysiga ee Dan-kulmis.

Guddoomiyaha ayaa Iskaashatada la wadaagay waajibaadka hay’adda ka saaran badbaadinta nafta iyo hantida shacabka, isagoo warbixin buuxda ka siiyay halista duufaanta la saadaalinayo ee Laly, isla-markaana ku boorriyay in maalmaha soo aaddan la hakiyo doomaha badda galaya, lana wacyigaliyo kuwa doonaya in ay ku safraan, si looga hor-tago khaaaaro laga baaqsan karo.

Related posts

Danjire Jibriil oo xarunta Safaaradda ku qaabilay Dr. Ezekiel Mutua

Danjire Jibriil oo xarunta Safaaradda ku qaabilay Dr. Ezekiel Mutua

July 28, 2026
Dowladaha Soomaaliya iyo Angola oo Xoojinaya Xiriirka Diblomaasiyadeed ee Labada Dal

Dowladaha Soomaaliya iyo Angola oo Xoojinaya Xiriirka Diblomaasiyadeed ee Labada Dal

July 28, 2026

Guddiga Iskaashatada ayaa soo bandhigay baahiyaha ku gadaaman Kulluumeysatada, iyaga oo codsaday qacan qabad iyo gargaar dowladeed, Guddoomiyaha ayaana u ballanqaaday in Hay’adda SoDMA diyaarinayso raashin ku filan qoysaska ku tiirsan jillaabashada ee aysan u suura-gali doonin maalmahaan duufaanta Laly awgeed.

Previous Post

Wasiirka Arrimaha Dibadda Soomaaliya oo qaabilay Safiirka Yemen ee dalkeenna

Next Post

Wasiir Fiqi oo soo bandhigay nidaam cusub oo sare loogu qaadayo wax-qabadka Wasaaradda

Next Post
Wasiir Fiqi oo soo bandhigay nidaam cusub oo sare loogu qaadayo wax-qabadka Wasaaradda

Wasiir Fiqi oo soo bandhigay nidaam cusub oo sare loogu qaadayo wax-qabadka Wasaaradda

Danjire Jibriil oo xarunta Safaaradda ku qaabilay Dr. Ezekiel Mutua

Danjire Jibriil oo xarunta Safaaradda ku qaabilay Dr. Ezekiel Mutua

July 28, 2026
0

Danjiraha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya ee Dalka Kenya, Danjire Jabriil Ibraahim Cabdulle, oo uu wehliyo Safiir Ku-xigeenka Safaaradda, Mudane Mukhtaar Mahad...

Dowladaha Soomaaliya iyo Angola oo Xoojinaya Xiriirka Diblomaasiyadeed ee Labada Dal

Dowladaha Soomaaliya iyo Angola oo Xoojinaya Xiriirka Diblomaasiyadeed ee Labada Dal

July 28, 2026
0

Wasiirka Wasaaradda Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga ee Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Cabdisalaam Cabdi Cali ayaa kulan laba geesood ah...

Soomaaliya iyo Rwanda oo Xoojinaya Xiriirka  Diblomaasiyadda

Soomaaliya iyo Rwanda oo Xoojinaya Xiriirka Diblomaasiyadda

July 28, 2026
0

Wasiirka Wasaaradda Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga ah ee Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Cabdisalaam Cali, ayaa kulan laba geesood ah...

Wasiirka Arrimaha Dibadda JFS oo Wadahadal dhanka Taleefanka la Yeeshay Dhiggiisa Dalka Urdun

Wasiirka Arrimaha Dibadda JFS oo Wadahadal dhanka Taleefanka la Yeeshay Dhiggiisa Dalka Urdun

July 28, 2026
0

Wasiirka Wasaaradda Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga ah ee Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Cabdisalaam Cali, ayaa maanta wadahadal dhinaca taleefanka...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In