Saturday, October 3, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Madaxda Maamul Goboleedyada Dalka oo Muqdisho soo gaaray Maanta.DAAWO.

Abdirahman Gacaltooyo by Abdirahman Gacaltooyo
12 years ago
in Wararka
0
Madaxweynayaasha Maamulada Puntland, Koonfurgalbeed iyo Jubba oo caasimadda ku soo fool leh
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Madaxweynayaasha Maamul Goboleedyada Dalka ka jira ayaa Maanta waxaa ay soo Gaareen magaalada Muqdisho iyadoo si Diiran ay Air borka Aadan Cadde ugu soo dhaweeyeen Wasiiro Xildhibaano iyo Marti sharaf kale.

Madaxweynaha Maamulka KMG ah Ee Jubaland Axmed Maxamed Islaam {Madoobe} oo Saxaafada kula hadlay Garoonka Adan cadde ayaa waxaa uu sheegay in Socdaalkoodu uu la xiriiro kulamo ay la yeeelanayaan Madaxda Qaranka iyadoo laga wada hadlayo Xaalada Dalka iyo sidii Dowladda Dhexe iyo Dowlad Goboleedyada Dalka ka jira ay wada shaqeyn dhaw u yeelan lahaayeen loogana wada shaqeyn lahaa Hiigsiga 2016 ka.

Related posts

Xukunka Askari saaxiibkiis u dilay caro uu ka qaaday Turub ay wada ciyaarayeen

Xukunka Askari saaxiibkiis u dilay caro uu ka qaaday Turub ay wada ciyaarayeen

October 3, 2026
Madaxweyne Xasan Sheekh oo la kulmay dhiggiisa dalka Masar

Madaxweyne Xasan Sheekh oo la kulmay dhiggiisa dalka Masar

October 3, 2026

Sidoo Kale Madaxweynaha Maamul Goboleedka Puntland Cabdi wali Maxamed Cali Gaas oo isaguna Saxaafada kula hadlay Garoonka Markii uu soo Degay ayaa waxaa uu sheegay in Ujeedka ugu weyn Ee uu u yimid ay tahay in Dowladda Dhexe Madaxdeeda ay ka wada hadlaan Hormarka Dalku hiigsanayo iyo warbixin kala qaadasho labada dhinac.

Dhawaan ayaa lagu wadaa in Caasimada lagu qabto Shir ay yeelanayaan Madaxda Qaranka iyo Madaxda Maamul Goboleedyada kaas oo Muhiimadiisa ugu weyn ay tahay wada tashi Madaxweynaha Koofur Galbeed Shariif Xasan Sheikh Aadan ayaa Isagu shalay soo Gaaray Magaalada Muqdisho.

Previous Post

Hooyo Soomaaliyeed oo Sadax wiil oo mataano ah ku umushay Isbitaal Muqdisho ku yaala.DAAWO.

Next Post

“DAAWO”Mudanayaasha Baarlamaanka oo ka dooday Caqabadaha haysta Xawaaladaha Soomaaliyeed Ee Mareykanka

Next Post
Xildhibaanada Haweenka ah ee baarlamaanka oo la kulmay Ururada Haweenka

"DAAWO"Mudanayaasha Baarlamaanka oo ka dooday Caqabadaha haysta Xawaaladaha Soomaaliyeed Ee Mareykanka

Xukunka Askari saaxiibkiis u dilay caro uu ka qaaday Turub ay wada ciyaarayeen

Xukunka Askari saaxiibkiis u dilay caro uu ka qaaday Turub ay wada ciyaarayeen

October 3, 2026
0

Eedeysane Dable Booliska Nuur Ibraahim Sahal, ayaa lagu soo eedeyay dembiga ah dil kas ah oo uu u geeystay Marxuum...

Madaxweyne Xasan Sheekh oo la kulmay dhiggiisa dalka Masar

Madaxweyne Xasan Sheekh oo la kulmay dhiggiisa dalka Masar

October 3, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud, ayaa kulan doceed la qaatay Madaxweynaha Jamhuuriyadda Carabta ee Masar, Mudane...

Dowladda Soomaaliya oo cambaaraysay weerarka lagu qaaday xarunta korontada ee Masjidka Nabiga (NNKH) ee Magaalada Madiina

Dowladda Soomaaliya oo cambaaraysay weerarka lagu qaaday xarunta korontada ee Masjidka Nabiga (NNKH) ee Magaalada Madiina

October 3, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Wasaaradda Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga ah ee JFS waxay si adag u cambaareyneysaa weerarka lagu qaaday xarun koronto...

Guddoomiyaha Golaha Shacabka oo kulan la qaatay dhiggiisa dalka Kenya

Guddoomiyaha Golaha Shacabka oo kulan la qaatay dhiggiisa dalka Kenya

October 3, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Guddoomiyaha Golaha Shacabka ee Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya Mudane Cabdulqaadir Maxamed Nuur (Jaamac) ayaa Magaalada Arusha ee Dalka Tanzania kulan...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In